GAROOWE: 5-kamid ah ururada Siyaasada Puntland oo soo saaray baaqoodii ugu...
Waxaa shalay oo taariikhdu ku beegnayd 26/03/2013 ku kulmay hayadda PDRC ururrada siyaasadda iyo guddiga hoggaaminta dimoqraadiyaynta Somalia ee beesha caalamka ka soo socota. Waxaa kulankaani daba...
View ArticleBOOSAASO: Xawaalada Kaah Express oo la weeraray , laguna dilay shaqaalaha...
Boosaaso: (pp)- Kooxo hubaysan oo weerar kedis ah ku qaaday xarrunta Xawaalada Kaah Express ayaa lagu dilay laguna dhaawacay masuuliyiin ka tirsan shaqaalaha Xarrunta Kaah Express ee magaalada Boosaaso...
View ArticleKISMAAYO: Kala tag ama is afgarad ( Warbixin)
Kismaayo: (pp)- Saacado kahor waxaa magaalada Kismaayo ka bilowday Shirar gaarsiisan heerkii Siyaasadeed, waxaana shir ay albaabadu u xiran yihiin yeeshay siyaasiyiin ay soo xusheen Jubbooyinka &...
View ArticleQunsulka Guud ee Soomaaliya u fadhiya Australia & Jaaliyada dalkaasi oo ka...
Qunsulka Guud ee Soomaaliya u fadhiya Australia, Mudane Yonis Yassin Hashi iyo Qoyskiisa, Dr. Mohamed Ali Hamud, Hon. Prof. Salim Aliyow Ibrow Gen. Mohamed Ibrahim Atosh, Dr. Ali Nur Du’alle, Gen....
View ArticleBOOSAASO: Shirkadda Golis oo shaacisay inay wax ka badeshay Lambarada...
Boosaaso: (pp)- Shirkadda Isgaarsiinta ee Golis ayaa maanta Shaacisay inay wax ka badelayso Jiifarada Sim-Card-ka Mobilka ayna Lambar ku kordhisay Sim-Card-keeda, Masuuliyiinta Shirkadda Isgaarsiinta...
View ArticleKISMAAYO: Is mari waa Siyaasadeed oo lagu kala seexday Caawa ( Warbixin)
Kismaayo: (pp)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Caawa fiidkii kulan qaatay saacado la isku mari waayey, iyadoo kulankaas lagu kala kacay , mar kalena lagu balamay beri...
View ArticleHRW oo Eedeyn usoo jeedisey Ciidamada DF Somalia iyo Madaxweynaha DF oo...
Hay,adda xuquuqda aadnaha ee Human Rights Watch ayaa warbixin ay soo saartey ku dhaleeceysay ciidanka Dowlada Federaalka ee Muqdisho oo ay ku tilmaamtey in aysan wali joojin falalka ka dhanka ah...
View ArticleBOOSAASO: Hogaamiyihii kooxdii Dhaca & Dilka ka geysatay Xawaalada Kaah oo...
Boosaaso: (pp)- Gudoomiyaha Gobalka Bari C/samad Maxamed Galan iyo Duqa Magaalada Boosaaso Xasan Cabdala Xasan oo maanta shir jaraaid ku qabtay xarunta Gobalka ayaa waxay faahfaahin ka bixiyeen halka...
View ArticleGAROOWE: Puntland oo goob fagaare ah ku gubtey Baco laga soo aruuriyey...
Garoowe: (pp)- Howl galo maalmihii lasoo dhaafey ka soconayey magaalada Garowe ayaa lagu uruurinayey Bacaha , kuwaas oo laga aruurinayey goobaha ganacsiga ee lagu iibiyo bacaha sida Bakhaarada ,...
View ArticleUjeeddo: Digniin Mashruuc Ex Warshadii biyaha ee ku taalay Wadada Warshadaha...
Ku: Ciddii ay Khusayso Og: Shacabka Soomaaliyeed Og: Dowladda Hoose ee Muqdisho Og: Hay’adaha/ Dulaaliinta wax kala gada ee Muqdisho, Soomaliya Digniin loo dirayo la wareegada Boos ay leeyihiin Ilmo...
