Qunsulka Guud ee Soomaaliya u fadhiya Australia, Mudane Yonis Yassin Hashi iyo Qoyskiisa, Dr. Mohamed Ali Hamud, Hon. Prof. Salim Aliyow Ibrow Gen. Mohamed Ibrahim Atosh, Dr. Ali Nur Du’alle, Gen. Mohamud Mohamed Hassan (Qafow), Dr. Abdirahman Kulmiye, Hon. Abdirahim Abdi Abikar, Amb. Salad Ibrahim Atosh, Hon. Prof. Abdirahman Adan Ibrahim (Ibbi),
Dr. Mohamed Abbas, Hon. Ibrahim Ali Omar (Sheegow), Mudane, Omar Farah Dholawa, Mudane, Abdirahman Osman Raas,Mudane, Hussein Harakow, Marwo Hawo Del, Eng. Abdullahi Adan Ibrahim Marwo Maryan Ahmed Abdulle (Maryan Garwene),Mudane, Abdi Elmi Alas, Mudane Yasin Mohamed Farah (Dihal), Mudane Mohamed Hassan Aden, Mudane Abduhab Mohamed Barkhadle,Mudane Ahmed Mohamed Nur, Mudane, Abdikarin Farole, Shaqaalaha Qunsuliyadda iyo dhammaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Australia waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan xaaskii, carruuntii, eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Adeega Bulshada Marxuum Maxamuud Ismaaciil Barkhad.
Sidoo kale, waxay Allah sare uga baryayaan inuu Janadii Fardowsa ka waraabiyo, kitaabkiisana gacanta midig ka siiyo, Eeheladii Qaraabadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeedna kuu ka tagayna, Samir iyo IIMAAN ka siiyo.” Aamiin…Aamiin