Bosaaso:Murashax Maxamed Cabdinuur oo Bosaaso lagu soo dhaweeyay(Sawirro)
Bosaaso(pp) Murashax Maxamed Cabdinuur Xirsi Dhagawayne oo ka mid ah ragga u taagan xilka madaxwayne-nimo ee Puntland ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magalada Bosaaso,ka dib socdaal uu kasoo bilaabay...
View ArticleMuqdisho:Saacid“Alle ha u naxariistee, Xil. Maxamed Warsame Maxamed wuxuu...
Muqdisho(pp) Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” iyo dhamaan xubnaha golaha Wasiirada, ayaa ka tacsiyadeeyey geerida naxdinta leh ee ku timid xildhibaan Maxamed Warsame Maxamed (Feysal)...
View ArticleGarowe:Madaxwaynaha Puntland oo tacsi ka diray geeridii ku timi Beeljaadaha...
Garowe(pp) Madaxwaynaha Dowladda Puntland Cabdi-Raxmaan Shiikh Maxamed Farole ayaa tacsi ka diray geeri ku timi allaha u naxariistee Beeldaaja Axmed Beeldaaje Maxamed oo habeenimadii xalay ku...
View ArticleMadaxweynaha Puntland oo si diiran loogu soo dhaweeyey Jigjiga (Sawiro)
Jigjiga: Waxaa si heer sare ah loogu soo dhoweeyey Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Jigjiga ee Wiil Walaal Airport, Madaxweynaha Puntland Dr. C/raxmaan faroole iyo Wafdi uu hogaaminayey , waxaana...
View ArticleGarowe:Wafdi Qatar ka socda oo maanta soo gaaray magalada...
Garowe(pp) Wafdi ka socda isku taga Hay’addaha ku midoobay caawinta dadka saamayntu ku yeeshay masiibooyinkii ka dhacay Puntland iyo dalka Filipiin ee Wadanka Qatar ayaa galabta soo gaaray magalada...
View ArticleMUQDISHO: Jarmalka iyo Masar oo Safiiro cusub u soo magaacabay Soomaaliya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamuud ayaa manta ka aqbalay warqadaha aqoonsiga Ambassador Andreas Peschke oo noqonayo Safiirka cusub ee u qaabilsan dowladda...
View ArticleGarowe:Urur-siyaasadeedka UDAD oo ku baaqan in wax laga qabto xaalada...
DAWLADDA PUNTLAND EE SOOMAALIYA PUNTLAND STATE OF SOMALIA URURKA DADKA PUNTLAND PUNTLAND PEOPLE’S PARTY...
View ArticleTERMS OF REFERENCE (TOR) ON DEVELOPING PUNTLAND NATIONAL DISABILITY POLICY
THE ORGANIZATION Handicap International (HI) is an independent and impartial aid organization working in situations of poverty and exclusion, conflict and disaster. We work alongside people with...
View ArticleToronto: Canada oo laga taageeray Madaxweyne Faroole, musharaxiintana lagu...
Canada: (pp)- Magaalada Toronto waxaa habaynkii Axadu soo galaysay taariikhduna ku beegnayd 7/12/2013, lagu qabtay Xaflad aad u ballaaran si wanaagsana loo soo agaasimay ayna ka soo qayb galeen...
View ArticleGarowe:Guddiyada ciyaaraha kala duwan ee Pl oo la magacaabay(Sawirro&dhagaysi)
Garowe(pp) Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Puntland Cabdiwali Xirsi Cabdule ayaa si ku meel gaar ah waxa uu u magacaabay guddiyada ciyaaraha kala duwan ee Puntland,ka dib markii codsiyo ay soo...
View ArticleGarowe:Shiikh Maxamuud”15-kun oo neef ayaa loo diyaariyay hadda Qoysaska...
Garowe(pp) Guddiga culimadda ee taakulaynta qoysaskii ku cayroobay roobabkii duufaanta watay ee bishii hore ka da’ay Gobalka Nugaal ayaa gudo galay wajiga labaad ee caawinta dadkaasi. Shiikh Maxamuud...
