Qaar ka mid ah Aqoonyahanka Puntland ee ku nool dalka Holland , ayaa si wanaagsan u soo dhoweeyey hanaanka doorashooyinka Puntland iyo sidda nabadgelyada ah ee ay u dhacday, waxay kaloo aqoonyahanku ka hadleen nabadgelyada ka jirta Puntland. Waxay kaloo ka hadleen arrimaha federaalka.
Nabadgelyada Puntland ka jirta ayey ku sheegeen in ay keentay in Aqoonyahano badan oo reer Puntland ah u u hanqal taagaan in ay isu sharaxaan Jagagada Madaxtinimada Puntland, waxayna Dowlada Madaxweyne Faroole ku amaaneen doorka uu ka qaatay nabadgelyada iyo horrumarka Puntland. Waxay kaloo ka hadleen doorka haweenka ay kaga jiraan arrimaha bulshada iyo siyaasada.
Daawo Video
Puntlandpost.com