Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

London:Madaxwaynaha DDSI oo ka waramay fursadaha maalgashi(Dhagayso)

$
0
0

London(pp) Madaxwaynaha Dowladd deegaanka Somalia Itoobiya Mudane Cabdi Maxamed Cumar oo socdaal ku jooga magalada London ee dalka Ingiriiska ayaa BBC uga waramay hormarka ka socda deegaankiisa iyo fursadaha maalgashi ee ka banaan DDSI.

ileyWaxa uu kulamo kala duwan London kula qaatay jaaliyadda deegaanka Soomaaliyeed ee ku nool wadanka Ingiriiska,wuxuna Cabdi Ilay jaaliyada usoo bandhigay fursadaha maalgashi ee banaan iyo sida looga baahan yahay shacabku inay dalkooda hormarsadaan.

Qurba joogta ayuu ku ammaanay inay usoo jeedaan hormarka dalkooda,qaarkoodna ay mar hore bilaabeen inay maalgashi hufan sameeyaan.

Dowladda ayaa wada barnaamij ballaaran,waxana dadku ay tilmaamayaan inuu yahay mid wax badan ka qaban kara baahiyada hormarineed ee ay dadku rabaan.

 
Hoos ka dhagayso Waraysiga uu BBC-siiyay Ilay.

 

Cali Cabdi Ducaale
Puntlandpost.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>