Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kismaayo:Mamulka Jubba oo dhaliilay hay’addaha sama-falka ee ku sugan Kismaayo

Kismaayo(pp) Mamulka KMG ah ee Jubba ayaa hay’addaha samafalka ee ku sugan magalada Kismaayo ku eedeyay inaysan haba-yaraatee wax la taaban karo shacabka Gobalka aysan u qaban,taasna ay keentay in lagu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Musharaxiinta PL”Waxaan ka digaynaa in Farole ku kaliyeysto magacaabista...

Garowe(pp) Musharaxiinta u tartamaya xilka madaxtinimadda Puntland ayaa war saxaafadeed ay maanta soo saareen waxay kaga hadleen soo magacaabista guddiga xalinta khilaafaadka iyo sababta ilaa iyo hadda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maldives:War Deg deg ah:Puntland & Maldives oo heshiis kala saxiixday(Sawirro)

Maldives(pp)Waxaa Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibaddaa ee Waddanka Maldives, heshiis ku kala saxiixday Dawladda Puntland iyo Dawladda Maldivess. Heshiiskaas oo ku saabsanaa soo wareejinta afartan (40)...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Farole oo saacadaha soo socda ku dhawaaqi doono guddiga xalinta...

Garowe(pp) Madaxwaynaha dowladda Puntland Cabdi-Raxmaan Shiikh Maxamed Farole ayaa lagu wadaa saacadaha soo socda inuu ku dhawaaqo guddiga xalinta khilaafaadka doorashada,kaasoo oo walaac ka muujiyeen...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Halkan ka Akhriso xubnaha guddiga doorashada ee uu Farole...

Garowe(pp) Guddiga xallinta khilaafaadka iyo Ansixinta gollaha wakiiladda Puntland ayuu goor dhow madaxwaynaha Puntland Mudane Cabdi-Raxmaan Shiikh Maxamed magacaabay. Guddiga ayaa waxaa ku jira...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Marka:Ciidan AMISOM ka tirsan oo qarax lagula eegtay magalada Marka

Marka(pp) Kolanyo gaadiid ah oo ay saaran yihiin ciidanka AMISOM ayaa lagu soo waramayaa in magalada Marka xaafad ku taal lagula eegtay qarax dhawaqiisa si wayn loo maqlayay xaafadaha magalada....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Murashaxiinta Pl oo ka hor yimi guddiga xalinta khilaafaadka ee uu...

Garowe(pp) Qaar ka mid ah murashaxiinta Puntland ayaa shir ay ku yeesheen magalada Garowe waxay ku sheegeen inaysan raali ka ahayn guddiga xalinta khilaafaadka ee uu saacaddo ka hor ku dhawaaqay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Somalia: President Farole Nominates Vetting Committee for Puntland Elections...

PRESS RELEASE 3 December 2013 The President of Puntland State of Somalia H.E. Abdirahman Mohamed Mohamud (Farole) has nominated a seven-member Vetting and Conflict Resolution Committee and a Secretary,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bosaaso:Culimadda PL oo gudo galay wajiga labaad ee xoolu u iibinta qoysasyka...

Bosaaso(pp)Culimadda Puntland ee u istaagay sidii loogu gurman lahaa qoysasyka ku cayroobay roobabkii duufaanta watay ee saddex todobaad ka hor da’ay deegaano ka tirsan Puntland ayaa shir ka yeeshay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Cabdiwali Gaas ”Rabitaankiina si dhab ah ayuu ii taabtay”(Dhagayso)

Garowe(pp) Murashax Prof.Cabdiwali Maxamed Cali(Gaas) oo maantey si wayn loogu soo dhaweeyay magalada Garowe xarunta Puntland ayaa dad-wayne aad u faro badan khudbad uga jeediyay bartamaha magalada....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Dalladda Ururada naafadaha PL oo xusay maalinta naafada caalamka

Garowe(pp) Munaasabadan lagu xusayay 3-december oo ku beegan maalinta naafada adduunka ayaa waxaa soo qaban qaabisay Dalladda Ururada Naafada ee Puntland oo mageceeda loo soo gaabiyo PDON, waxaana ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Musharax Maxamed Cabdinuur oo la kulmay Haweenka Nugaal(Sawirro&Dhagaysi)

Garowe(pp) Maxamed Cabdinuur Xirsi oo ka mid ah murashaxiinta u taagan xilka madaxtinimadda Dowladda Puntland ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah haweenka Gobalka Nugaal ee Puntland. Kulanka oo ka...

View Article

C/raxmaan Faroole oo laga taageeray Minneapolis (Daawo Video)

Musharaxa Madaxweynaha Puntland Dr. C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa si aad ah  looga taageeray magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka , iyadoo xaflada lagu taageerayey ay ka hadleen Waxgarad ka soo...

View Article


Daawo soo dhoweyntii Dr. Gaas (Daawo Video)

Waxaa si heer sare ah loogu soo dhoweeyey magaalada Garoowe Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas. Hadaba daawo Talevisionka Somalichanel oo aad u falanqeeyey sidda loo dhoweeyey Musharaxa. Daawo Video-ga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dongorayo:Gurmad ka yimi shacabka Qadar oo la gaarsiiyay Qoysas ku cayroobay...

Dongorayo(pp) Gurmad ballaaran oo ka yimi walaalaha Dalka Qatar ayaa maanta lasoo gaarsiiyay qoysaskii ku cayroobay roobabkii duufaanta watay ee ka da’ay deegaano ka tirsan Gobalka Nugaal ee Puntland....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Murashaxiinta Puntland oo ka hadlay qaraxii maanta Bosaaso ka dhacay

Garowe(pp) Inta badan murashaxiinta u taagan xilka madaxtinimadda dowladda Puntland ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay qaraxii foosha xumaa ee maanta ka dhacay magalada Bosaaso kaasoo sababay dhimasho...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Maxamed Cabdinuur”Aniga iyo Farole warqado aanu wada qornay ayaan...

Garowe(pp) Murashax Maxamed Cabdinuur Xirsi oo ka mid ah musharaxiinta ka hor yimi guddiga xalinta khilaafaadka iyo asnixinta xildhibaanada ee uu dhowaan soo magacaabay madaxwayne Cabdi-Raxmaan Farole...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ku-simaha Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya ayaa tacsi u dirayaa dadkii ku...

Brussels, 05, Diseembar, 2013: Kusimaha Wasiirka Wasaarada Maaliyadda iyo Qorshaynta Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamuud Xassan Suleiman ayaa ku tilmaamay qaraxii maanta ka dhacay magaalada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Somalia: Puntland Government Condemns Deadly Terrorist Attack in Bossaso

PRESS RELEASE 5 December 2013 Puntland Government strongly condemns today’s terrorist attack near Masjid Rowda  in the port city of Bossaso. A suicide car bomber targeted Puntland government forces....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Jubbaland oo boqol kun iyo saddex boqol oo doolar ugu deeqay Qoysaskii...

Garowe(pp) Mamulka Jubba iyo shacabkeeda oo isku duuban ayaa gurmad lagu samato-bixinayo qoysaskii ay saamaynta kasoo gaartay duufaantii bishii dhamaatay ka dhacday deegaano ka tirsan soo gaarsiiyeen...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live