Waxaan halkaan uga tacsiyeynaynaa Qoyskii iyo ehelkii , Marxuumad Asiili Faarax Muuse Mataan oo ku geeriyootay Magaalada Geneva ee wadanka Swisszerland, taariikhda markay ahayd 23/12/2013-ka.
Waxaan halkaan tacsi uga diraynaa, Ehelka iyo Qaraamada iyo Woyska Reer Faarax Muuse Mataan , gaar ahaan Marxuumada Walaalaheed oo kala ah: Ayaan Faarax Muuse Mataan iyo Aamina Faarax Muuse Mataan , waxaana illaahay uga baryeynaa Janatul Fardowsa, Samir iyo Iimaan ka siiyo. Aamiin:: Amiin
Waxaa tacsidan dirayaa Ehelka kala ah:
HABAR YAR ASLI CIISE OREEY
HABAR YAR NADIIFO FARAX FARMAYEERI
HABARYAR TIMIRO MAXAMUD FARAX (MATUKADE)
CAASHO NUR GEELE (CAASHO CUUD)
MARYAN MAXAMED WAABARI
FOWSIYO CABDI CABDULE (JINI BOQOR)
CABDUQADIR MAXAMED NUR (FIAT) XASKIISA IYO CARUURTISA
REER XAAJI GULEED
REER CILMI SHUXLE
REER XUSEEN CALI BANIIN
REER YAASIIN AXMED KULAN
REER MUUSE AW CALI
DHAMAAN ILMA MAXAMUD ISTICMAAR
DHAMAAN REER XAAJI CIISE MAXAMED AW CALI
MARYAN MAXAMED CIISE (WAABARI)