Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Kismaayo:Daawo Sawirridii xaflada caleemo saarka madaxda Jubba (Video)

$
0
0

Kismaayo(pp) Xafladii lagu caleemo saarayay madaxda mamulka KMG ah ee Jubba ayaa kusoo dhamaaday jawi wanaagsan,waxana guud ahaan magalada Kismaayo laga dareemayaa damashaad ku aadan soo dhawaynta mamulka Axmed Madoobe.

Daawo Xaflada Caleemo Saarka Jubbaland


Ergayga gaarka ah QM ee Somalia Kay oo khudbad kasoo jeediyay caleemo saarka mamulka,ayaa ku boggaadiyay inay ka qayb galiyaan haweenka siyaasada saddexda gobal si loo helo doorkooda.

Habada halkan hoose ka daawo dhamaan sawiradii kulanka caleemo saarka madaxda Jubba.

1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14r

Puntlandpost.com

Xafiiska Kismayo


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>