Garowe(pp) Guddiga doorashada KMG ah ee Puntland ayaa galabta ku dhawaaqay murashaxiinta sida rasmiga ah uga qayb galaya doorashada madaxtinimadda Puntland.
Gudoomiyaha guddiga doorashada Xildhibaan Saadiq Abshir Garaad ayaa sheegay inay xiran tahay qabashada codsiga murashaxa,ayna wixii ka danbeeya gudo gali doonan holwha u harsan guddiga.
Hadaba hoos ka akhriso murashaxiinta ku baasay inay ka qayb gallaan doorashada.
Liiska madaxwaynaha
1:Cali Xaaji Warsame
2:Cabdiwali Maxamed Cali Gaas
3:Cali Cabdiqaadir Yuusuf
4:Cabdiwali Maxamuud Guray
5 Shire Xaaji Faarax
6:Maxamuud Cabdiraxmaan Cuuke
7:Gen.Cabdilaahi Siciid Samater
8:Maxamed Cabdinuur Xirsi
9:Cabdidaahir Maxamed Yuusuf Yeey.
10:Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Farole
11:Cali Cabdi Awaare
Madaxwayne ku xigeenka.
1:Axmed Cilmi Cismaan Garaash
2:Cabdixakiin Cabdilaahi Xaaji Cumar
3:Xusen Xaashi Xasan
4:Gen.Cabdisamad Cali Shire
5:Cabdilaahi Cali Xirsi Timacade
6:Daahir Xaaji Khaliif Maxamed
7:Cabdirisaaq Maxamed Cumatr
8:Maxamed Xirsi Ducaale
9:Maxamuud Caydiid Dirir
10:Cabdilaahi Daahir Maxamuud
Cali Cabdi Ducaale
Puntlandpost.com
Xafiiska Garowe