Ma Haboon Tahay in Cumar Cabdurishiid lagula Xaajoodo Garoowe?!!!
Waxaynu markhaati ka ahayn habkii uu u maareeyey dhisitaankii Galmudug, oo ay madaxda Puntland u ilduufeen danihii uu ka lahaa. Ilduufkaas waxaa ka mid ahaa markii uu Dhuusamreeb ka yiri waxaan...
View ArticleAhlusunna oo sheegtay inay wada hadal la galayn Gal-mudug
Gaalkacyo-(Puntland Post)- maamulka Ahlusunna ee gobolada dhexe ee Soomaaliya ayaa sheegay inaysan la fariisanayn maamulka ay isku hayaan maamulida deegaanada gobolka Gal-gaduud iyo qayb ka mid ah...
View ArticleMadaxweynaha Puntland oo kulan kula qaatay Garoowe Wafti Ballaaran oo ka...
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo uu weheliyo Madaxweyne ku-xigeenka Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa Maanta 09-Feb-2016 kusoo dhoweeyey Qasriga...
View ArticleMadaxweynaha Dawladda Puntland oo kulan gaar ah la qaaatay Waftigii ka socdey...
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 09-Feb-2016 kulan gaar ah la qaata waftigii ballaarnaa ee ka socdey Beesha caalamka ee uu hoggaaminayey wakiilka Xog-hayaha...
View ArticleKulamo u dhaxeeya Beesha Caalamka iyo Wax garadka Puntland oo kasocda Garowe
Garowe (Puntland post)-Wakiilka gaarka ee arimaha Soomaaliya u qaabilsan Xog-hayaha Guud ee Qaramada Midoobey Danjire Micheal Keating iyo Wafuudii la socotay ee Beesha Caalamka ayaa kulamo xasaasi ah...
View ArticleShirkadda Turkish Airlines oo dulimaad-yadeedii Muqdisho u weecisay Gagidda...
Muqdisho(Puntland Post)-Shirkadda Diyaaradaha Turkish Airlines oo maalinta Talaadada ah tegi jirtey Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa hakisay safaradii ay ku tegi jirtay Magaalada...
View ArticleInvitation for Bids for Purchase of Two 4WD Hardtop Vehicles...
The post Invitation for Bids for Purchase of Two 4WD Hardtop Vehicles (MoEWT/WALP/NCB/2016/0001 /PNTB/O9/2016 NATIONAL COMPETITIVE BIDDING appeared first on Puntland Post.
View ArticleXubnihiI Beesha caalamka iyo Isimada Puntland oo ku shiray Garowe
Garowe-(Puntland Post)-Maanta oo arbaco ah waxaa magaalada Garowe ku shiray xubnihii Beesha caalamka oo u hogaaminayey ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating iyo Isimada...
View ArticleDanjire Micheal Keating oo sheegay inuu Puntland u yimi sidii looga xaajoon...
Garowe(Puntland Post)-Wakiilka gaarka xog-hayaha Guud ee Qaramada midoobay Danjire Micheal Keating ayaa Dawlada iyo wax garadka reer Puntland ee uu la kulmay u sheegay inay dhamaatay waxii laga yeeli...
View ArticleMichael Keating iyo siyaasiyiin hore oo kulmay
Garowe-(Puntland Post)- Michael Keating ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya oo ilaa shalay magaalada Garowe gaar ahaan xarunta cilmi baarista Puntland ee PDRC kula kulmayey Isimada,...
View ArticlePRESIDENT ABDIWELI MOHAMED ALI WELCOMES A HIGH-LEVEL DELEGATION LED BY UN...
The post PRESIDENT ABDIWELI MOHAMED ALI WELCOMES A HIGH-LEVEL DELEGATION LED BY UN SPECIAL ENVOY FOR SOMALIA MICHAEL KEATING AT THE STATE HOUSE. appeared first on Puntland Post.
View ArticleJob opening-United Nations Assistance Mission in Somalia- TEAM ASSISTANT
The post Job opening-United Nations Assistance Mission in Somalia- TEAM ASSISTANT appeared first on Puntland Post.
View ArticleMadaxweynaha Dawladda Puntland oo kulan muhim ah l ayeeshay waftigii Beesha...
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo uu wehelinayo Madaxweyne ku-xigeenka Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey , Wasiiro iyo Xildhibaano ayaa galabta 10-Feb-2016...
View ArticleTender for the supply of food items through Voucher System
The post Tender for the supply of food items through Voucher System appeared first on Puntland Post.
View ArticleXubnihii ka socday Beesha Caalamka oo layaabay isku duubnida Qaybaha Bulshada...
Garowe(Puntland Post)-Xubnihii ka socday Beesha Caalamka oo uu Hogaaminaayey ergayga gaarka ee Qaramada midoobey u qaabilsan Arimaha Soomaaliya ayaa maalmihii u danbeeyey wada hadalo la lahaa Qaybaha...
View ArticleSowda Cabdi Aadan oo caafimaad ahaan loogu qaaday dalka Hindiya
BOSASO(Puntland Post) Sowda Cabdi Aadan oo mudo afar sano ah ku xanuun sanaysay gobalka Nugaal kana soo jeeda qoys dan yar ah ayaa maalinkii shalay (Arbaco) caafimaad ahaan loogu qaaday dalka Hindiya...
View ArticleAmaanka garoonka diyaaradaha Bosaso oo la adkeeyay ka dib shilkii Daallo
BOSASO-(Puntland Post) Ammaanka garoonka diyaaradaha magalada Bosaso ayaa la adkeeyay wixii ka danbeeyay shilkii diyaarada Daallo ee magalada Muqdisho. Dadwaynaha ka dhoofaya garoonkan Bosaso ayaa si...
View ArticleMadaxweynaha Dawladda Puntland oo Sheegay in aanay Jirin Wax Heshiis ah oo...
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ay wehelinayaan Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar, Wasiiro, Xildhibaano iyo Saraakiil ka...
View ArticleGolaha deegaanka ee degmada Bander Bayla oo gudoomiye doortay
Qardho-(Puntland Post)- golaha deegaanka degmada Bander bayla ayaa doortay gudoomiye iyo ku xigeen,waxayna xilka gudoomiye u doorteen Siciid Aadan Cali Ateeno oo horay u ahaa gudoomiyaha degmada....
View ArticleWasaaradda warfaafinta oo ka hadashay Muranka hogaanka Nusoj
Muqdisho-(Puntland Post)-Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo Dalxiiska, iyadoo fulineysa Xeerka Saxaafadda Soomaaliyeed ee dhawaan la melmariyay, waxay gacanta ku heysaa hirgelinta Xeerka Saxaafadda...
View Article