Madaxweynaha Dawladda Puntland oo sagootiyey waftigii uu hoggaaminayey...
Madaxweynaha Dawaladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 6-April-2016 kusii sagootiyey garoonka diyaaradaha ee Kanoonoko ee duleedka Caasimadda Puntland ee Garoowe...
View ArticlePress Release: President Abdiweli Ali Sees off Prime Minister Sharmarke.
The post Press Release: President Abdiweli Ali Sees off Prime Minister Sharmarke. appeared first on Puntland Post.
View ArticleDAAWO MUUQAAL:- KHUDBADDII MADAXWEYNAHA DAWLADDA PUNTLAND UU KU SHARAXAY...
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa galabta ayaa 05, April 2016 waxa uu si rasmi ah u booqday xarunta dhexe ee warbaahinta Dawladda Puntland ay ku leedahay Caasimadda...
View ArticleKooxaha PSG Iyo Manchester City Oo Barbaro Ku Galay Parc des Princes, iyo...
Kooxaha PSG iyo Manchester City ayaa barbaro 2:2 ah ku kala baxay kulanka lugta hore ee Champions Leaque-ga ee ay PSG soo dhawaysay City, wuxuuna barbarahani faa’iido wayn u yahay Manchester City oo...
View ArticleSafiirka Soomaaliya ee waddanka Maraykanka oo kulan soo dhawayn ah loogu...
Garowe(Puntland Post) Munaasibad lagu soo dhawaynayo Safiirka Dowladda Federaalka Soomaaliya ee dalka Maraykanka Ambassador Axmed Ciise Cawad ayaa xalay loogu qabtay hotel New Rays ee magalada Garowe....
View ArticleMadaxweynaha Dawladda Puntland oo Tababar u soo xidhay cutubyo ka tirsan...
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 7-April-2016-ka Xarunta Madaxtooyada Dawladda Puntland ee Garoowe Tababar ugu soo xidhay cutubyo ka tirsan ciidanka ilaalada...
View ArticleMadaxwayne ku xigeenka Puntland oo tacsi ka diray dadkii ku dhintay daadadkii...
Garowe(Punland Post) Madaxwayne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Cabdilaahi Camay ayaa soo dhweeyay heshiiskii dhowaan Puntland iyo DF ku dhexmaray magalada Garowe, hadalkan ayuu jeediyay xilli uu...
View ArticleWarmurtiyeed: Qodobbo Muhiim ah oo looga dooday shirkii golaha xukuumadda...
The post Warmurtiyeed: Qodobbo Muhiim ah oo looga dooday shirkii golaha xukuumadda Dawladda Puntland appeared first on Puntland Post.
View ArticleMadaafiic caawa lagu garaacay xaafado katirsan Muqdisho oo sababay dhimasho...
Muqdisho(Puntland Post)-Caawa ayaa qaar kamid ah degmooyinka Gobalka Banaadir waxaa laga maqlay dhawaaqa madaafiic lagu garaacaayo degmooyinka Xamar Ja-jab iyo Waaberi, waxayna wararku sheegayaan inay...
View ArticleMadaxweynaha Dawladda Puntland oo caawa hoygiisa ku booqday Islaan Ciise...
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa 7-April-2016-ka booqasho salaan ah kusoo booqday hoyga uu ka deggan yahay caasimadda Puntland ee Garoowe Islaan Ciise Islaan...
View ArticleCiidamadda Amniga Muqdisho oo sheegay inay qabteen gaari laga tuuraayey...
Gaari ay qabteen Booliska Muqdisho.Isha Sawir: Radio Muqdisho Muqdisho(Puntland Post)-Ciidamada Booliska Gobalka Banaadir ayaa sheegay inay Caawa gacanta ku dhigeen gaari laga tuuraayey madaafiic ku...
View ArticleDadka reer Jabuuti oo u dareeray Doorashada Madaxtinimada Dalkaas
Jabuuti(Puntland Post)-Gobalada kala duwan ee Jamhuuriyadda Jabuuti waxaa maanta looga dareeray goobaha cod bixinta si ay usoo doortaan Madaxweyne cusub, Doorashadan oo ay Ismaaciil Cumar Geelle kula...
View ArticleMinneapolis oo magaaladda Bosaaso ugu deeqday qalab muhiim ah
Mid kamid ah qalabka ay Minneapolis ugu deeqday Bosaaso Minneapolis(Puntland Post)Golaha degaanka Magaalada Minneapolis ee Dalka Maraykanka ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyey qaraar u hor geeyey...
View ArticleSafiirka Soomaaliya ee Maraykanka oo kulan la qaatay Ardayda Jaamacadda PSU...
Garowe(Puntland Post) Safiirka dowladda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan waddanka Maraykanka Danjire Axmed Ciise Cawad oo maalmahan ku sugnaa magalada Garowe ayaa kulan la qaatay Ardayda Jaamacadda...
View ArticleGudoomiyaha xaquuqda aadanaha PL oo la kulmay masuuliyiin ka socda Gollaha...
Garowe(Puntland Post) Xubno ka socda Gollaha Bad-baadada Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo waxgaradka, aqoon yahano, ganacsato ka socdey beesha Digil iyo Mirifle ee Puntland ayaa kulan kula qaatay...
View ArticleCabdiraxmaan Farole oo sheegay haddii uu guulayso inuu soo celinayo...
Garowe(Puntland Post) Madaxwaynihii hore Puntland Cabdiraxmaan Farole haddana ah murashax madaxwayne 2016 ayaa waraysi uu siiyay idaacada SBS laanteeda Afka-Soomaaliga ee waddanka Australia ayaa kaga...
View ArticleMinnepolis oo qalab dab demis ugu deeqday magalada Bosaso ee Gobalka Bari
Minnepolis(Puntland Post) Gudoomiyaha degmada Lixaad ee magalada Minnepolis Cabdi Yaasiin Warsame ayaa ku guulaystay taariikhda markii ugu horaysay inuu soo dhameeyo deeq balaran oo ay magalada...
View ArticleShir Garowe lagu Qabtay oo Looga Hadlay Dhaqancelinta Caruurta Dagaaladii...
Shirkan oo looga wada hadlayay sidii loo dhaqan celin lahaa caruurtii lagu soo qabtay Dagaalkii looga guulays Maleeshiyaadkii Al- shabaab iyo sidii xal waara loogu heli lahaa in caruurtu ka dheeraato...
View ArticleMadaxweyne Geele oo Ku Guulaystay Doorashadiii Dalka Jabuuti
Jabuuti-(Puntland Post) Dowladda Jabuuti ayaa waxa ay sheegaysaa in markii afraad dib loo soo doortay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle. Ra’iisul wasaare Cabdulqaadir Kaamil Maxamed ayaa ka sheegay...
View ArticleKulanka wada tashiga qaran oo la filayo inuu maanta Muqdisho ka furmo
Muqdisho-(Puntland Post)-Waxaa maanta oo Sabti ah lagu wadaa inuu maanta lmagaalada Muqdisho ka furmo shirka wada tashiga qaran ee Soomaaliya,kaasoo looga hadli doono qaabka ay u dhici doonto...
View Article