Garoowe: Baarlamaanka Puntland oo ka doodaya Qaabka lagu soo xulayo...
Baarlamaanka Puntland ayaa maanta ka dooday Lifaaq ay soo diyaariyeen guddiga shuruucda ee baarlamaaanka Puntland, lifaaqaas oo qoraya qaabla loo soo dooranayo baarlamaanka danbe ee uu yeelanayso...
View ArticleCaqli weyne Taalo haloo dhiso !!!
Horta Caqliweynow (Caqliweyne waa Abukar Awale – Qaad Diid. Magacyo kale oo badan baan bixiyey. Caqliweyne waxaan u qoondeeyey Abukar Awale, Markaan ogaadey Halganka uu ku jiro, dadka uu kula jiro...
View ArticleKu dalxiis dalkaaga hooyo, kaalay soo baro bilicda xeebta Garacad, kana geyso...
Gobolada Puntland waxay leeyihiin xeebta ugu dheer marka loo eego gobolada kale ee soomaaliya xeebta Garacad ee Gobolka mudug na waxay ka mid tahay meelaha ugu quruxda badan xeebta dheer ee deegaanada...
View ArticleGaroowe: Puntland oo doorashada ku gelaysa qaabkii hab beeleedka (Warbixin)
Garoowe: (pp). Baarlamaanka Puntland oo shalay iyo maanta ka doodayey habka loo soo xulayo baarlamaanka cusub ayaa maanta si guud isugu raacay in baarlamaanka cusub loo soo xulayo sidii hore oo qaab...
View ArticleGarowe: Puntland oo sheegtey in la helay qof uu ku dhacay Cudurka Dabaysha.
Garowe: (pp)- Wasiirka Caafimaadka ee Puntland Dr: Cali Cabdulaahi Warsame oo maanta saxafadda shir jaraa’id ugu qabtey xafiiskiisa ayaa sheegaya in qof qaba cudurka Dabaysha lagu arkey magaaladda...
View ArticleMaxay kula tahay Puntland 15 sano kaddib (Jawaabo- Qaybtii Sadexaad)
Waxaan weli wadnaa aragtida shacabka Puntland ee ku aadan su’aasha ah Maxay kula tahay Puntland 15 sano kaddib, waxaana muwaadiniinta qaarkood uga soo jawaabeen sidan iyagoo yaaban qaarkood sida ay wax...
View ArticleFaallo: Baarlamaanka Dhaxal-tooyada Puntland !
KL: (pp)- Dhisidda Puntland wuxuu ahaa hindise kayimid dadka u dhashay Gobollada Bari, Sanaag, Sool, Mudug,Nugaal, iyo Degmada Buuhoodle ee Gobolka Togdheer, dhammaan shantaan gobol iyo degmadaasi...
View ArticleGAROWE: Puntland magaceeda ayey kaga qayb galeysaa shirka New-Deal ee Brussels
GAROWE(PP): Waxaa maanta si kedis ah ku soo gaaray magaalada Garoowe wafti ka socday midowga Yurub oo uu hogaaminayo Agaasimaha guud ee bariga Afrika u qaabilsan midowga Yurub Nick Westcott....
View ArticleMuqdisho: Golaha Wasiirada oo shirkoodii maanta uga dooday qodobo dhowr ah
Muqdisho: (pp)- Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii joogtada ahaa, waxaana shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax...
View ArticleGaroowe:Talaalka Dabaysha oo maanta furmay,Sawiro.
Garowe:(PP)-Wasaarada caafimaadka Puntland ayaa dib maanta uga bilawday ololaha talaalka Dabaysha dhamaan deegaanada Puntland ka dib markii todobaadkan laga helay cudurkan cunuga yar oo ku nool...
View ArticleWar-Murtiyeed Guud, – Gudiga Hagista Barnaamijka Domiqraadiyaynta.
Garowe: (pp)- Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska hagida Guddigii Doorashooyinka Puntland ee Garowe ayaa looga hadlay qodobo muhiim ah oo ku saabsan hakintii ku timid doorashooyinka goloyaasha...
View ArticleGaalkacyo: Dhaawacyadii Kismaayo, ee Puntland lagu daweeyey oo dhowaan ku...
Gaalkacyo: (pp)- Dhaawacyadii laga soo daadgureeyey Kismaayo isla markaana lagu daaweeyey Magaalada Gaalkacyo ayaa badankood lagu guulaystay daaweyntooda , waxaana mardhow ay ku laaban doonaan...
View ArticleU riyaaqay Roobka ka curtay Puntland..! (Dhibaatada Qaadka oo looga dooday...
Kadib markii dowlada ingiriisku ku dhawaaqday inay qaadka ka mamnuucday wadankeeda ayaa waxaa isasoo tarayey calaacalka iyo oohinta kasoo yeeraysa beeraleyda iyo qaar kamida madaxda Kenya kuwaasoo ku...
View ArticleMarka: Dagaalada waxay u dhaxeeyaan dadka deegaanka iyo dad 2000 km ka shishe...
Dagaalo goos goos ah oo maalmihii la soo dhaafay ka dhacay gobolka Sh/hoose oo ay isaga soo horjeedeen Maleeshiyooyin ka soo jeeda Beesha Biimaal iyo Beesha Habargidir ayaa sababay dhimasho iyo...
View ArticleGarowe: Nadiifinta dharka oo loo adeegsanayo hab casriya oo ka bedelan...
Garowe: (pp)-Magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa maanta 26,July,2013 laga furay Doobile casriya oo dharka ku mayraya mashiino casriya oo hawo maryaha ku nadiifinaya waxaana loo bixiyey...
View ArticleGaroowe: Tartan Quraan, oo lagu soo gaba-gabeeyey Magaalada Garoowe (Daawo...
Garoowe: (pp)- Tartan Quraan, oo lagu qabtay Masaajidka Hudaa ee magaalada Garoowe ayaa abaalmarino lagu guddoonsiiyey Arday badan oo wax ka dhigta Madaarasada ku taal magaalada Garoowe. Daawo...
View ArticleNairobi: Qaar ka mid ah Waxgaradka Jubbooyinka oo taageeray Wadahadalada u...
Nairobi: (pp)- Qaar ka mid ah Waxgaradka ka soo jeeda deegaanada Jubbooyinka ayaa taageeray Wadahadalada u socda DF ee Soomaaliya iyo dowlad goboleedka Jubbaland State. Sheekh Khakool oo ka mid ahaa...
View ArticleXeerka saxaafadda: Ma Xoriyad ka qaadisbaa mise waa Hal- xiraale?
Philosopher Claude-Adrien waxaa uu yiri ” To limit the press is to insult a nation, to prohibit reading of certain book is to declare the inhabitants to be either fools or slaves.” Xoriyaddu waa shey...
View ArticleSawir Muujinaya Sida siyaasada dowlada ee Ku aadan Gobolka Sh/hoose (Sawir...
Waa sidee siyaasada Madaxweyne Xasan ee ku aadan Sh/hoose, gobolkaas oo ay ka socdaan Kacdoon shacab oo u dhaxeeya Beesha habargidir (Ceyr) iyo Beesha Biimaal ee deegaanadaas degan, waxaana Amiin...
View ArticleMuqdisho: Dhismaha Safaarada Turkiga ee Muqdisho oo Qarax Ismiidaamin ah lala...
Dhismaha Safaarada Turkigu ay ku leedahay magaalada Muqdisho ayaa gelinkii danbe ee maanta waxaa ka dhacay Qarax ismiidaamin ah oo qof naftii hure ah uu dhismahaas la beegsaday, waxaana qaraxaas ku...
View Article