View ArticleGarowe:NCA oo dood ka qabatay tacadiyada ka dhanka ah Haweenka(Dhagayso)
Garowe(pp) Hay’adda NCA xafiiskeeda Puntland ayaa dood ka qabatay tacadiyadda iyo kufsiga ka dhanka ah Haweenka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwooda ku nool magalada Garowe. Haweenka ayaa waxay ka cowdaan...
View ArticleBaran:Dr.Gaas”Adeerkay Farole waxaa uu jawaabi doono dadka Reer Puntland...
Baran(pp) Murashax Dr.Cabdiwali Maxamed Cali oo maanta gaaray magalada Baran ee xarunta Gobalka Sanaag ayaa khudbad u jeediyay dad-wayne soo dhawayntiisa ka qayb galay. Murashax Gaas ayaa si mal-dahan...
View ArticleKismaayo:Mamulka Jubba oo wax laga xumaado ku tilmaamay hadal kasoo baxay...
Kismaayo(pp) Mudooyinkii lasoo dhaafay waxaa si wayn Koonfurta Somalia looga hadal hayay dhismaha mamulka Koonfur galbeed oo lix gobal ka kooban,kaasoo siyaabo kala duwan reer Jubbaland iyo Reer Baay...
View ArticleGarowe:War deg deg ah:Murashax Maxamed Cabdinuur oo soo dhaweeyay go’aankii...
Garowe(pp) Murashax Maxamed Cabdinuur Xirsi oo ka mid ah ragga u taagan doorashada xafiiska madaxwaynaha Puntland 8-Janaayo ee 2014-ka ayaa soo dhaweeyey go’aankii uu Madaxwayne Cabdi-Raxmaan Farole ku...
View ArticleDr. Farole “Waan soo dhoweynayaa in aanu wada kulano Musharaxiinta”...
Madaxweynaha Dowlada Puntland ahna Musharax u taagan doorashada Madaxtooyada 8 Jan, 2014 Dr. Cabdiraxmaan Sh. Maxamed Maxamuud (Faroole) ayaa maanta (Khamiis 12 Dec, 2013) Shir jaraa’id oo uu ku qabtay...
View ArticleGarowe:150-arday oo ka qalin jabisay Mac’hadka Dr.Axmed College(Sawirro)
Garowe(pp) Mac’hadka hormarinta arrimaha bulshada ee Dr.Axmed College ayaa waxaa maanta ka qalin jabiyay arday gaaraysa 150-arday oo iskugu jira wiilal iyo gabdho. Ardayda qalin jabisay ayaa mudo hal...
View ArticleMuqdisho:Madaxwaynaha Somalia oo ku dhawaaqi doona saacadaha soo socda...
Muqdisho(pp) Wararka aanu ka helayno madaxtooyadda Somalia ayaa sheegaya madaxwaynaha Somalia Xasan Shiikh Maxamuud inuu saacadaha soo socda ku dhawaaqi doono ra’iisulwasaraha dalka,taasoo mudooyinkii...
View ArticleMuqdisho: C/weli Sheekh Axmed oo loo magacaabay Ra,iisul wasaaraha cusub ee...
Muqdisho(PP): Madaxweynaha Soomaliya Xasan shiikh Maxamuud ayaa goor dhoweed magacaabay Ra,iisul wasaraha cusub ee somaliya, kaasi oo lagu magacaabo C/weli Sheekh Axmed Maxamed . Ninkaan loo magacabay...
View ArticleGarowe:672-qoys oo loo qaybiyay 15-kun oo neef (Sawirro&Dhagaysi)
Garowe(pp)Waxaa maanta duleedka tuulada Qarxis oo ka tirsan Gobalka Nugaal loogu qaybiyay 672-qoys xoolo gaaraya 15-kun oo neefoo ari ah,kuwaasoo loogu talo galay in lagu samata-bixiyo...
View Article