Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Garowe:Camey”Ciidamada dib u habayn ayaan ku samayn doonnaa”Dhagayso

$
0
0

Garowe(pp)Madaxwayne ku xigeenka Dowladda Puntland Cabdixakiin Xaaji Camey ayaa sheegay inay dib u habayn wanaagsan lagu samayn doono qaybaha kala duwan ee ciidanka dowladda.

CameyHadalkaan ayuu ka sheegay Camey kulan looga hadlayay mamul wanaaga oo uu isaga iyo Madaxwayne Gaas ka qayb galleen,wuxuna sheegay inay xooga saari doonaan sidii looga shaqayn lahaa cadaalada iyo nabadgalyada.

Waxa uu sheegay inay samayn doonaan qorshe cusub oo ciidanka lagu habaynayo oo lagu siindoono mushaharada ay lee yihiin,wuxuna sheegay inay soo dhisi doonaan dowlad yar oo tayo leh isla markasna kasoo baxa howsha loo igmaday.

Shacabka reer Puntland ayuu uga mahad celiyay sida wanaagsan ee ay ula shaqeeyeen,ayna muhiim tahay buu yiri wada shaqayn iyo wadatashi joogto ah.

Madaxwaynaha Dowladda Puntland iyo ku xigeenkiisa ayaa ku mashquulsan sidii loosoo dhisi lahaa gollaha wasiiradda.

 

Cali Cabdi Ducaale
Puntlandpost.com
Xafiiska Garowe


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>