Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Agabyo waxbarasho oo loo diray iskuuladii ay duufaantu...

Garowe(pp) Wasaarada waxbarashada dowladda Puntland ayaa maanta saddax gaari oo agabyo waxbarasho sida u kala dirtay iskuuladii ay saamaynta kasoo gaartay duufaantii todobaadkii hore ka dhacday...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Xanuuno ka dilaacay deegaanadii duufanta ku dhufatay iyo W/Caafimaadka...

Garowe(pp) Qaar ka mid ah deegaanadii ay duufaantu ku dhufatay todobaadkii hore ayaa laga soo sheegayaa inay ka dilaaceen xanuuno kala duwan oo saameeyay qoysaska iyo duunyadda yar ee u...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dongorayo:Wasaaradda Xanaanada xoolaha Pl oo dawaynaysa xoolihii ku...

Dongorayo(pp) Wasaaradaha Xanaanada xoolaha,caafimaadka iyo deegaanka ayaa wada qorshe ballaaran oo looga hortagayo saamaynta ay gaysatay duufaantii dhowaan ka dhacday qaar ka mid ah gobaladda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jigjiga: Madaxweyne Cabdi M. Cumar oo si rasmiya xariga uga jaray Taaladii...

Jigjiga: (pp)- Waxaa maalinkii Shalay  dib loo wada Xasuustay Taariikhdii iyo Halgankii aan Duugoobayn waligii ee Sayid Maxamed Cabdule Xasan Ka dib  markii Xadhiga si rasmi ah uu uga Jaray...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Ded deg Madaxwaynihii hore ee Pl iyo Burhaan Muuse Boqor oo Garowe yimi

Garowe(pp) Madaxwaynihii hore ee Dowladda Puntland Gen.Maxamuud Muuse Xirsi(Cadde) iyo ku simaha Boqorka.Burhaan Muuse Boqor ayaa maanta yimi magalada Garowe xarunta dowladda Puntland. Gen.Cadde Muuse...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdisho:Xildhibaanada baarlamanka oo loo qaybiyay mooshinkii ka dhanka ahaa...

Muqdisho(pp) Mooshinkii ka dhanka ahaa Ra’iisulwasaraha Somalia Cabdi Faarax Shirdoon ayaa maanta loo qaybiyay fadhiga baarlamaanka,iyadoona warqadaasi kalsooni kala noqoshada Saacid ay saxiixeen sida...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Beledweyne:Ciidanka Dowladda oo dilay lix nin oo alshabab ka tirsan

Beledweyne(pp) Ciidanka Dowladda Somalia iyo kuwo AMISOM ee ka socda Dalka Jabuuti ayaa dilay lix nin oo alshabab ka tirsan isla markasna baad ka qaadi jiray dadka reer miyiga ah ee degan galbeedka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdisho:Xildhibaan Saado Cali Warsame oo ka war bixisay Mooshinka laga...

Muqdisho(pp) Iyadoo maanta fadhiga baarlamanka Somalia la hor keenay mooshin la sheegay inay ka keenen xukumadda Somalia 168-mudane,ayaa waxaa soo baxaya durba in la isku khilaafsan yahay mooshinkaasi...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Madaxwaynaha PL oo soo saaray digreeto ku saabsan soo xulista baarlamanka

Garowe(pp) Digreeto caawa naga soo gaartay xafiiska madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Farole ayaa lagu sharaxay iyadoo lasoo xiganayo dastuurka Puntland habka loosoo xulayo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shir Garowe ka dhacay oo lagu go’aamiyay in 10.000 oo neef qoysaska cayroobay...

Garowe(pp) Waxaa maanta hoolka shirarka xarunta Gobalka lagu qabtay shir looga hadlayay sidii dadka degan Gobalka Nugaal ay uga qayb gali lahaayeen gurmadka loogu jiro xoolaynta qoysaska ku cayroobay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Gudoomiyaha Nugaal oo digniin adag u jeediyay musharaxiinta xilka...

Garowe(pp) Gudoomiyaha Gobalka Nugaal Cabdi Xirsi Cali Qarjab ayaa ka digay in shacabka si qaldan wax loogu sheego oo laga aamin siiyo in Garowe iyo Puntland aysan ka dhici karin doorasho. Waxa uu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

NO: 50:Shir looga arrinsanayo aayaha G/shabellada hoose oo lagu qabtay...

NO: 50(pp)  Odayaasha iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ku nool Gobalka Shabellada hoose ayaa maanta shir ay uga arinsanayaan xaalada iyo aayaha danbe ee Gobalka waxay ku qabsadeen deegaanka NO: 50 oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdisho:DFS oo lagu eedeeyay wax ka qabasho la’aanta xaalada murugsan ee...

Muqdisho(pp) Waxaa qaylo dhaan laga muujiyay xaalada ay ku sugan yihiin kumanaan kun oo qoys oo ka dhiban daafaha iyo gudaha Degmada Jowhar oo ay saamayn xoogan ku yeelatau fatahaada uu sameeyay wabiga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdisho:Dalalka Deeqaha bixiya oo Madaxwaynaha DF wax ka waydiiyay...

Muqdisho(pp) Madaxwaynaha dowladda federaalka ah ee Somalia Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta kulan aan waxbadan laga ogayn garoonka diyaaradaha Aadan Cadde kula qaatay qaar ka mid ah safiiradda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdisho:Gudoomiye KMG ah oo loo magacaabay bangiga dhexe ee Somalia

Muqdisho(pp) Madaxwaynaha Somalia Xasan Shiikh Maxamuud ayaa Gudoomiye KMG ah u magacaabay Bangiga dhexe ee dalka oo mudo ka badan 30-cisho aan la ahayn wax hogaan sarae ah. Bangiga dhexe Bashiir Ciise...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Brussles:Wasiirka arrimaha dibadda oo sheegtay dumarka iyo dhalinyaradda inay...

Brussles(pp)Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibedda Marwo Fowzia Yusuf Haji Adam iyo wafdi ay hoggaamineyso oo beryahan k sugnaa Brussels ayaa maanta soo gabogabeynaya shirka ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bosaso:Shirweyne ay yeesheen beelaha Axmed Harti oo qodobo lagasoo saaray...

Boosaaso(PP): Shirweyne loogu magacdaray Himilo oo soconayay muddo labo cisho ah ayaa magaalada Boosaaso ugusoo gabagaboobay Beelaha Axmed Harti (moor Case) oo kamid ah beelaha dega Gobalka Bari,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qabtii Labaad Poll-kii Musharaxiinta Puntland iyo sidda Codadka loo kala helay??

Puntlandpost oo weli ku jirta Saadaasha shaqsiyaadka loo malayn karo in ay ku guulaysan karaan hogaanka Puntland Bisha Janaayo 8.1. 2014-ka ayaa Poll-kii ama saadaashii aan samaynay waxaa kaalinta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Hay’adda IOM oo ka digtay ka ganacsiga iyo daabuulka caruurta(Dhagayso)

Garowe(pp)  Hay’adda Socdaalka aduunka ee IOM ayaa sheegtay sanadkaan dhamaadka ah inay gacanta ku dhigtay saddex kiis oo ku saabsan daabuulka caruurta iyagoo arrintaasi la kaashanaya ciidanka danbi...

View Article

Muqdisho: Dab khasaare gaystay oo ka kacay isgoyska KM4.

Muqdisho(PP): Dab xoogan oo khasaare ka dhasahay ayaa daqiiqado kahor kabilowday goob lagu hagaajiyo gaadiidka oo ku taala isgoyska Km4. ee magaalada Muqdisho. Goob joogayaal ayaa sheegaya inuu weli...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>