Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Garowe:NCA oo dood ka qabatay tacadiyada ka dhanka ah Haweenka(Dhagayso)

$
0
0

Garowe(pp) Hay’adda NCA xafiiskeeda Puntland ayaa dood ka qabatay tacadiyadda iyo kufsiga ka dhanka ah Haweenka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwooda ku nool magalada Garowe.

Haweenka ayaa waxay ka cowdaan dhibaatooyin ay kala kulmeen ragga sida kufsiga iyo tacadiyo ay ka mid yihiin dilka,waxana la sheegayaa inuu ku badan yahan goobaha ay degan yihiin dadka soo barakacay.

Haweenkii doodan ka qayb galay ayaa sheegay inuu yaraaday kufsiga iyo tacadiga haweenka,basle loo baahan yahay in si wada jir ah looga hortago.

Hadaba Doodaan oo ay qabatay Radio Garowe kuna aadan ka hortaga tacadiga haweenka isla markasna ay soo qaban qaabisay Hay’adda NCA halkan hoose ka dhagayso.

 
IMG_8852 IMG_8870 IMG_8881 IMG_8889 IMG_8890 IMG_8890_1 IMG_8892 IMG_8893 IMG_8894 IMG_8897 IMG_8901
Puntlandpost.com
Xafiiska Garowe


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>