Garowe:Murashax Gaas”Magaca Cabdiwali laguma qasaari jirin awal”
Garowe(pp)Ra’iisulwasaarihii hore ee Somalia Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa soo dhaweeyay magacaabista ra’iisulwasaraha cusub Mudane Cabdiwali Axmed Maxamed. Gaas waxa uu sheegay ra’isulwasaare...
View ArticleHargaysa:“Hala I dilee, Maxaan ku dhintay” -Qore Mahad Jaamac
Soomaaliya waxa ay ka mid tahay meelaha ugu badan ee wariayayaasha caalamka lagu dilo, kaaga darane haddana aan gadaal loo raacin oo aan waliba la isa sii waydiin, allaylehe maalinka ay dhinteen...
View ArticleGarowe:Wasiirka Amniga”Madaxwayne Farole dadkiisa waa u shaqeeyay illaahay...
Garowe(pp) Wasiirka amniga dowladda Puntland Col.Khaliif Ciise Mudan ayaa maanta difaacay xukumadda Cabdi-Raxmaan Farole,wuxuna ku tilmaamay inuu yahay madaxwayne dadkii wax u qabtay ee mudan in la...
View ArticleGarowe(pp) Murashax Gaas oo safar dheer ka dib galabta Garowe kusoo...
Garowe(pp) Musharax Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo Maalmihii ugu dambaysay isaga iyo wafdi uu Hoggaminayay oo isugu jiray Odayaal waxgarad iyo Aqoonyahan ay ku marayeen Gobalada Puntland ayaa...
View ArticleBosaaso:Murashax Saadiq Eenow oo Bosaaso lagu soo dhaweeyay(Sawirro)
Bosaso(pp) Dr.Saadiq Eenow oo ka mid ah ragga isku soo taagay madaxtinimadda xafiika madaxtooyadda Puntland ayaa maantey kasoo dagay garoonka diyaaradaha Bandarqaasim ee magalada Bosaaso. Dad-wayne...
View ArticleGarowe:Madaxwaynaha Puntland oo daah-furay Tv-ga localka ee dowladda(Dhagayso)
Garowe(pp) Madaxwaynaha Dowladda Puntland Mudane Cabdi-Raxmaan Shiikh Maxamed Farole ayaa maanta xariga ka jaray Tv-gudaha kaliya ka shaqayn doono oo ay yeelatay xukumadda,kaasoo howshiisa mudo badan...
View ArticleGarowe:Kismayo oo sheegay Puntland-Tv inuu si toos ah u shaqo...
Garowe(pp) Agaasimaha warbaahinta dowladda Puntland mudane Axmed Maxamed Cali Kismaayo ayaa sheegay inuu maanta wixii ka danbeeya Tv-ga caalamiga ah ee dowladda uu shaqadiisii bilaabay,ka dib mudo lix...
View ArticleGarowe:Taliyaha guud ee ciidanka Pl oo ka hadlay ammaanka Caasumadda(Dhagayso)
Garowe(pp) Gudoomiyaha guddiga sare ee amniga Puntland Sareeye guud Siciid Maxamed Xirsi oo maanta ka qayb galay kulan ammnaaka caasuamdda looga hadlayay oo ka dhacay hoolka shirarka Gobalka ayaa...
View ArticleGarowe:” Qaarbaan Maqlayey leh Caasimadda Geli mayno ilaa naloo ogolado 20...
Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa sheegay in aanay aqbalidoonin in musharixiintu la yimadaan Caasimadda Ciidan iyo tikniko, iyadoo isla markaana ay xil iska saartay dowladu ilaalinta...
View ArticleGarowe:War deg deg ah.Sagaal murashax oo Garowe shir ku yeeshay
Garowe(pp)Sagaal murashax oo ka mid ah ragga u taagan xilka madaxtinimadda dowladda Puntland ayaa maanta shir albaabadu u xiran yahay ku qaatay hoolka shirarka Hotelka Rayaan bark. Shirka oo aan ilaa...
View ArticleGarowe:Hay’adda PDRC oo kulan amniga ku saabsan u qabatay xaafadaha...
Garowe(pp) Hay’adda Cilmi baarista Puntland ee PDRC ayaa maalinkii shalay hoolka shirarka xarunta Gobalka Shir ammaanka caasumadda looga hadlayo ugu qabatay laamaha ammaanka xaafadaha,gudoomiyaasha...
View ArticleGarowe:Isimadda Puntland oo shirkooda Garowe ka furmay(Sawirro&Dhagaysi)
Garowe(pp) Waxaa maantey magalada Garowe xarunta Dowladda Puntland ka fursamay shirka isimada Puntland oo horay loo iclaamiyay,waxana kasoo qayb galay 27-Isimo oo gobaladda ka kala socday. Fadhiga...
View ArticleKismaayo:Wafdi ka socda QM oo gaaray magalada Kismaayo
Kismaayo(pp) Madaxa isku duwaha arrimaha bini’aadannimada ee Qaramada Midoobay Philippe Lazzarini iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magalada Kismaayo xarunta mamulka Jubba. Masuuliyiinta...
View ArticleMuqdisho:Taliyaha cusub ee ciidanka AMISOM Somalia oo xilka si rasmiya ula...
Muqdisho(pp) Taliyaha cusub ee howlgalka AMISOM ee Somalia ayaa maanta si toos ah ugala wareegay xilka taliyihii hore ee AMISOM Jeneraal Andrew Gutti,ka dib xaflad ka dhacday xarunta Xalane ee magalada...
View ArticleMuqdisho:Madaxwaynaha oo ka hadlay dagaal beeleedyada soo cusboonaaday
Muqdisho, 17 December 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud oo warbaahinta maanta Muqdisho kula hadlay ayaa ka hadlay collaadaha iyo dagaalada ka soo...
View ArticleThe Common Approach Workshop second leg was held in Garowe at the New Rays...
15thDecember, 2013 Garowe Press release The Common Approach Workshop is a component of the action titled “Water infrastructure and management support in Puntland”. The project is being implemented in...
View ArticleUrurka Somali Women Training and Development ee UK oo Culimada Puntland Deeq...
Garowe(pp)Ururka Somali Women Training and Development ee ka dhisan Magaalada London ayaa si gaar ah Culimada ugu soo dhiibay Deeq lacageed oo gaaraysa $ 5600,00 kaasi oo ay ugu talagaleen in la...
View ArticleGarowe:Madaxwaynaha PL oo faah-faahiyay sababta uu kulanka murashaxiinta u...
Garowe(pp)Madaxwaynaha Dowladda Puntland Cabdi-Raxmaan Shiikh Maxamed Farole oo galabta saxaafada shir jaraa’id ugu qabtay madaxtooyadda ayaa dhankiisa ka waramay sababta uu shirkii maanta...
View ArticleTacsi: Marxuum Dr.Naasir Maxamad Sheekh Yuusuf (DERBI)
Dhammaan Dadkaan hoos ku qoran waxay Tacsi u direynaa Qoyskii iyo Ehelkii uu ka baxay MARXUUMKA Dr. Naasir Maxamad Sheekh Yuusuf (DERBI) oo ku geeriyooday Minesota. waxayna Allaha Awooda leh uga...
View ArticleKismaayo:Mamulka Jubba oo ku mashquulsan dhamaystirka xubnaha wali...
Kismaayo(pp) Masuuliyiinta mamulka KMG ah ee Jubba ayaa wali ku mashquulsan soo dhamaystirka xubnaha wali ka maqan mamulka,taasoo si wayn looga hadal hayo magalada Kismaayo. Madaxwayne ku xigeenka...
View Article