Daawo Barnaamijka Muuqaalka Nolosha, iyadoo barnamijkaas looga hadlaayo Arrimaha Puntland tan iyo intii la aasaasay iyo Xaaladaha siyaasadeed ee hadda ka jira Puntland..
Barnaamijka ayaa waxaa ka qayb qaadanaya waxgarad reer Puntland , kuwaas oo Cabiraya doorka ay ku leeyihiin dib u dhiska dalka iyo horrumarka ka jira Puntland.
Daawo Video
Puntlandpost.com