Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Muqdisho:Shaqaale Kenyaan ah oo lagu afduubay magalada Muqdisho

$
0
0

Muqdisho(pp)Wararka aanu ka helayno magalada Muqdisho ayaa sheegaya saddax ruux oo u dhashay wadnaka Kenya in saakadii hore lagu afduubay degmada Hodan ee Gobalka Banaadir.

Deg degLama yaqaan sababta ka danbaysa afduubka,balse wararka ayaa sheegaya raggaan la afduubay inay ahaayeen Injineero,waxana magalada keenay ganacsato Somalia ah oo donayay inay hirgaliyeen goob shidaal.

Warar rasmiya wali lagama hayo oo ku aadan sababta rasmiga ah ee loo afduubay,balse waxaa socda dadaalo kala duwan oo ay wadaan laamaha ammaan magalada Muqdisho,

Warar kale oo soo baxaya ayaa sheegaya dadka la afduubay inay yihiin labo Injineer oo kaliya balse wali lama hubo,

Puntlandpost.com

Xafiiska Muqdisho


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>