Dowladda federaalka ee Soomaali oo gudiga abaaraha ugu deeqday Hal Milyan oo...
Shir balaaran oo ay isugu yimaadeen Guddiga Qaran ee Gudmadka Abaaraha ayaa looga hadlay Abaaraha ba’an ee ka jira dalka, iyadoo shirkan ay ka qeyb galeen Ururada Bulshada rayidka, Culumaa’udiinka iyo...
View ArticleUgu yaraan 65 qof oo ku dhintay iyo in ka badan 300 oo ku dhaawacmay qarax ka...
Pakistan(Puntland Post)-Qof naftii hure ah ayaa Magaalada Lohore ee Bariga Dalka Pakistan ku diley in ka badan 65 qof iyadoo ay ku dhaawacmeen dad kor u dhaafaya 300 oo qof, iyadoo dhimashaduna sii kor...
View ArticleBoqor Cabdulahi Axmed Cali oo qabtay war saxafadeed uu ugasoo horejedo...
Garowe-(Puntlandpost) Boqor Cabdulahi Axmed Cali oo kamid Isimada Puntland gaar ahaan Isimada Gobolada Sool, sanaag iyo cayn ayaa shir jarid oo uuku qabtay Hotel Rugsan ee magaalada Garowe kaga...
View ArticleAt least 65 people dead and more than 300 wounded in Pakistan in a suicide blast
Pakistan(Puntland Post)-At least 65 people – mostly women and children – have been killed at a crowded park in Pakistan in a suicide blast that also wounded more than 300 people, officials said. A...
View ArticleNin lagu dilay isagoo ku jira Masaajid ku yaala Degmada Heliwaa ee Magaalada...
Muqdisho(Puntland Post)-Nin Soomaali ah oo kamid ahaa qurba joogta kasoo laabatay Dalka Kanada ayaa xalay lagu dilay isagoo ku jira Masaajid ku yaal degmada Heliwaa ee Magaalada Muqdisho sida ay...
View ArticleDuulaankii Al-SHabaab ee Puntland Maxaan ka baranay? W.Q: Axmed-Yaasiin...
Soomaalidu waxay tiraahdaa Qosol Hiilo Waa Galaa! Ma is leedahay wax yar baan ka fahmnay ilaa iyo hadda ujeeddadii duulaankii weynaa ee maalinimmada cad koox-da Al-SHabaab ku soo qaaday Puntland?!...
View ArticleDFS oo dadaal xooggan ugu jirta sidii Puntland loogu socod siin lahaa 4.5 iyo...
Garowe(Puntland Post) Tan iyo markii magalada Garowe soo gaaray wafdi uu horkacayo wasiirka koowaad ee xukumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmake ayaa waxaa soo baxaya warar kala duwan oo...
View ArticleCiidankii ku guulaystay howlgalkii DANAB oo Garowe lagu soo dhaweeyay iyo...
Garowe(Puntland Post) Boqolaal shacab ku labisan calanka Puntland, iyo mamulka degmada Garowe ayaa duleedka bari kusoo dhaweeyay ciidamadii kumaan doosta ahaa ee ku guulaystay howlgalkii DANAB qaybta...
View ArticleMadaxweynaha Dawladda Puntland oo dhagax dhigay Mashruuc Cusub oo Muhim u ah...
Madaxeynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 28-March-2016 waxaa uu Garoowe ka dhagax dhigay dhismaha cusub ee ICT, kaas oo lagu soo kordhin doono Wasaaradda Warfaafinta...
View ArticleGuddiga Gurmadka Abaaraha Puntland oo Gurmad iyo Biyo Dhaamin Ka Bilaabay...
Sheekh Fu’aad Xaaji Nuur Guddiga Gurmadka Abaaraha Puntland ee culumadda ayaa ka bilaabay gobolka Sanaag gurmad iyo biyo dhaamintii u horraysay ee loo samaynayo dadka iyo xoolaha ku nool degaamadda...
