Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bosaaso:Maalinta muhaajiriinta caalamka oo Bosaaso laga xusay(Sawirro)

Bosaaso(pp) Hay’addaha ka shaqeeya ka hortaga muhaajirnimadda iyo falalka la xariira daabulka dadka ayaa maanta Bosaso ku xusay maalinta muhaajiriinta caalamka oo sanad kasta la xuso 18-ka bishaan oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Dadaalo lagu dhex-dhaxaadinayo murashaxiinta oo Garowe ka socda(Sawirro)

Garowe(pp) Isimadda Puntland ayaa ku mashquulsan sidii loo dhamayn lahaa khilaafka dhexyaala xukumadda iyo murashaxiinta ,kaasoo salka ku haya magacaabista guddiga ansixinta khilaafaadka. Murashaxiinta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gaalkacyo:Shirkada Golis oo ka qayb gashay dayactirka garoonka ciyaaraha...

(War-saxaafadeed) Shirkada Isgaarsiinta Golis ayaa shaqo ka qabatay Garoonka Kubada Cagta ee Magaalada Gaalkaco, iyadoona garoonka ay ka dhiseen Biraha Goolasha oo ay horay u jabiyeen dhalainyaro bahda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Nuura-diin Aadan Diiriye oo dhex-dhaxaadinay madaxwaynaha iyo...

Garowe(pp) Siyaasi Nuuradiin Aadan Diiriye oo ka mid ah ragga sida aadka ah isha uga haya khilaafka u dhaxeeya madaxda dowladda Puntland iyo murashaxiinta u tartamaya xilka madaxtinimadda 8-Janaayo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Salaadiin ka socota Gobalka Mudug oo maanta lagu soo dhaweeyay...

Garowe(pp) Waxaa maanta magalada Garowe xarunta dowladda Puntland lagu soo dhaweeyay Salaadiin ka socota Gobalka Mudug,kuwaasoo qayb ka ah sidii loo dhamayn lahaa khilaafka u dhaxeeya madaxda dowladda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Murashax C/wali Maxamuud oo ka waramay waxyaabaha uu qaban...

Garowe(pp) Cabdiwali Maxmauud Guray oo ka mid ah ragga u tartamaya xilka madaxtiniamdda dowladda Puntland ayaa waraysi uu siiyay warbaahinta gudaha waxa uu kaga waramay himilooyinka uu tiigsanayo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Culimadda Pl oo la wareegay $200.000 oo ka timi Shacabka...

Garowe(pp) Culimadda Puntland ayaa maanta lasoo gaarsiiyay deeq lacag ah oo gaaraysa $200.000,taasoo ay iska soo aruuriyeen shacab Gobalka Banaadir iyo mamulkooda. Munaasibad ay culimadu lacagta kula...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdisho:Maktabaddii Umadda Soomaaliyeed oo dib loo hagaajinayo(Sawirro)

Muqdisho(pp) Machadka daraasaadka siyaasadda Heritage ayaa maanta ku qabtay Muqdisho munaasabad ballaaran oo ahayd mid dib loogu soo nooleynayo maktabaddii Qaranka Soomaaliyeed oo 22-kii sano ee lasoo...

View Article


Garowe:Hay’adda PDRC oo muuqaal ka diyaarisay duufaantii Puntland ka...

Garowe(pp) Hay’adda Cilmi baarista Puntland ee PDRC qaybteeda maqal muuqaaleedka ayaa u dhabo gashay xaalada qoysaskii ku cayroobay duufaantii bishii hore ka dhacday deegaano ka tirsan Gobalka Nugaal...

View Article


Garowe:Doorashadda oo ay ka harsan tahay 18-bari iyo waan waan Garowe ka socota

Garowe(pp) Doorashada xafiiska madaxwaynaha iyo ku xigeenkiisa ayaa waxaa ka harsan 18-maalmood oo kaliya,waxana jira hadal hayn tiro badan oo ku aadan dhex-dhaxaadinta murashaxiinta iyo madaxda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaare Saacid oo ugu hambalyeeyay Booliska Soomaaliyeed...

Muqdisho, December 20, 2013——Ra’iisul Wasaare Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa ugu hambalyeeyey ciidanka Booliska Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan munaasabada aas aaska ciidanka Booliska...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowlada Puntland, Isimada, Shacabka Puntland iyo Musharaxiinta oo ka siman in...

Shacabka Puntland ee ku kala nool magaalooyinka kala duwan ee Puntland ayaa rajo wanaagsan ka muujinaya in ay Puntland ay ka dhacayso doorasho xor ah oo si nabadgelyo ah  ku dhacda. Shacabka ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Haweenka G/Nugaal oo taageeray murashax Maxamed C.Nuur(Sawirro)

Garowe(pp) Kulan ballaaran oo haweenka Gobalka Nugaal ay ku taageerayaan murashax Maxamed Cabdinuur Xirsi Dhagawayne ayaa maanta galinkii danbe lagu qabtay magalada Garowe. Waxaa kasoo qayb galay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bosaaso:Saddex dhalinyaro ah oo ku dhintay xeebta magalada Bosaaso

Bosaaso(pp) Saddex dhalinyaro ah ayaa meentay ku dhintay xeebta magalada Bosaaso,kuwaasoo ka mid ahaa dhalinyaradii u dabaal tagay,labo kale oo dhalinyaro ah ayaa la sheegayaa in la waayay. Maydadka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdisho:Ra’iisulwasaarihii hore oo kulan sagootis ah la qaatay shaqalaha...

Muqdisho(pp) Ra’iisul Wasaaraha hore ee XukuumaddaFederaalka ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon “ Saacid” ayaa maanta kulan sagootin ah la qaatay hawl-wadeenada xafiiska Ra’iisul Wasaaraha,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdisho:Ra’iisulwasaaraha cusub oo xarunta Baarlamaanka lagu dhaariyay(Sawirro)

Muqdisho, December 21, 2013—--Golaha Baarlamaanka ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta cod Caqlabiyad leh ku ogolaaday magacaabista Ra’iisul Wasaare Dr. Cabdiwali Axmad Maxamed, waxaana...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Puntland-tv oo bilaabay wararkii iyo barnaamijyo kala duwan(Dhagayso)

Garowe(pp) Tv-ga Puntland ayaa maanta markii ugu horaysay si toos ah u baahiyay wararkii iyo barnaamijyaddii ay ugu talo galleen in umadda Soomaaliyeed ay daawadaan,kuwaasoo diiradda saaraya xaaladda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Hay’adda Kafaalo oo tababar usoo xirtay ardayda Jaamacadda Bariga...

Garowe(pp)Ardayda Jaamacada Bariga Afrika faraceeda Garoowe ayaa waxaa usoo xirmay Tababar lagu baranayay Cilmi barista iyo kobcinta fikirka Qofka ,iyadoo tababarkaasi ay siisay Hay’ada Kafaalo oo ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Murashaxiinta iyo guddiga ansixinta khilaafaadka oo galabta...

Garowe(pp) Wararkii ugu danbeeyay ee aanu ka helayno arrimaha doorashadda iyo xalinta khilaafka u dhaxeeya dowladda iyo murashaxiinta ayaa sheegaya inay guul ku dhow dahay in lasoo afjaro waxyaabaha la...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Wasiirka howlaha guud iyo gaadiidka Puntland oo madaxwayne ku xigeenka...

Garowe(pp) Wasiirka wasaaradda howlaha guud iyo gaadiidka dowladda Puntland Mudane Daahir Xaaji Khaliif Faarax oo maanta kulan ballaaran ku qabtay hoolka shirarka Hotelka New rays ayaa halkaa kaga...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>