Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Muqdisho:Maxkamadda Banaadir oo xukuno kala duwan riday(Dhagayso)

$
0
0

Muqdisho(pp) Maxkamadda Gobalka Banaadir ayaa maanta waxaa la hor keenay dad eedaysanayaal ah oo lagu sheegay inay gallaan dambiyo kala ah ,dil,dhaawac,dhac iyo boob,waxayna dadkaasi gaarayaan 15-qof.

maxaabiiis
Xeer ilaaliyaha qaranka ayaa maxkamadda ka hor akhriyay danbiyada ay raggaan ku eedaysan yihiin kuwaasoo kala duwanaa.

 
Dood dheer ka dib Gudoomiyaha maxkamadda Banaadir Xaashi Nuur Cilmo ayaa xukunka ku dhawaaqay,hal eedaysane waa lasii daayay ka dib markii wax danbi ah lagu waayay shan ka mid ah arrintooda dib ayaa loo dhigay intii kalena xukun ayaa lagu riday.

 
Hadaba hoos ka dhagayso xukunka Gudoomiyaha maxkamdda Banaadir.

 

 
Puntlandpost.com
Xafiiska Muqdisho


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles