Warbixin: Dawladda Puntland oo caddaysay in aanay jirin dad soomaaliyeed oo...
The post Warbixin: Dawladda Puntland oo caddaysay in aanay jirin dad soomaaliyeed oo lagu dhibaateeyo gudaha Puntland appeared first on Puntland Post.
View ArticleMadaxweynaha Dawladda Puntland oo Ka Tacsiyeeyey Dhallinyaradii Soomaaliyeed...
The post Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Ka Tacsiyeeyey Dhallinyaradii Soomaaliyeed ee ku geeriyootey Badda u dhexaysa Talyaaniga Masar appeared first on Puntland Post.
View ArticleMadaxweyne Xassan Sheekh oo arin xanuun badan ku tilmaamay Dhalintii...
Muqdisho(Puntland Post)-Madaxweynaha Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa umadda Soomaaliyeed uga tacsiyeeyey geeridii naxdinta badnayd ee ku timi Dhalinyaro Soomaaliyeed oo...
View ArticleMadaxweynaha Somaliland oo ka tacsiyeeyey Dhalinyaradii ku dhimatay Bada
Hargeysa(Puntland Post)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud(Silaanyo) ayaa tacsi u diray Guud ahaan Soomaaliyeed siiba kuwa Somaliland, dhacdadii xanuunka badnayd ee ka dhacday Bada u...
View ArticleJordan oo dib ugu yeeratay safiirkii u fadhiyey Iran
Camaan(Puntland Post)-Dawlada Jordan ayaa sheegtay in safiirkeedii u fadhiyey Magaalada Tehran ee Caasimada Iran ay dib ugu yeerteen si loola sameeyo wadatashi ku aadan faragelinta ay Iran ku hayso...
View ArticleSiyaasi Daahir Ciiro oo ka hadlay Dhalinyaradii ku halaagsamay Badda u...
Garowe(Puntland Post)-Inkabadan 200 oo dhalinyaro soomaali ah ayaa kudhintay bada mineteeriyaanka ee udhaxeysa Taliyaaniga iyo Masar kuwaasi oo ahaa nolol raadin kuwajahan tan ay soomaaliya maanta...
View ArticleWASAARADA ARIMAHA GUDAHA DFS OO KAHADASHAY MOOSHINKA KA DHANKA SHIRKA JOWHAR
Jawhar(Puntland Post)-Xoghayaha Joogtada ee Wasaarada Arimaha Gudaa DFS mudane Yaxye Cali Ibraahim oo lahadlay Warbaahinta kana hadlay mooshiinkii xildhibaaanada Baarlamaanka qaar ay kakeeneen hanaanka...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya oo shir caalami ah kaga qayb gelaaya Magaalada New York
Madaxweyne Xassan Sheekh oo gaaray New York New York(Puntland Post)-Madaxweynaha Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud iyo wafti uu hogaaminaayo ayaa siweyn loogu soo dhaweeyey...
View ArticleTodobba qof oo isku qoys ah ayaa lagu diley Gobalka Shabeelaha Hoose
Shalanbood(Puntland Post)-Degaanka Shalanbood oo katirsan Gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa lagu dilay qoys ka kooban 7 qof, Dadkan ayaa waxaa diley dablay hubaysan oo aan haybtooda la garanayn, kuwaas oo...
View ArticleCumar Cabdirashiid oo sheegay dhalinyaradu inay Dalkooda ka heli karaan...
Muqdisho(Puntland Post)-Raisul Wasaaraha Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmake ayaa nabar xanuun badan ku tilmaamay boqolaalkii Dhaliyaradda Soomaaliyeed ahaa ee ku...
View ArticleMadaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland oo kulan la qaatay wafti ka socdey...
Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng. Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta 19-April-2016 qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wafti uu hoggaaminayey...
View ArticleBaarlamaanka Puntland oo yeelanaya kulan lagu meel marinayo guddiga...
Garowe(Puntland Post) Baarlamaanka Puntland ayaa yeelanaya kulan aan caadi ahayn oo ku meel marinayo guddiga doorashooyink Puntland oo madaxwayne Gaas labo bilood ka hor magacaabay. Gudoomiye ku...
View ArticleQarax diley ugu yaraan 30 qof ayaa ka dhacay caasimada Afghanistan ee Kabul
Ciidamada ay weerareen Kooxda Taliban [Omar Sobhani/Reuters]Kabul(Puntland Post)-Ugu yaraan 30 qof ayaa ku dhintay in ka badan 300 oo kale way ku dhaawacmeen Qarax ismiidamin oo lagu fuliyey Gaari oo...
View ArticleJaaliyadda Jubbaland ee Maraykanka oo soo dhawayn u samaysay gudoomiyaha...
Minnepolis(Puntland Post) Jaaliyadda Jubbaland ee Waqooyiga Ameerika ayaa soo dhaweyn diiran u sameeyay gudoomiyaha Gobolka Jubbada Hoose ee dowladda Jubbaland Cabdirashiid Gooni oo safar ku tagay...
View ArticleTaliska Booliska Gobolka Bari oo Gacanta Ku Dhigay Gaari Khamri Siday Iyo...
Taliska booliiska gobolka bari ayaa maanta soo bandhigay gaari siday kartoono khamri iyo labo nin oo watay, kuwasoo lagu qabtay tuulada kalabayr oo qiyaastii 70km u jirta degmada bosaso, xili ay...
View ArticleRa’iisul-wasaare ku-xigeenkii hore ee Soomaaliya oo sheegay in uu yahay...
Kadib markii dhowaan laysla meel dhigay hannaanka geeddi-socodka doorashooyinka dalka soomaaliya ee bilaha August iyo September ayaa waxaa soo badanaya musharrixiinta u tartamaya jagada madaxweynenimo...
View ArticleWasiirka Cadaalada Puntland oo ku baaqay in la caawiyo dadka soo barakacay
Garowe(Puntland Post) Wasiirka Cadaalada, arrimaha diinta iyo dhaqan celinta Puntlan ayaa maanta kormeer ku tagay mid ka mid ah kaamamka Barakacayaasha ee magalada Garowe, wuxuuna u guur galay...
View ArticleBaarlamaanka Puntland oo go’aano adag kasoo saaraya dhalinyarada tahriibaysa
Garowe(Puntland Post) Gudoomiye ku xigeenka guddiga arrimaha gudaha iyo dowladda hoose Baarlamaanka Puntland Mudane Maxamed Axmed Jaceel ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay socdaalka tahriibta oo ay ku...
View ArticleBayaan Laga soo Saaray nadwo Cilmiyeedkii 14aad Oo Xalay lagu soo...
Nadwo cilmiyeedkii 14aad oo muddo lix habeen ka socotay Masjika Rowda ee magaaladda Bosaso, ayna muxaadarooyin ka jeediyeen culumo caan ka ah Somaliya ayaa xalay la soo gabagabeeyay magaalada...
View ArticleXassan Sheekh oo Golaha amaanka Qaramada midoobay ka codsaday inay...
Madaxweynaha Soomaaliya, Xassan Sheekh Maxamuud Muqdisho(Puntland Post)-Madaxweynaha Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa Warbixin Golaha amaanka Qaramada Midoobay ka...
View Article