Wafuud ku wajahan Puntland oo isku dayi doona inay ku qanciyaan hirgelinta...
Garowe(Puntland Post)-Degaanaada Puntland waxaa kusoo wajahan wafuud balaaran oo doonaysa inay Xukuumada iyo Dadweynaha ku qanciyaan Hanaanka wax qaybsiga 4.5 iyo hirgelinta Go’aamadii Madasha...
View ArticleSuldaanka Beesha Geri-Koombe Oo Boosaso Lagu soo Dhaweeyay
Boosaso-(Puntland Post)-Waxaa si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Bosaso ee xarunta Ganacsiga Puntland Suldaanka Beesha Geri Koombe Suldaan Cali Sheikh Axmed oo mudooyinkii u danbeeyey ku sugnaa...
View ArticleWasaradda dhalinyarada & ciyaaraha Puntland oo tababar Garowe ku qabatay
GAROWE-(Puntland Post) Wasaradda sh,sh,dhalinyarada iyo ciyaaraha Puntland ayaa maanta oo Axad ah magalada Garowe gaar ahaan hoolka xarunta Hay’adda PDRC ka furtay tababar shan maalmood soconaya,...
View ArticleWasaaradda Maaliyadda oo xubin ka noqotay Ha’yadda iskaashiga Islaamka
Muqdishp-(Puntland Post)-Wasaaradda Maaliyadda dowladda fadaraalka Soomaaliya aya kamid noqotay Ha’yadda Iskaashiga Islaamka iyo dhiiri galinta Ganacsiga,kadib markii baarlamaanku uu ansixyey hindise...
View ArticleDFS oo sheegtay in loo qabtay shilkii diyaarada Daallo labaatan qof
DFS ayaa sheegtay labaatameeyo qof in loo xiray dhacadadii dhawaan qabsatay diyaarad ay lee dahay shirkadda Daallo taasoo iyadoo ka duushay garoonka diyaaradaha Muqdisho uu hawada qarax kula qabsaday....
View ArticleHay’adda Maareynta masiibooyinka P/land oo ka digtey khadarta ka dhalan karta...
GAROWE-(Puntland Post) Hay’adda maareynta masiibooyinka dabiiciga ah ee Puntland HADMO ayaa ka digtay khadarta ka dhalan karta abaaraha ka jira qaybo ka mid ah deegaanada Puntland, ka dib markii dhulka...
View ArticleQodobbo Muhiim ah oo ka soo baxay shirkii Golaha Xukuumadda Puntland
The post Qodobbo Muhiim ah oo ka soo baxay shirkii Golaha Xukuumadda Puntland appeared first on Puntland Post.
View ArticleJAMACADAHA BARIGA AFRIKA IYO PIDAM OO MIDOOBAY
Boosaso-(Puntland Post)-Waxaa magaalada Bosaso lagu qabtay xaflad lagu shaacinayey midowga jaamacadaha PIDAM iyo Bariga Afrika oo ka mid ah jamacadaha ugu tunka weyn somaliya. Waxaa ka soo qeyb galay...
View ArticleJawaari oo la kulmay saraakiil ka tirsan qaramada midoobay
Muqdisho-(Puntland Post)-Af-hayeenka baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Cusmaan “Jawaari” ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay kaaliyaha xoghayaha guud ee qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha...
View ArticleBaaritaankii Daallo oo lasoo gabagabeeyay iyo Al-shabaab oo lagu eedeeyay
Muqdisho-(Puntland Post) –Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay inay Ururka Al-shabab ka dambeeyeen qaraxii dhowaan ka dhacay gudaha diyaarad xamuula oo ay lahayd shirkadda duullimaadyada ee Daallo...
View ArticleThree jailed after refugee who fled Somalia stabbed 30 times in Kensington...
A refugee who fled war-torn Somalia as a child was stabbed 30 times in an “abhorrent” attack in Kensington – as he desperately tried to protect himself by wrapping a flimsy duvet around his body. The...
View ArticleDuuliyaha diyaaraddii Daallo ee qaraxu ka dhacay: Amaanka gegida diyaaradaha...
Diyaaradda Daallo ee qaraxu ka dhacay wax yar kaddib kolkii ay ka duushay gegida duullimaadyada ee Aadan Cadde. — © Wakaaladaha/AP Duuliyaha diyaaraddii Daallo ee bishaan horraanteedii qaraxu haleelay...
View ArticleJaaliyada Jubbaland ee dalka Maraykanka oo ka hor timi nidaamka qabiilka ee 4.5
MINNEPOLIS-(PUNTLAND POST) Kulan ballaaran oo lagu qabtay dalka Maraykanka gaar ahaan magalada Minnepolis oo ay soo qaban qaabiyeen madaxda Jaaliyadda Jubbaland ee Waqooyiga America ayaa lagu diiday...
View ArticleWararkii ugu dambeeyey ee degmada Marka
Marka-(Puntland Post)- Degmada marka ee gobolka Sh/hoose waxay wararku saaka sheegayaan in ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ay dib ula wareegeen,kadib markii maalmihii lasoo dhaafay ay gacanta ku...
View ArticleWafti ka socda dowladda fadraalka oo maanta tagay Kismaayo
Kismaayo-(Puntland Post)-Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Howlaha guud ee dowladda fadaraalka Eng, Saalax Sheekh Cismaan Muuse oo ay ka midyihiin Wasiiru-dowlaha arrimaha gudaha Mudane Cabdirashiid...
View ArticleWasiirka arimaha gudaha oo tagay Hobyo
Gaalkacyo-(Puntland Post)-Wafti uu hogaaminayo wasiirka arimaha gudaha dowladda fadaraalka Cabdiraxmaan Odaywaa ayaa maanta tagay degmada Hobyo ee gobolka Mudug ee Gal-mudug,waxaa halkaasi kusoo...
View ArticleOdawaa oo Ahlusunna iyo Gal-mudug ugu baaqay wada hadal nabadeed
Gaalkacyo-(Puntland Post)-Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa, oo ku sugan Magaalada Hobyo ayaa baaq Nabadeed u diray Ururka Ahlu sunna ee fadhigoodu...
View ArticleRw ku xigeenka oo booqday xarumo ciidan
Muqdisho-(Puntland Post)-Ra’iisul ku-xigeenka dalka Mudane Maxamed Cumar Carte oo u wehliyo Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa maanta kormeeray dhowr...
View ArticleWafti uu hogaaminayo ergayga QM u qaabilsan Soomaaliya oo Garowe ku soo wajahan
Garowe-(Puntland Post)- Wafti uu hogaaminayo ergayga qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya danjire Micheal Kitting ayaa maanta ku soo wajahan magaalada Garowe,waxayna masuuliyiintu u imaanyaaan...
View ArticleMadaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland oo Garoowe ka furay shir looga...
Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa Maanta 09-Feb-2016 magaalada Garoowe ka furay shir looga hadlayey Maamul baahinta iyo Barnaamijka horumarinta...
View Article