View ArticleGAROOWE: “Caruurtan gaajo ayaa noo geysay in aan Bosaso usoo dirsano” !...
Garoowe: (pp)-Gabdhahan oo laga soo ka xeystey tuulada xawaadley oo ka tirsan gobolka Sh/Dhexe ayaa da’dooda u dhaxeysaa 5 sano jir ilaa 13 sano jir, waxaana markii la qabteyba lagu wareejiyey...
View ArticleKISMAAYO: Waan ku kala kacnay shirkii Kismaayo, wixii hadda ka danbeeya...
Kismaayo: (pp)- Masuul ka tirsan Siyaasiyiinta Jubbooyinka oo aan kula xiriirnay khadka Taleefanka ayaa Puntlandpost u sheegay inay ku adkaatay in ay wax fahansiiyaan masuuliyiinta ka socota dowlada...
View ArticleGAROOWE: Xogta Dhabtaa ee ka danbeysay Xariga Xoghayihii urur siyaasadeedka...
Garoowe: (pp)- Urur siyaasadeedka Wadajir ee Puntland ayaa caawa soo saarey war saxaafadeed kasoo baxay xafiiska ururka , kaasi oo uu kaga jawaabayo qodobo dhowr ah oo ay ku sheegeen been abuur...
View ArticleKISMAAYO: Wafdigii Saacid oo ku laabtay Muqdisho, sheegaya in dowladiisu...
Kismaayo: (pp)- Raiisal wasaaraha DF ee Soomaaliya iyo wafdigii uu hogaamiayey ayaa ka degay magaaalada Muqdisho. Raiisal wasaaraha DF ee Soomaaliya. Raiisal wasaare Saacid oo warsaxaafadeed ku qabtay...
View ArticleBUURTINLE: Maamulka cusub ee degmada Burtinle oo kulan wada-tashi ah la...
Buurtinle: (pp)- Kulankan oo saacado badan qaatay ayaa ajandihiisu wuxuu ahaa wadatashi uu maamulkan cusub la yeelanayo qaybaha bulshada iyo soo bandhigida warbixin la xiriira mudadii koobnayd ee uu...
View ArticleKISMAAYO: Wafdi iyo ergo uu homaaniyayey Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi oo maanta...
Kismaayo: (pp)- Waxaa maanta kasoo degay magaalada Kismaayo wafdi ballaaran oo isugu jiray Ergooyin iyo siyaasiyiin kasoo jeeda gobolka Gedo, wafdigaas oo uu hogaaminayey Ugaaska Beesha Sade Ugaas...
View ArticleGAROOWE: Roobab lixaad leh oo khasaare ka geystey deegaano ka tirsan...
Garoowe: (pp)- Wararka aanu ka heleyno deegaano ka tirsan maamulka Somaliland ayaa sheegeya in Xildhibaan ka tirsan golaha Guurtida Somaliland laguna magacaabo Aadan Shire Sanweyne ay galabta daad ku...
View ArticleSidee Ugaaska Beesha Sade uga soo duulay deegaanka Doolow iyo Imaantinkiisa...
Ugaaska Beesha Sade Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi ayaa maanta gelinkii hore ka soo duulay deegaanka Doolow, isagoo intii uusan ka soo dhoofin Doolow u mahadceliyey dadka deegaanka oo uu sheegay in ay...
View ArticleShir jaraaid oo lagu taageerayo maamulka Jubooyinka oo ka dhacay Magaalada...
Aarhus: (pp)- Waxaa maantay Magaalada Aarhus ee Dalka Danmark Shir jaraaid ku qabtay Ururka Jubaland relief and Development Organization iyo jaaliyadda jubooyinka. Shirkaas jaraaid waxaan lagu...
View ArticleFAALLO: Siyaasadda Arrimaha Gudaha Dalka oo Mugdi gashay,,!
Faallo: (pp)- Madaxweynaha Soomaliya Mudane Xassan Sheikh wuxuu dalka uga maqan yahay Safarkii 17 aad kadib doorashadiisii muddo laga joogo 6 bilood kahor. Siyaasadii arrimaha guddaha Soomaaliya oo...
View Article