View ArticleWararkii ugu danbeeyay wada hadalka DF iyo Puntland iyo Sharmarke oo ku...
GAROWE(Puntland Post) Tan iyo markii uu Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid soo gaaray Garowe Jimihii lasoo dhaafay (25-03-2016) waxaa socdey kulamo aan rasmi ah oo u dhaxeeya guddiga...
View ArticleFaah faahin ku saabsan Qaraxii Is-miidaaminta ee saaka ka dhacay Gaalkacyo
Gaalkacyo(Puntland Post) Inta la og yahay lix qof oo uu ka mid yahay xisaabiyihii wasaradda Maaliyadda Puntland ee Gobalka Mudug Siciid Cali Yuusuf (Gaadayare) ayaa ku dhintay qarax is-miidaamin ah oo...
View ArticleGolaha Baarlamaanka Puntland oo tacsi u diray ehelka mas’uuliyiintii iyo...
Garowe(Puntland Post): Qoraal ka soo baxay Xafiiska Gudoomiya Golaha wakiilada Puntland ayaa tacsi loogu diray mas’uuliyiintii iyo shacabkii wax ku noqday qaraxii Gaalkacyo saaka ka dhacay. Qoraalka...
View ArticleMadaxweynaha Dawladda Puntland oo kormeeray Garoonka diyaaradaha ee Garoowe...
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa saaka 31-March-2016 hadiyado sharafeed ka kooban agabka hiddaha iyo dhaqanka Soomaalida oo lagu xardhay Calanka Puntland...
View ArticleCarwada Golden Hours oo xarun ballaaran ka furatay magalada Garowe
Dowladda hoose ee Garowe iyo waaaradda ganacsiga dowladda Puntland ayaa maalintii shalay si wadajir xariga uga jaray shirkada dharka, kabaha iyo uduga ee Golden hours, taasoo dib u casriyayn weyn lagu...
View ArticleCabdiweli Maxamuud Guray oo wax laga xumaato ku tilmaamey qaraxii Gaalkacyo...
Cabdiweli Maxamuud Guray London(Puntland Post) Siyaasi Cabdiweli Maxamuud Guray oo ka mid ah siyaasiyiinta Puntland ee ku nool waddanka Ingiriiska ayaa ka hadlay dhowr qodob oo ay ka mid yihiin qaraxii...
View ArticleWasiirka Amniga Puntland oo shacabka ugu baaqay inay dagaalka Al-Shabab ka...
Garowe(Puntland Post) Waxaa maanta magalo madaxda Puntland ee Garowe ku qabsoomay kulan ammaanka Puntland looga hadlayo, kaasoo dhexmaray wasiirka Amniga,wasiirka arrimaha gudaha iyo saraakiisha...
View ArticleAl-shabaab oo Af-duubatay dadkii ugu badnaa
Muqdisho-(Puntland Post)-Wasiiru dowlaha wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka ee xukuumadda Soomaaliya,Cabdi Rashiid Maxamed Xiddig ayaa sheegay in Sagaashan qof oo rag ah ay Al-shabaab ka...
View ArticleWasaarada Maaliyadda Dowladda oo Ka Tacsiyadeeyay Xisaabiyihii Gobolka Mudug...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Puntland Dr Cabdullaahi Shiikh Axmed ayaa ka tacsiyeeyey falkii foosha xumaa ee argagixisnimo ee la beegsaday Allaha ha u naxariiste Xisaabiyihii gobolka Mudug ee...
View ArticleSafiirka DFS ee USA oo gaaray Muqdisho iyo safarkiisa Garowe oo la qaban...
Muqdisho(Puntland Post) Safiirka dowladda Federaalka ee Soomaaliya Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa gaaray magalada Muqdisho ee xarunta Soomaaliya. In-kastoo safarka Danjire Cawad uu lama filaan yahay...
View Article