Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Garowe:Halkan ka Akhriso xubnaha guddiga doorashada ee uu Farole magacaabay(Dhagayso)

$
0
0

Garowe(pp) Guddiga xallinta khilaafaadka iyo Ansixinta gollaha wakiiladda Puntland ayuu goor dhow madaxwaynaha Puntland Mudane Cabdi-Raxmaan Shiikh Maxamed magacaabay.

Axmed CaydiidGuddiga ayaa waxaa ku jira Cuqaal,kuwaasoo uu sheegay madaxwaynaha Puntland inay tahay arrin wanaagsan maadama qaar ka mid ah dadka tartamaya ay ka saluugsan yihiin in dib loosoo celiyo guddigii doorashadda ee nidaamkii istaagay .

Guddiga la-magacaabay waxay kala yihiin sida tan.

1:Eng.Yuusuf Abshir Cadami Gudoomiye

2:Cismaan Guureeya Kaarshe                                                 Xubin

3:Egn.Maxamuud Axmed Xasan                                           Xubin

4:Maxamed Cabdilaahi Faarax(Cillal)                                 Xubin.

5:Caaqil Cabdiraxmaan Axmed Xaaji Diiriye                   Xubin.

6:Caaqil Abshir Cabdi-Raxmaan Caraale (Dhegacas)   Xubin.

7:Caaqil Siciid Xasan Xaaji Yuusuf (Warabacade)          Xubin

8:Maxamed Cabdiqaadir Cismaan                                        Xoghayn.

 

Haddaba Halkan hoose ka Dhagayso Agaasime ku xigeenka madaxtooyadda dowladda Puntland oo saxaafada u akhriyay warqadda uu Madaxwaynaha Guddiga ku magacaabay.

Mobil ahaan u Dhagayso

Axmed Caydid

Cali Cabdi Ducaale

Puntlandpost.com

Xafiiska Garowe


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>