Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdisho:Shacabka Soomaaliyeed oo loogu baaqay samaysiga warqadaha...

Muqdisho(pp) Kulan shacabka Soomaaliyeed loogu sheegayo inay diyaar yihiin warqadaha aqoonsiga iyo baasaboorka cusub ee dalka ayaa maantey lagu qabtay magalada Muqdisho xarunta dalka Somalia. Waxaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Murashax Cabdidaahir M.Yuusuf Yeey oo sheegtay in la weeraray(Dhagayso)

Garowe(pp) Murashax Cabdidaahir Yuusuf Maxamed Yeey oo ka mid ah ragga u taagan xilka madaxtinimadda dowladda Puntland 8-Janaayo ayaa sheegay maantey in ciidan ka socda madaxtooyadda ay weerar kusoo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Culimadda Puntland oo soo bandhigay gargaarka lacageed iyo meelaha ay...

Garowe(pp) Guddiga culimadda ee ku mashquulsan u gargaarida qoysaskii ku waxyeeloobay duufaantii ku dhufatay deegaano ka tirsan Gobalka Nugaal ayaa soo bandhigay dhaqaalaha ay dadka Soomaaliyeed ugu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Taliyaha madaxtooyadda Pl oo sheegay inaan la weerarin Murashax...

Garowe(pp) Taliyaha ciidanka  madaxtooyadda Puntland Col.Cumar Cabdilaahi Maxamed oo waraysi siiyaya Radio Garowe ayaa tafaashiil dheeraad ah ka bixiyay habkii uu maantay u dhacay xabadii lahu riday...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Murashax Gaas oo sheegay Puntland inay u baahan taha is-badal...

Garoowe 22 Dec 2013:- Musharax Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo Galabta Booqday Jaamacadda Puntland State University (PSU) Xarunteedana tahay Garoowe ayaa Hoolka Jaamacadda kula hadlay in ka Badan...

View Article


Garowe:Wararkii ugu danbeeyay ee doorashadda iyo Shan murashax oo lagu wado...

Garowe(pp) Wararkii ugu danbeeyay ee aanu ka helayno dhanka murashaxiinta ayaa sheegaya iyadoo waqtigii doorashadda iyo u tartanka xildhibaanadda ay fooda soo daartay inay galabta soo saareen go’aan ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Wararkii ugu danbeeyay Gen.Cadde oo Garowe yimi iyo Burhaan Muuse...

Garowe(pp) Waxaa saakadii hore magalada Garowe xarunta dowladda Puntland soo gaaray Gen.Maxamuud Muuse Xirsi (Cadde Muuse) oo kasoo socdaalay magalada Qardho xarunta Gobalka Karkaar. Madaxwaynihii hore...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Kulan u dhaxeeya madaxda Rugta Ganacsiga Puntland iyo kan Somalia oo...

(War-saxaafadeed)Gudomiyaha Rugta ganacsiga Puntland Mudane Siciid Xuseen Ciid iyo Maamulka Rugta Ganacsiga u qaabilsan Gobolka Nugaal ayaa kulan sagootin ah waxay u qabteen Masuuliyiin ka socotay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bosaaso:Mamulka Bosaaso oo wado muhiim ah u qorsheeyay in laami laga...

Bosaaso(pp) Mamulka magalada Bosaaso iyo Kan Gobalka ayaa maanta dhagax dhigay wado ka timaada garoonka diyaaradaha isla markasna aada dekadda magalada oo loo qorsheeyay in laga dhigo laami si isku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdisho:Qaramada Midoobay oo ka hadashay doorashadda Puntland iyo...

  Muqdisho(pp)Wakiilka Qaramadda Midoobay u qaabilsan arrimaha Somalia Nicholas Kay ayaa ka hadlay doorashadda Puntland,wuxuna soo jeediyay in labada dhinac ay tanaasulaad sameeyaan si hanaanka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Burhaan B.Muuse oo Si diirran Garowe loogu soo...

Garowe(pp) ku simaha boqorka beelaha Daarood Burhaan Boqor Muuse Boqor Yuusuf Boqor Cismaan ayaa maantey si diirran loogu soo dhaweeyay magalada Garowe xarunta dowladda Puntland. Inta badan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taleex:Garaad Saleebaan oo inta badan xildhibaanada beesha Dhulbahante soo...

Taleex(pp) Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo ka mid ah isimadda Beesha Dhulbahante oo maanta la hadlayay Radio Daljir ayaa sheegay inuu soo saxiixay xildhibaano gaaraya toban xubnood oo qayb ka ah...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Murashax Maxamed C/nuur oo Garowe kusoo dhaweeyay Burhaan Boqor(Sawirro)

Garowe(pp)Musharax Maxamed Cabdinuur Xirsi oo u tartamaya doorashada Madaxtinimadda Puntland ayaa maanta ku soo dhaweeyay Tuuladda Labiyalabaataan ee Duuleedka Garowe Boqor Burhaan Boqor Muuse Boqor...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Islaan Ciise iyo Suldaan Garaase oo qado sharaf u sameeyay isimadda...

Garowe(pp) Islaan Ciise Islaan Maxamed iyo Suldaan Sicid Maxamed Garaase ayaa maanta qado sharafeed waxay magalada Garowe xarunta Puntland ugu sameeyeen Isimadda Puntland ee magalada ku sugan,iyadoona...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Murashax Maxamed Cabdinuur oo booqday xarunta ay ku jiraan dadka...

Garowe(pp) Murashax Maxamed Cabdinuur Xirsi ayaa maanta markii ugu horaysay booqday xarunta ay ku jireen dadka dhimirka ka xanuunsan,taasoo ku taala duleedka bari ee magalada Garowe. Marka uu tagay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Murashaxiinta oo dalbaday Isimadda Sool iyo Cayn in shirka Isimadda...

Garowe(pp) Murashaxiinta u tartamaya xilka madaxwaynaha iyo ku xigeenkiisa ayaa maanta ku heshiiyay inay ka tanaasulaan arrintii la isku hayay ee ahayd guddiga xalinta khilaafaadka ee uu Farole soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Murashax Caluulo oo booqday barakacayasha Garowe deeqna gaarsiiyay...

Garowe(pp) Murashax Cabdirisaaq Nuur Caluula ayaa maanta socdaal iyo booqashu ugu tagay xarun ay ku jiraan dadka dhimirka ka xanuusan iyo waliba xeradda barakacayaasha ee Jilim oo ku taala duleedka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Barnaamijka Muuqaalka Nolosha Puntland (Video)

Daawo Barnaamijka Muuqaalka Nolosha, iyadoo barnamijkaas looga hadlaayo Arrimaha Puntland tan iyo intii la aasaasay iyo Xaaladaha siyaasadeed ee hadda ka jira Puntland.. Barnaamijka ayaa waxaa ka qayb...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi: Asiili Faarax Muuse Mataan

Waxaan halkaan uga tacsiyeynaynaa Qoyskii iyo ehelkii , Marxuumad Asiili Faarax Muuse Mataan oo ku geeriyootay Magaalada Geneva ee wadanka Swisszerland, taariikhda markay ahayd 23/12/2013-ka. Asiili...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bosaso: Boqor Axmed Boqor Cabdullahi oo loo magacabay Boqorka 34-aad ee...

Bosaso(PP): Munaasabad Ballaaran oo ay kaqaybgaleen Waxgarad, Dhalinyaro iyo aqoonyahanada Beesha Cismaan Maxamuud ayaa waxaa boqorka 34-aad ee beelaha Daarood loogu magacaabay curadka boqorkii...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live