Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Garowe:Hay’adda PDRC oo muuqaal ka diyaarisay duufaantii Puntland ka dhacday(Daawo)

$
0
0

Garowe(pp) Hay’adda Cilmi baarista Puntland ee PDRC qaybteeda maqal muuqaaleedka ayaa u dhabo gashay xaalada qoysaskii ku cayroobay duufaantii bishii hore ka dhacday deegaano ka tirsan Gobalka Nugaal ee Puntland.

Kooxda maqal muuqaalka PDRC ayaa u dhabo galay xaalada ay ku sugan yihiin qoysaska duufaanta barafka wata ku cayroobay,muuqa


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>