Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowlada goboleedka Jubaland State oo ka qaybgaysa Shirka Brussels (Warbixin)

War aan helay ayaa xaqiijinaya in madaxda Jubaland state ay casuumad ka heleen Midowage Yurub si ay uga qeyb galaan shirka lagu qaban doono Brussels ee looga hadlayo arimaha Soomaalia. Jubbaland State...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdisho: Ra’iisul Wasaaraha oo caawa kulan Amniga looga hadlayo la yeeshay...

Muqdisho: (pp)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa caawa kulan ballaaran oo afur ah la yeeshay taliyeyaasha ciidamada Qalabka sida, taliye...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waaciye: Xilka Gudoomiyaha Baarlamanka Puntland oo la isku sharaxay.

Waaciye: (pp)- Tan iyo markii Madaxweynaha Puntland 14,July uu hakiyey doorashooyinkii golayaasha degaanka Puntland ee ururada Siyaasada u tartamayeen ayaa waxaa ka bilowday deegaanada Puntland olole...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ohio oo lagu qabanayo barnaamij looga hadli doono Arrimaha Federalka,Waxaan...

Guest Speaker: Mr. Faisal A. Roble The Somali Community of Columbus, Ohio, invites you to: Somalia Today: Post Civil War Governance – Challenges and Opportunities...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garoowe: Xeerka Saxaafada oo ay ku heshiiyeen Suxufiyiinta iyo Dowlada...

Garowe: (pp)- Magaalada Garowe waxaa lagu qabtay xaflad lagu soo bandhigayay xeerka Saxaafada Puntland oo ay gacanta ku hayeen Dallada PUNSAA oo kaashanaysa ururka MAP ka dib markii wasaaradu la furtay...

View Article


Muqdisho: Diyaarad dhaawacyo askar turkish ah u qaadey dalkooda.

Muqdisho: (pp)- Afar ka mid ah askar u dhashey dalka Turkiga oo ku dhaawacmey weerar qarax oo 27/7/2013 lagula beegsadey xarun ay ku leeyihiin Muqdisho ayaa la gaarsiiyey wadanka Turkiga ka dib...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe: Tiro ka badan 350 Qof ayaa Maqrib walba Afur la siiyaa,Sawiro.

Garowe: (pp)- Bisha Ramadaan marka ay dhalato ayaa waxaa dhacda in Jimciyada la yiraahdo faridda wanaaga iyo ka reebida xumaanta oo aas aaskeeda ay iska lahaayeen Culimo uu ka mid ahaa ALLe ha u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Puntland: Maraaxilkii lasoo maray iyo caqabadaha taagan xiliga kala guurka

Horudhac: Tan iyo asaaskii Puntland 1998, Puntland waxay soo martay marxalado siyaasadeed, dhaqan- dhaqaale oo kala duwan. Waqti kastaahi wuxuu lahaa fasiraadiisa gaarka ah, ayadoo lagu cabirayo ama...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garoowe: C/shakuur Mire Aadan oo loo magacaabay Wasiirul-dowlaha Dekedaha,...

Garoowe: (pp)- Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntland , Xeer lanberkeeduna ahaa Lr 117-  kuna taariikhaysnayd 28/July 2013,  ayaa lagu magacaabay C/shakuur Mire Aadan, isagoo loo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdisho: Goobaale iyo raga taabacsan oo laga bedelayo Sh/hoose (Warbixin)

Muqdisho: (pp)-  Maalinkii shalay oo baarlamaanka looga yeeray Wasiirka arrimaha guddaha C/kariin Guuleed isla markaana la weydiiyey su’aalo badan oo ku aadanaa dagaalada ka socda gobolka Sh/hoose ayaa...

View Article

Muqdisho: Madaxweyne Xasan oo ka hadlay amaanka Muqdisho(Dhegeyso)

Kulan uu la qaatay qaar ka mid ah  Saxafiyiinta Warbaahinada oo looga hadlayay xeerka Saxaafadda ayaa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu kusoo hadal qaaday amaanka magaalada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xog hoose: Deeq 50 Arday ah oo laga dhacay Dowlada Puntland.

Garowe: (pp)- Masuuliyiin ka tirsan DF Somalia ayaa la wareegay kuraasta 50 ardey oo Puntland deeqo Waxbarasho uga heshay dalka Sudan. Waxaa la helay xog ama waraaq cadeynaysa qoraal ay Dowlada Sudan u...

View Article

C/wali Gaas oo u soo safraya Deegaanada Puntland,(Muxuu la xiriira safarkiisu?).

Garowe: (pp)- Ilo xogogaal ah oo saxaafada u waramay ayaa sheegaya in uu jiro dhaq dhaqaaq uu ku doonayo sidii uu ku imaan lahaa todobaadyada soo socda deegaanada Puntland Ra,iisal wasaarihii hore DKMG...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ankara: Dowlada Turkey oo maanta Aas qaran u sameysay Askari looga dilay...

Ankara: (pp)- Askari ku dhintey qarax ismiidaamin ah oo Muqdisho lagula beegsaday 27/7/2013 Safaarada Dowlada Turkey ku leedahay ayaa maanta aas qaran loogu sameeyey Wadankiisa, ka dib markii diyaarad...

View Article

Carmo: Warar been abuur ah oo laga sheegey shaqaalaha rayidka ee Kulliyadda...

Carmo: (pp)- Taliyaha Kuliyada Akedemiyada Carmo Col Cali Ceydiid Faarax ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamey warar lagu faafiyey barta Internet-ka oo sheegayey in 30 ka mid ah shaqaalaha Kuliyada ay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe: Sidee caawa Puntland looga diyaar garoobayaa Xuska 1 Augsto oo ah...

Garowe: (pp)- Maamulka iyo Shaqaalaha Shabakada Puntlandpost.com waxay dadweynaha reer Puntland ugu hambalyeynayaan xuska 15 sano guurada kazoo wareegtey markii dhidhibada loo taagay dowlada Puntland...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faallo: 15 Sano ka dib Puntland.

Bosaso: (pp)- 15-sano ayaa laga jooga xilligii dhidibada loo taagay maamulka qaangaaray ee Puntland,kaas oo la aas-aasay 1-agoast sanadkii 1998. Markii ay burburtay dowladii dhexe ee Soomaaliya...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe: Diyaarad markii ugu horeysay duulimaad ka bilaabeysa Garoowe, Nairobi...

Garoowe: (pp)-  Diyaarad si toos ah todobaadkii u sameyn doonta duulimaadyo Garowe, Nairobi iyo Gaalkacyo ayaa markii ugu horeysay laga  hirgaliyey deegaanada Puntland,waxaana uu sheegey Wakiilka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Marka: Alshabaab iyo shacabka deegaanka Sh/hoose oo noqday cadowga koowaad...

Iyadoo shacabka Soomaaliyeed  badankiis ay ka warhayeen in Kacdoon shacab uu ka bilowday gobolka Sh/hoose , kacdoonkaas oo looga soo horjeedo kooxo uu hogaamiye u ahaa Goobaale oo  22kii  sano ee la...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bosaso: Warshada shamiitada sameysa oo Puntland laga dhisayo,Sawiro.

Boosaaso: (pp)- Ganacsato u dhashay deegaanada Puntland ayaa ku howlan hirgalinta Warshad sameysa shamiitada, ka dib kulan xaflad ah oo lagu shaacinayey furitaanka warshada ayaa lagu qabtey magaalada...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>