Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Jabuuti oo ciidamo kale usoo dirtay Soomaaliya

Baladweyne(Puntland Post)-dowladda Jabuuti ayaa ciidamo kale usoo dirtay dalka Soomaaliya,waxayna badali doonaan ciidamo horay uga joogay magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan. Cutub ciidamo ah oo ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasaradda Caafimaadka Puntland oo daawooyin u qaybisay Isbitaalada Gobaladda

GAROWE-(PUNTLAND POST) Wasaradda Caafimaadka dowladda Puntland ayaa maanta warbaahinta usoo bandhigay daawooyin kala duwan oo lixdan qaybood ka kooban looguna talo galay Isbitaalada iyo xarumaha...

View Article


Ergayga QM u qaabilsan Soomaaliya oo Kismaayo soo gaaray

Kismaayo-(Puntland Post)- Wafti uu hogaaminayo ergiga gaar ka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating ayaa soo gaaray magaaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah Jubbaland. Garoonka...

View Article

Duruufo nolol xumo oo lasoo gudboonaatay dadka ku dhaqan Dhadhaab Kenya

Dhadhaab-Kenya-(Puntland Post)-Duruufo adag oo dhanka nolasha ah ayaa la sheegayaa inay soo wajahday dadka ku dhaqan xerooyinka qaxootiga Dhadhaab Kenya oo ay ku nool yihiin ku dhowaad nus malyuun qof...

View Article

Jubba-land oo sheegtay iney u diyaargaroobeen guluf ka dhan ah Al-shabaab

Kismaayo-(Puntland Post)-Madaxweynaha maamulka Jubba-land Axmed Maxamed Islaam ayaa sheegay inay isu diyaariyeen howl-gal ballaaran oo ka dhan ah Al-Shabaab oo ka arrimiya qaybo ka mida gobollada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jaamacadda Amity ee dalka Hindiya Oo Soo Gaba-gabeysay Imtaaxaanadkii Puntland

Gobolada Soomaaliya ayaa waxaa maanta oo Arbaca ah si rasmi ah loso Gabagabeeyay Imtixaanka Semester-ka 3-aad Master Degree Ee Jaamacadda Amity ee dalka Hindiya oo hab Online ahaana ay ardaydu wax uga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweye GAAS oo Digniin culus u diray shaqsiyaad doonaya in ay Puntland...

Soodhoweynta Madaxweynaha ayaa waxaa ka qabayb qaatay Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey, guddoomiye ku-xigeenka Golaha Wakiillada Puntland...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Lagu Baranayay xalinta Khilaafaadka Oo Lagu Qabtay Boosaso

Boosaso -(Puntland Post) – Barnamijkabarka oo soconayay mudo shan bari ah ayaa waxa lagu baranayay Xalinta khalaafaadka Qoyska iyo beelaha somaliyeed sidii loo xalin lahaa. Tababarkan Ayaa waxaa Lagu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo ugu baaqay Beesha Caalamka in ay Puntland...

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 05-Feb-2016 kulan kula qaatay  xarunta Madaxtooyada Puntland ee Garoowe  in kabadan 30 hay’adood oo isugu jira kuwo caalami ah...

View Article


Magaalada Marka oo ka baxday gacanta dowladda iyo Amisom

Marka-(Puntland Post)-Cutubyo ka tirsan Ururka Al-shabaab ayaa dagaal la’aan kula wareegay magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeellada hoose,markii ay halkaasi banneeyeen ciidamada dowladda iyo kuwa...

View Article

Soomaaliya oo mar kale dacweyanysa Kenya

Copenhagen-(Puntland Post)- Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Dr:Axmed Cali Daahir oo ku sugan dalka Holland ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay u gudbisay maxkamadda caalamka dukumintiyo ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SHIRKADA SHIDAALKA EE HASS PETROLIUM OO BOSAASO LAGA DAAHFURAY

Boosaso-(Puntland Post)-Waxaa maanta oo jimce ahayd markii ugu horeysay xarun ka furatay magaalada Bosaso-Puntland-Somaliya shirkadda shidaalka ee Hass, kadib xaflad ballaaran oo ka dhacday hotel Jubba...

View Article

Ururka Tala wadaag oo ka hadlay Nidaamka 4.5

Garowe-(Puntland Post)-Shir ay isugu yimaadeen maamulka sare ee Dhaqdhaqaaqa Tala wadaag ee Haweenka laguna qaybtay Magaala Madaxda Puntland ee Garowe – 4/2/2016 Ujeedada shirkeenu wuxuu ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Amniga oo Bosaso ku qabtay kulan ammaanka Gobalka looga hadlayay

BOSASO-(Puntlan Post) Wasaradda amniga Puntland Cabdi Xirsi Cali (Qarjab) ayaa kulan amniga looga hadlayo isagu yeeray mamulka gobalka bari, kan degmada iyo saraakiisha kale ee ammaanka, ka dib markii...

View Article

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo dib ula wareegay magaalada Marka

Marka-(Puntland Post)-Ka dib dagaal xooggan oo ka dhacay magaalada Marka iyo daafaheeda ayaa la sheegayaa iney kula wareegeen ciidamada dowladda iyo AMISOM,halkaasoo duhurnimadii shalay ay si nabada ku...

View Article


Somali, AU troops retake key port from Al Shabaab – army, witnesses

Marka-(Puntland Post)-Somali government troops backed by African Union peacekeepers on Saturday, February 6, recaptured the key port of Merka from Shebab insurgents, just one dayafter the Islamists...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

A STATE OF DROUGHT EMERGENCY DECLARED IN PUNTLAND STATE OF SOMALIA

The post A STATE OF DROUGHT EMERGENCY DECLARED IN PUNTLAND STATE OF SOMALIA appeared first on Puntland Post.

View Article


Tarsan oo ammaan darrida Muqdisho ku sababeeyay nidaamka 4.5

Muqdisho-(Puntland Post)-Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir, Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa ku dhaliilay laamaha ammaanka dowladda inay dayaceen amniga Caasimada, isagoo xusay in sidii horay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kuleejka Maka Al-Mukarama oo Shaaciyay Ardaydii Kaalimaha hore Kagalay...

GAROWE-(Puntland Post) Kuleedka Maka Al-mukarama oo ku yeela duleedka magalada Garowe ayaa shaaciyay natiijada imtxaankii sanad dugsiyeedka 2015/2016 ka dib munaasibad lagu qabtay isla xarunta...

View Article

Taliyihii Nabad sugida Degmada Dharkeynley oo toogasho lagu diley

Muqdisho-(Puntland Post)-Dableey hubeysan ayaa galabta oo Sabti ah waxay toogasho ku dileen taliyihii nabad-sugida qaranka ee degmada Dharkeynleey gobolka Banaadir Cabdullaahi Dabeysha. Taliyaha oo...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>