Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo oo Garowe soo gaaray

GAROWE(Puntland Post) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta soo gaaray magalo madaxda Puntland ee Garowe. Wafdiga wasiirka koowaad ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faahfaahin: Ra’iisul-wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya oo gaadhey...

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ay weheliyaan Madaxweyne ku-xigeenka Eng. Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Axmed Cali...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wareegto: Madaxweynaha Dawladda Puntland ayaa Magcaabay guddiga Taakulada...

The post Wareegto: Madaxweynaha Dawladda Puntland ayaa Magcaabay guddiga Taakulada Difaaca Puntland appeared first on Puntland Post.

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guddiga Taakulada Difaaca Puntland oo soo bandhigay Akkoono (Accounts) kuwaas...

Guddiga Taakulada Difaaca Puntland oo soo bandhigay Akkoono (Accounts) kuwaas oo lagu soo hagaajinayo Taakulada Ciidamada Difaaca Puntland, waxaana laga furay Bangiyada Dahabshiil, Amal iyo Iftiint The...

View Article

RW.Somalia oo madaxwaynihii hore Puntland kala hadlaya nidaamka 4.5

Garowe(Puntland Post) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid oo shalay soo gaaray magalada Garowe ayaa lagu wadaa saacadaha soo socda inuu kullan la qaato madaxwaynihii hore Puntland Mudane...

View Article


Maraykanka oo sheegtay in ay dileen wasiirkii maaliyadda ee Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa sheegatay in ay dileen hogaamiyayaal Daacish ah, ragaas oo uu ku jiro wasiirkii maaliyadda ee Daacish Abdiraxmaan Mustafa Al-Qaduli. Madaxdaas ayaa lagu dilay duqayn ka dhacday...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxda Puntland iyo wafdiga RW.Somalia oo kulamo uga socdaan madaxtooyada

GAROWE(Puntland Post) Madaxtooyada Puntland waxaa ka socda kulan u dhaxeeya Ra’iisul Wasaaraha Dowladda dhexe iyo madaxda Puntland, kullankaasi ayaa la sheegayaa inuu yahay mid la isaga xog waraysanayo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wakiilada xiriirka kubadda cagta ee gobalada Puntland oo la magacaabay

Garowe(Puntland Post) Guddiga xiriirka kubadda cagta Puntland ayaa maanta soo saaray qoraal lagu magacaabay gudoomiyaasha gobalada ee xiriirka kubadda cagta. Gudoomiyaha xiriirka kubadda cagta Puntland...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirkadda Towfiiq oo lacag dhan 12,500 oo doolar ku wareejisay guddiga...

Bosaso(Puntland Post) Shirkadda ganacsiga ee Towfiiq General Trading Qeybteda Puntland ayaa lacag dhan 12,500 oo doolar ku wareejisay guddiga gurmadka abaaraha, taasi oo ay ugu tala gashay dadka ay...

View Article


Puntland oo ku adkaysanaysa diidmada 4.5 iyo Raisul Wasaare Cumar oo wada...

Garowe(Puntland Post)-Raysal Wasaaraha Dawlada Feraalka Cumar Cabdirashiid Cali Sharmake ayaa kulamo gooni gooni la qaadanaaya Madaxda ugu saraysa Dawlada Puntland, Siyaasiyiinta, Isimada iyo qaybaha...

View Article

Madaxweyne Xassan Shiikh Maxamuud oo u muuqda inuu natiijo la’aan kaga...

Baladweyne(Puntland Post)-Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiraan Waxaa maanta ka dhacay banaan-baxayo rabashado watay oo lagu diidan yahay sida Dawlada Federaalka ee uu hogaanka u yahay Xassan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Oramada Itoobiya oo samaynaaya banaan-baxyo ay ku dalbanayaan inay helaan...

Adis-Abeba(Puntland Post)-Telefishinka Caanka ah ee Al-jazeera ayaa baahiyey xaalad adag oo haysata Dadka oromada ah ee ku nool Bariga Dalka Itoobiya, Qowmiyadan oo aaminsan inaysan Dawlada Itoobiya ka...

View Article

Wada hadalada u dhaxeeya Dawlada Federaalka iyo Puntland oo ay kusoo...

Garowe(Puntland Post)-Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland waxaa maanta laga sugaayaa wafti balaaran oo kasocda Beesha Caalamka, kuwaas oo iskugu jira IGAD, Midowga Yurub iyo Dalalka Gobalka waxayna...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bosaaso oo looga diyaar garoobaayo dhagax dhiga wajiga 2-aad ee Gagida...

Bosaaso(Puntland Post)-Magaalada Bosaaso ee Xarunta Ganacsiga Puntland waxaa looga diyaar garoobayaa soo dhawaynta wafuud balaaran oo ka qayb geli doonta dhagax dhiga gagida diyaaradaha Caalamiga ah ee...

View Article

Kuuriyada Waqooyi oo ku hanjabtay gantaalo Nukleer ah inay ku garaaci doonto...

Pyongyang (Puntland Post)-Dawlada Waqooyiga Kuuriya ayaa soo saartay Muqaal loogu magac daray Jaaniskii ugu danbeeyey oo ay hanjabaad culus ugu dirayso Dawlada Maraykanka iyo Koonfurta Kuuriya....

View Article


Al-shabaab oo la wareegtay degaanka Ceel-baraf ee Gobalka Shabeelaha Dhexe

Ceel-baraf(Puntland Post)-Warka laga helaayo degaanka Ceel-baraf ee Gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya inay halkaas gudaha u galeen Ciidamo katirsan xarakada Al-shabaab markii Ciidamada Dawlada...

View Article

Axmed Madoobe oo sheegay in ka badan 165 caruur ah Al-Shabaab inay ka...

Kismaayo- (Puntland Post) Madaxweynaha Maamulka Gobeleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa ku eedeeyay Al -Shabaab inay caruur yar yar ka kaxeysteen deegaano ka tirsan Jubbooyinka. Caruurta ayuu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

IGAD oo ka qayb qaadanaysa dhismaha wajiga labaad Airport-ka Bosaso

Garowe(Puntland Post) Wafdi uu hoggaaminayo xoghayaha urur gobaleedka IGAD Maxbuub Macalin ayaa maanta soo gaaray magalo madaxda Puntalnd ee Garowe, waxana la socday saraakiil xafiiskiisa ka tirsan,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo xafiiskiisa ku qaabilay wafti ballaaran oo...

Madaxweyne kuxigeenka Dawladda Puntland Eng. Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta 27-March -2016 waxaa uu garoonka diyaaradaha ee Kanoonoko ee duleedka Garoowe kusoo dhoweeyey Wafti...

View Article

Dawlada Soomaaliya oo heshiis la gaartay qaar kamida odayaasha Hiiraan iyo...

Baledweyne(Puntland Post)-Madaxweynaha Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya Xassan Shiikh Maxamuud ayaa goor dhawayd heshiis kula gaaray Magaalada Baledweyne sideed oday dhaqameed oo kamid ahaa kuwii...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>