Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Garowe:Murashax Caluula oo la kulmay Haweenka Gobalka Nugaal(Sawirro)

$
0
0

Garowe(pp)Cabdirisaaq Nuur Caluula Oo Ka Mid ah U tartamayaasha Xilka Madaxweyne nimo ee Puntland ayaa  waxaa Xaflad Balaaran uu Kala Qaybgalay Haweenka Gobalka Nugaal oo Soo Dhawayn iyo Taageero Mug leh u Sameeyay  Musharax Caluula.

0

Garoowe (RBC RADIO) Haweenka Gobalka Nugaal  Ayaa Munaasabadaan ay  Qabteen Waxay Ugu Tala Galeen Musharaxa ugu Da,da Yar U tartamayaasha Madaxweynaha Puntland iyagoona Sheegay in Taageeradaani ay Tahay Mid ay La gabarab Taaganyihiin Musharax Caluula Maadaama uu Yaha Musharax  Aqoonyahan Qunyar u Socod ah.

26

Munaasibada Soodhawaynta ah ayaa Haweenku waxay Ay Musharaxa u soo Bandhigeen Cabashooyin Tiro Badan ayagoona Sheegay in ay San Mug weyn ku lahayn Awood Qaybsiga Siyaasadeed ee Dawlada Puntland.

Cabdirisaaq-Nuur-Caluula 1

isagoona Dhanka Musharaxu uu u Balanqaaday Haween Weynaha Puntland in uu Ka Caawin Doono Dhanka Awood qaybsiga Siyaasada, Waxbarashada,iyo Waliba Hurumarka Haweeenka Puntlad, Hadii uu ku Guulaysto Madaxweynaha Puntland.

17

Musharax Cabdirisaaq Nuur Caluula ayaa mudo ku Sugan Magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland isagoona Sameeyay Dhaq Dhaqaaqyo ay Dhamaanba soo Dhaweeyeen Shacab waynaha Puntland.

2635455664Cabdirisaaq-Nuur-Caluula 1

waxaa laga soo diyaariyay

Xafiiska musharaxa


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>