Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

M/wayne Gaas oo 4.5 kaga hadlay magalada Minnepolis

Minneolis (Puntland post) Madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) oo safar shaqo ku jooga waddanka Maraykanka ayaa munaasibad aad u ballaaran oo ay soo qaban qaabisay Jaaliyadda Puntland...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Haweenka Puntland oo khudbad ka jeedin doonta shirka haweenka ee New...

GAROWE-(Puntland Post) Wasiirka haweenka iyo horumarinta qoyska Puntland Anisa Xaaji Muumin ayaa ka mid ah masuuliyiinta lagu marti qaaday shirka haweenka adduunka oo dhowaan ka furmi doono magalada...

View Article


Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya Oo Qaraar Kasoo Saaray Shirarkii Uu...

Muqdisho-(Puntland Post) Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo saaray qaraar ku saabsan natiijada shirarkii albaabada u xirnaayeen ee uu Baarlamaanka Federaalka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Munaasabaddii soo dhoweynta Madaxweynaha ee Minneapolis ee Waddanka Maraykanka

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo safar shaqo ujooga Waddanka Maraykanka ayaa waxaa siweyn loogu soo dhoweeyey magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ee woqooyiga...

View Article

MAKE HAY WHILE THE SUN SHINES! By. Hamdi Abdikani Shire

It’s quite uneasy to forget the stress, depression, rejected resumes and other barriers along the way to the “prime job” when there is highly alarming unemployment rate in our country, yet we wouldn’t...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland oo ka qayb galay Munaasabad lagu...

Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta 13 March, 2016 waxaa uu ka qayb galay munaasabad lagu taageerayey...

View Article

RW Soomaaliya oo ku wajahan Baladweyne

Muqdisho-(Puntland Post)-Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa lagu wadaa inuu kormeer howled ku tego magaalada Beladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan. Qaban qaabo lagu soo dhaweynayo...

View Article

Guddiga arimaha dibada ee baarlamaanka oo hambalyo udiray Xoghayaha cusub ee...

Muqdisho-(Puntland Post)-Guddiga arrimaha dibadda ee barlamaanka Soomaaliya ayaa hambalyo u diray Xoghayaha Cusub ee Jamacadda Carabta Ahmed Abuu Gheit Wasiirkii hore arrimaha dibadda ee dowladda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hay’adda Astaynta Maamul wanaaga iyo La dagaalanka musuqmaasuqa Puntland oo...

Hay’adda Astaynta maamul wanaagga iyo   la dagaalanka dowladda puntland ayaa galabnimadii arbacada qabatay barnaamij dood cilmiyeed iyo wacyi galin isugu jira, kaas oo looga gol lahaa sidii bulshada...

View Article


Qarax ka dhacay magaalada Ankara oo ay ku geeriyoodeen 34 RUUX

Qarax wayn oo loo adeegsaday gaari ayaa xalay ka dhacay magaalada Ankara ee dalka Turkiga waxaana ku dhintay dad gaaraya 34 ruux oo shacab ah halka ay ku dhaawacmeen dad kabadan 75 ruux. Goobta qaraxu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka arimaha dibada Soomaaliya oo Kuwait kula kulmay dhigiisa

Kuwait(Puntland Post)-Wasiirka Arrimaha dibadda iyo dhiiri gelinta maalgeshiga ee Soomaaliya Cabdisalaan Hadliye Cumar oo socdaal shaqo ku tegay dalka Kuwait ayaa waxaa magaalada Kuwait city kula...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

ku dhawaad 4 ruux oo ku dhintay dagaal beeleed ka dhacay Mudug

Gaalkacyo(Puntland Post)- ku dhawaad afar ruux ayaa ku dhintay dagaal beeleed ka dhacay gobolka Mudug, oo u dhaxeeyo beelo kasoo kala jeeda Puntland iyo Gal-mudud, waxaana dagaal koodu ka dhashay kadib...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland iyo Wafti uu hoggaaminayey oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey iyo Wafti ballaadhan oo uu hoggaaminayey ayaa maanta 14-March-2016 waxay kormeer shaqo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

M/weyne Gaas oo Jaaliyadda Puntland ee MN kala hadlay ka qayb galka gurmadka...

MN(Puntland Post) Madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Cali Gaas ayaa Jaaliyadda Puntland ee waddanka Maraykanka gaar ahaan magalada MINNEPOLIS ka codsaday inay dowr muuqda ka qaataan wax ka qabashada...

View Article

Maleeshiyo ka tirsan Al-Shabab oo la wareegay deegaanka Garacad iyo mamulka...

Garacad-(Puntland Post) War hadda naga soo gaaraya deegaan Garacad oo hoos taga degmada jirriban ee gobolka mudug ayaa la xa qiijiyay in maleeshiyaad aan hayb tooda laga ragananayn laakiin loo...

View Article


Faah faahin ku saabsan gacan ku haynta kooxda Al-Shabab ee Garacad

Jariiban(Puntland Post) Qaar ka mid ah Odayaasha deegaanka Garacad oo warbaahinta gudaha la hadlay ayaa sheegay inay ku qiyaasi karaan tirada ciidamada Al-Shabab ee deeganaka soo gaaray kun askari,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo kormeero ku tegey xarunta dawladda hoose ee...

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo safar shaqo ku jooga waddanka maraykanka ayaa kormeero ku sameeyey qaybo kamid ah xarumaha dawliga ah iyo  kuwa  ganacsiga ee soomaalidu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faah faahin ku saabsan dagaal yahano Al-Shabab ka tirsan oo ku wajahan...

Garowe(Puntland Post) Tan iyo markii shalay galinkii danbe dagaal yahano hubaysan soo gaareen deegaanka Garacad ee degmada Jariiban ayaa waxaa soo baxaya wararka sheegaya damacooda ku aadan inay dhulka...

View Article

Shuban biyood carruur ku laayay Shabeellada hoose

Jowhar-(Puntland Post)-Siddeed carruur ah ayaa ugu geeriyootay shuban biyood ka dillaacay tuulooyin hoos taga magaalada Jowhar,taasoo loo sababaynayo biyo la’aan baahsan oo ka jirto webiga shabeelle ee...

View Article

Kooxihii dagaalyahanada ahaa ee xeebaha Puntland soo gaaray oo sheegtay in ay...

Garowe(Puntland Post) Wararka aan hadda ka helayno deegaanka Garmaal oo qiyaastii 80-KM dhanka bari kaga beegan degmada Eyl ee Gobalka Nugaal ayaa sheegaya in dagaal yahandii saaka la wareegay mamulka...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>