Garowe(pp) Culimadda Puntland ayaa warbaahinta usoo bandhigay deeq lacago ah oo dalka dibadiisa laga laga soo gaarsiiyay kuwaasoo loogu talo galay in la gaarsiiyo qoysaskii ku cayroobay roobabkii duufaanta watay ee bishii hore ka da’ay deegaano ka mid ah Gobalka Nugaal.
Lacagaha Lagu Tabarucay iyo Dadka Ku deeqay
1- Wakiil Faadumo Maxamed Warsame Gabdhaha Jooga London ………….$1,768.
2- Gabdhaha Jaaliyadda Puntland ee Melbourne – Australia – wakiil Xaawo yuusuf jaamac.$5,000.
3- Gabdhaha Jaaliyadda Puntland ee Melbourne – Australia – wakiil Xaawo yuusuf jaamac ,Nasro Muuse Dalmar , Faadumo Xuseen Bayaxow , Cadar Axmed Muuse, Barni jaamac ,Khadiijo Dubyare , Waris iyo Safiyo.$4,200.
4- Axmed Idha – Feynuus –Clomps –Ohio – USA ………………$200.
5- Maxamed Maxamuud Clomps – Ohio – USA.$810.
6- Axmed Weheliye Geeddi -ABG Sweeden.$3,053.
7- Nimco Aadan Maxamed – Holland $994.
8- C/qani Aadan Karshe USA ,$1,000.
9- Jaaliyadda Stockholm –Sweeden (Odayaasha iyo Gabdhaha Masjidka Al-Nuur- $28,332 , waxay Horay usoo dhiibeen $25,000 waxaana soo gaarsiiyey Gudiga C/kariim Sh.Maxamed Sh,yuusuf , c/Risaaq Sh, axmed Cali iyo Xussen Xassan Xirsi.
10- Sh.Ciise Cabdi –Melbourne – Australia ..$6,100.
11- Faadumo Xassan Siciid Sydney –Australia .$920..
12- Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Newzland ..$14,000.
13- Jaaliyadda Soomaaliyeed iyo Muslimiinta Sweeden (VAFTARS).$1,892.
14- Siciid Cartan Shire UEA .$1,137.
15- Liibaan C/Salaam Dhonge –Australia..$870.
16- Somali American Leadership Council Clomps – Ohio USA..$16,551.
Waxaa Wakiill u ahaa Cali Jaamac waxaana Gudiga Culimada soo gaarsiiyey W/kuxigeenka Amniga Puntland Cali Yuusuf Cali Xoosh .
17- Puntland Diaspora Forum In Germany Wakiil Sh. C/qani Qorane .$6,000.
Waxaana soo gudbiyey Maxamed c/raxmaan Cali .
18- C/raxmaan Jalalooti Chicago USA.$150.
19- Oslo Norway, odoyaasha dhaqanka beesha Kablalax, $11,355
20- Jaaliyada soomaaliyeed ee Toronto Canada waxay lacagtan ay hadasoo direen ka harsanayd lagactii ay horay usoo direen ee 45 kun oo Dollar ahayd,,, 7,300
Waxaa soo diyaariyay
Culimada Puntland