Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdisho:R.W. Soomaaliya oo la kulmay safiirka Britain u fadhiya Soomaaliya

Muqdisho, January 15, 2014——Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta kulankiisii ugu horeeyay la qaatay Safiirka dalka Britain u fadhiya dalka Soomaaliya Weil Nigan....

View Article


Muqdisho:Madaxwaynaha oo ka gudoomay warqadaha aqoonsiga safiirka Faransiiska...

Muqdisho(pp)Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay danjiraha ay dowladda Faransiisku u soo magacowday waddankan Soomaaliya. Danjire Rémi...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Madaxwayne Gaas”Waxan u baahan nahay dowlad dadka u eg”(Dhagayso)

Garowe(pp) Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali(Gaas) oo maantey ka qayb galay dood cilmiyeed ay soo qaban qaabisay Hay’adda PDRC,loogana hadlayay waxyaabaha looga baahan yahay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Camey”Ciidamada dib u habayn ayaan ku samayn doonnaa”Dhagayso

Garowe(pp)Madaxwayne ku xigeenka Dowladda Puntland Cabdixakiin Xaaji Camey ayaa sheegay inay dib u habayn wanaagsan lagu samayn doono qaybaha kala duwan ee ciidanka dowladda. Hadalkaan ayuu ka sheegay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Boocame:Haweenka Degmada Boocame oo ka hadlay doorashadii Dr.Gaas(Dhagayso)

Boocame(pp) Kulan ay maanta iskugu yimaadeen haweenka Degmada Boocame ee Gobalka Sool,ayaa waxay kaga hadleen doorashadii 8-Janaayo ka dhacday magalada Garowe. Aamino Cabdi Xuseen waxay ka mid tahay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Madaxwaynaha Puntland oo la kulmay wasiiraddii hore (Dhagayso)

Garowe(pp) Madaxwaynaha Dowladda Puntland iyo ku xigeenkiisa ayaa madaxtooyada kulan kula qaatay gollaha wasiiradii hore ee xukumaddii Farole. Kulankan ayaa looga wada hadlay dhowr qodob oo sal dhig u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Istanbul:Wada-hadalkii u dhaxeeyay DFS iyo Somaliland oo ka furmay...

Istanbul(pp) Waxaa maanta magalada Istanbuul ee dalka Turkiga ka furmay wada hadalkii u socday dowlada Somalia iyo mamulka Somaliland. Sawir hore Wasiirka arrimaha dibada Somaliland Maxamed Biici...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Madaxda Pl oo ka qayb galaysa xoolo qayb lagu samaynayo Tuulada Qarxis

Garowe(pp) Guddiga culimadda ee taakulaynta qoysaskii ku cayroobay roobabkii duufaanta watay ee ka da’ay deegaano ka tirsan Gobalka Nugaal ayaa qaban qaabinayo kulan ballaaran oo qoysaskaasi loogu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xaflad Loo qabtay arday Xifdisay Quraanka Kariimka Degmada Baargaal ( Sawirro)

Arday ka kooban illaa 29 arday oo isgu jiray 19 will iyo 10 gabdhood oo kamid ahaa da’yarta Dugsiga Daar Aw Cumar ee Xifdinta Quraanka Kariimka ,tajwiidka iyo waxbarashada asaasiga ah ayaa maantay...

View Article


Liiska Golaha wasiirada dowladda Federaalka oo lagu dhawaaqay

Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa goor dhow ku dhawaaqay golaha Wasiirrada cusub ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayadoo Munaasabadda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gaas”DFS halka Malyan ay balan qaaday waa lagula xisaab tami doonaa”Dhagayso

Garowe(pp)Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) ayaa sheegay in wali looga fadhiyo halkii Malyan ee ay dowladda dhexe ugu deeqday qoysaska ku cayroobay duufaantii ka dhacday...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kabul:Shaqaalle ka tirsan QM oo ku dhintay qarax ka dhacya Kabul

Kabul(pp) Qarax uu sameeyay qof isi soo miidaamiyay oo ka dhacay magalo madaxda Afghanistan ayaa waxaa ku naf waayay labaatan qof oo badankood dalalka Yurub ka kala yimi,wuxuna ka dhacay goob maqaayad...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdisho:Maxkamadda Banaadir oo xukuno kala duwan riday(Dhagayso)

Muqdisho(pp) Maxkamadda Gobalka Banaadir ayaa maanta waxaa la hor keenay dad eedaysanayaal ah oo lagu sheegay inay gallaan dambiyo kala ah ,dil,dhaawac,dhac iyo boob,waxayna dadkaasi gaarayaan 15-qof....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe oo looga hadlay bad baadinta deegaanka Puntland(Dhagayso)

Garowe(pp) Dad ka kala yimi Gobalada Puntland ayaa mudo saddex cisho ah waxay ka hadlayeen sidii looga hortagi lahaa dhibaataynta deegaanka iyo sidii loo joojin lahaa dhuxusha la shito. Kulanka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Wasaaradda caafimaadka Puntland oo ka hadashay dhibaatada gudniinka...

Garowe(pp) Kulan looga hadlayo joojinta gudniinka fircooniga ah ayaa lagu qabtay xarunta wasaaradda caafimaadka Puntland,waxana kasoo qayb galay masuuliyiinta wasaradda,ururo ka socda dadka iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kismaayo:Xaflad lagu caleemo saarayo madaxda cusub ee Jubba oo Kismaayo ka...

Kismaayo(pp)mamulka KMG ah ee Jubba ayaa wada xaflad ballaaran oo caleemo saar ah,taasoo loo qorsheeyay inay dhacdao 20-ka bishaan aanu ku jirno. Wasiirka warfaafinta ee mamulka Jubba Mudane ,Ibraahim...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

London:Madaxwaynaha DDSI oo ka waramay fursadaha maalgashi(Dhagayso)

London(pp) Madaxwaynaha Dowladd deegaanka Somalia Itoobiya Mudane Cabdi Maxamed Cumar oo socdaal ku jooga magalada London ee dalka Ingiriiska ayaa BBC uga waramay hormarka ka socda deegaankiisa iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Madaxwaynaha Puntland oo madaxtooyada kula kulmay Philippe lazzarini

Garowe(pp) Wafdi uu hoggaaminayo xiriiriyaha u qaabilsan QM arrimaha bini aadannimada Somalia Philippe lazzarini ayaa maantey kulan ay saxaafadu xog badan ka hayn madaxtooyada kula yeeshay madaxwaynaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

M.Biixi”Walaalahayaga Muqdisho way og soon yihiin inaan wada soo noqod danbe...

Istanbul(pp) Ergooyinkii kala matalayay dowladda dhexe ee Somalia iyo Somaliland ayaa wada hadalkoodii afarta maalmood socday kasoo saaray heshiis qodobaysan oo lagada dhinac ay ku qanceen. Balse dadka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

C/kariin”Ujaadada wada hadalku waa in lasoo celiyaa walaalaheena Somaliland...

Istanbuul(pp) Wasiirka amniga qaranka dowladda Somalia Cabdikariin Xuseen Guuleed oo hoggaaminaya garabka dowlada wada hadalka ka socda Turkiga u matalaya,ayaa waraysi uu heshiiska soo baxay ka dib...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>