Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Garowe:Kismayo oo sheegay Puntland-Tv inuu si toos ah u shaqo bilaabay(Sawirro&Dhagaysi)

$
0
0

Garowe(pp) Agaasimaha warbaahinta dowladda Puntland mudane Axmed Maxamed Cali Kismaayo ayaa sheegay inuu maanta wixii ka danbeeya Tv-ga caalamiga ah ee dowladda uu shaqadiisii bilaabay,ka dib mudo lix bilood ah oo u sijaabo ah hawada ugu jiray.

9Waxa uu sidoo kale sheegay warbaahinta dowladda inay kusoo siyaaday Tv-kale oo maxaliya oo ka shaqayn doono deegaanadda Puntland,kaasoo loogu talo galay dad-waynaha inay xili kasta kala socdaar wararka Puntland iyagoo barax-tiran.15
Docda kale Tafaftiraha warbaahinta dowladda Puntland oo waraysi gaar ah siinayay Puntlandpost ayaa sheegay inay diyaarsan yihiin agabkii Tv-gu ku howlgali lahaa,shacabka Puntlandna ee kala jooga dalka iyo dibaddana ay la socon doonan warar iyo barnaamijyo tayaysan.1
Inkastoo mudo lix bilood ka hor Puntland-Tv hawada la galiyay hadana ma uusan noqon mid kaafiya dad-waynaha dhul udug,waxaase hada muuqata in lagala socon doono muuqaal araga dowladda waxyaabihii baahadda loo qabay ee Puntland ka jiray.

 

 

2 3 4 5 6 7 8  10 11 12 13 14

 

Cali Cabdi Ducaale
Puntlandpost.com
Xafiiska Garowe


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>