Garowe:Faah faahin ku saabsan amaro adag oo kasoo baxay guddiga (dhagayso)
Garowe(pp) Iyadoo lagu jiro howlgalkii ugu danbeeyay ee xiliga doorashada ayaa waxaa maanta amar adag uu kasoo baxay guddiga amniga ee xiliga doorashada,taasoo ku aadan inuusan jiri doonan...
View ArticleGarowe:Murashax Gaas oo Taariikh nolaleedkiisii soo bandhigay(Akhriso)
Garowe(pp) Musharax Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa noqday Musharaxa ugu CV-ga dheer Musharixiinta Puntland ee ebed u tartanta Jagada Madaxtinimo ee Dawladda Puntland laga soo Bilaabo 1998-dii....
View ArticleGarowe:Murashax Cali Cabdulqaadir Yuusuf oo la kulmay qaar ka mid ah...
Garowe(pp) Murashax Cali Cabdiqaadir Yuusuf oo ka mid ah ragga buuxiyay sharuudaha ay soo bandhigeen guddiga doorashada KMG ah ee Puntland ayaa caawa kulan casho ah waxa uu la qaatay qaar ka mid ah...
View ArticleGarowe:Guddiga doorashada oo ku dhawaaqay liiska murashaxiinta doorashada ka...
Garowe(pp) Guddiga doorashada KMG ah ee Puntland ayaa galabta ku dhawaaqay murashaxiinta sida rasmiga ah uga qayb galaya doorashada madaxtinimadda Puntland. Gudoomiyaha guddiga doorashada Xildhibaan...
View ArticleGarowe:Wafdiyo ka socda QM iyo Midowga Yurub oo la kulmay madaxwaynaha...
Garowe(pp) Waxaa maanta magalada Garowe xarunta dowladda Puntland ee Soomaaliyeed soo gaaray wafdiyo kala duwan oo ka socday Qaramarada Midoobay iyo Midowga Yurub waxana hoggaaminayay Amb.Nichalos Kay...
View ArticleGarowe:Akhriso khudbadii uu maanta soo bandhigay Murashax Cabdi-Raxman Farole
Barnaamijka Musharax Madaxweyne Dr. Cabdiraxman Sh. Maxamad Maxamud (Farole) ee Xilka Madaxweynaha Dowladda Puntland ee Doorashada 2014 Murashax Farole oo soo bandhigay waxqabad wanaagsan oo lagu...
View ArticleGarowe:Dalada PUNSAA oo rajo wanaagsan ka muujiyay doorashada madaxtinimada...
Garowe(pp) Daladda ay ku midaysan yihiin ururada aan dowliga ahayn ee PUNSAA ayaa wax lagu furxo ku tilmaamtay in la helo baarlamaanka la isla ogal yahay oo aan wax muran iyo khilaaf ah ka imaan....
View ArticleGarowe:Beesha caalamka iyo murashaxiinta Puntland oo ka shiray arrimaha...
Garowe(pp) Magalada Garowe waxaa maanta soo gaaray wafuud ka socota beesha caalamka,waxayna kulamo goono gooni ah la qaateen madaxda dowladda iyo qaar ka mid ah murashaxiinta u tartamaya xilka...
View ArticleAqoonyahanka Puntland ee Holland oo u hambalyeeyey Doorashooyinkii B....
Qaar ka mid ah Aqoonyahanka Puntland ee ku nool dalka Holland , ayaa si wanaagsan u soo dhoweeyey hanaanka doorashooyinka Puntland iyo sidda nabadgelyada ah ee ay u dhacday, waxay kaloo aqoonyahanku ka...
View ArticleGarowe:Dr.Gaas oo loo doortay madaxwaynaha cusub ee Puntland(Dhagaysi&Sawirro)
Garowe(pp) Ra’iisulwasaarihii hore ee Somalia ,Prof.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas,ayaa maanta baarlamaanka Puntland u doorteen madaxwaynaha shanta sano ee soo socota hoggaamin doona Puntland,ka dib...
View ArticleGarowe:Baarlamaanka oo Cabdixakiin Camey u doortay madaxwayne ku...
Garowe(pp) C/Xakiin C/laahi Xaaji Cumar ayaa maanta loo doortay inuu noqdo madaxwayne ku xigeenka dowladda Puntland,wuxuna kaga guulaystay madaxwayne ku xigeenkii hore iyo murashax Cabdilaahi Cali...
View ArticleMuqdisho:Madaxda DFS oo hambalyo u diray madaxwaynaha cusub ee Puntland
Muqdisho(pp) Qoraalo kala duwan oo kasoo baxay xafiisyada saddexda masuul ee ugu sareeya dowladda dhexe ayaa lagu muujiyay guusha uu Ra’iisulwasaarihii hore ee Somalia ka gaaray doorashada Puntland....
View ArticleGarowe:Shacabka oo soo dhaweeyay madaxwaynaha cusub ee Puntland(dhagayso)
Garowe(pp) Markii ay baarlamaanka Puntland madaxwayne u doorteen ra’iisulwasaarihii hore ee Somalia ,Prof.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas,ayaan waxaa waraysiyo kala duwan xarunta baarlamaanka kaga qaaday...
View ArticleGarowe:Isimadda Puntland oo soo dhaweeyay madaxda cusub ee Puntland(Sawirro)
Garowe(pp) Isimadda Puntland ayaa guul ku tilmaamay habkii ay maantey u dhacday doorashada madaxwaynaha iyo madaxwayne ku xigeenka dowladda Puntland. Boqor Axmed Boqor Cabdilaahi Boqor Muuse oo ka mid...
View ArticleGarowe:Kulan looga hadlayo nabadda iyo doorashda Prof.Gaas oo Garowe lagu...
Garowe(pp) Kulan looga hadlayo ammaanka caasumada iyo sidii looga wada shaqayn lahaa ayaa maanta lagu qabtay hoolka shirarka mamulka dowladda hoose. Waxaa shirkaasi kasoo qayb galay mamulka Gobalka...
View ArticleGarowe:Madaxwaynaha Puntland iyo Murashaxiinta oo kulmay(Dhagayso)
Garowe(pp) Madaxwaynaha cusub ee Puntland Prof.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo ku xigeenkiisa Camey ayaa maanta kulan gaar ah waxay hoolka shirarka Hotel New rays kula qaateen murashaxiintii u...
View ArticleGarowe:Cali Faarax”Cadde Muuse ayaa ka masuul ahaa in doorashadu ku dhacdo si...
Garowe(pp) Agaasime ku xigeenka hay’adda cilmi baarista Puntland ee PDRC ayaa tilmaamay madaxwaynihii hore ee Puntland Gen.Cadde Muuse inuu masuul ka ahaa in doorashada madaxtinimadda Puntland ay ku...
View ArticleGarowe:Haweenka Soomaaliyeed oo ka shiraya siyaasada iyo doorka ay ku lee...
Garowe(pp) Magalada Garowe xarunta dowladda Puntland ee Soomaaliyeed waxaa hadda ku sugan haween Soomaaliyeed oo ka kala yimi Gobalada Somalia,kuwaasoo ka shiraya maalmaha soo socda muujinta doorka ay...
View ArticleQaar ka mid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed iyo Jaaliyada Puntland oo...
Qaar ka mid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed iyo Jaaliyada Puntland oo hanbalyeysay Maamulkii hore iyo kan Cusub ee Puntland. Daawo Video Puntlandpost.com
View ArticleGarowe:Howlgal ammaanka lagu xoojinayo oo ka socda magalada Garowe
Garowe(pp) Ciidaanka ammaanka magalada Garowe caasumadda Puntland ayaa caawa howlgal xoogan oo ammaanka lagu adkaynayo waxay ka bilaabeen qaar ka mid ah xaafada iyo wadooyinka muhiimka ah. Gaadiidka...
View Article