Isku Aadka Wareega Afar Dhamaadka Uefa Champions League-ga Oo La Soo Saaray
Waxaa magaalada Nyon lagu qabtay isku aadka wareega afar dhamaadka Champions League iyadoo kulamo xiiso badan ay ka soo baxeen. Kooxaha Man City iyo Real Madrid ayaa isku soo aaday, halka kooxda...
View ArticleGudoomiyaha Haweenka Puntland oo dadaal ugu jirta sidi kor loogu qaadi lahaa...
Garowe(Puntland Post) Gudoomiyaha ururka Haweenka Puntland Marwo Khadro Maxamed Jaamac ayaa sheegtay inay dadaal ugu jirto sidii haweenka Puntland u heli lahaayeen dowrkooda ku aadan dhanka siyaasada...
View ArticleDowladda Marocco oo Soomaaliya ka taageeri doonta Amaanka
PUNTLAND POST-Ra’iisul wasaaraha Dowladda fadaraalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa dalka Turkiga kula kulmay Wasiirka arrimaha dibadda ee Morocco Salaaxudiin Miswaar, waxayna ka wada hadleen...
View ArticleMadaxweynaha Dawladda Puntland Magaalada Bahar Daar ee Dalka Ethiopia aga...
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo waftigii uu hoggaaminayey ayaa maanta 16-April-2016 magaalada Bahar Daar ee dalka Ethiopia kaga qayb galay shirkii sannadla ahaa ee...
View ArticleDowlada Puntland oo ciidamo badan geysay deegaanka Garacad ee Gobolka Mudug
Garacad-(Puntland Post) Dowlada Puntland ayaa Ciidamo badan geysayay deegaanka Garcad oo ka tirsan Gobolka Mudug, halkaasi oo muddooyinkii ugu dambeeyay Dowlada Puntland xooga saareysay ammaankeeda....
View ArticleXafiiska xaquuqul aadanaha oo war-saxaafadeed kasoo saaray dad lagu xiray...
Garowe(Puntland Post) War-saxaafadeed shalay galinkii danbe kasoo baxay xafiiska difaacaha xauuqda aadanaha Puntland ayaa lagu cambaareeyay howlgalo ciidanka ammaanku ka sameeyeen qaar ka mid ah...
View ArticleSadex haweena oo lagu dilay meelo kala duwan oo katirsan Muqdisho
Muqdisho(Puntland Post)-Kooxo hubaysan ayaa ayaa xaafada Macalin Nuur ee Degmada Dharkaynlay Muqdisho ku dilay labba Gabdhood oo aad u da yar xili ay ku socdaan Iskuul. Gabdhahan waxaa toogtay koox ku...
View ArticleItoobiya oo sheegtay maleeshiyaad u dhashay Koonfurta Sudan inay ku dileen...
Dilal ka dhacay xuduuda Itoobiya iyo Koonfurta Sudan Addis Ababa(Puntland Post)-Dablay hubaysan ayaa Gobalka Gambela oo ku yaal xuduuda Dalka Itoobiya uu la wadaago Koonfurta Sudan ku dilay in ka badan...
View ArticleMadaxwayne ku xigeenka Puntland oo ka qayb galay xuska toddobaadka dhireynta...
Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng. Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta 17-April-2016 ka qayb galay munaasabad lagu xusayey toddobaadka dhiraynta...
View ArticleDhul gariir xoogan oo ka dhacay Dalka Ecuador ayaa dilay in ka badan 77 qof
Burbur ka muuqda Ecuador Ecuador(Puntland Post)-Dhul gariir aad u xoogan oo cabirkiisa lagu tilmaamay 7.8 ayaa ka dhacay Dalka Ecuador, waxayna wararka soo baxaaya shegayaan inu dilay in ka badan 77...
View ArticleCulimadda Puntland iyo Somaliland oo ka dayriyey Itoobiyaanka degaanadooda...
Shiikh Daahir Aw Cabdi iyo Shiikh Aadan Siiro Garowe(Puntland Post)-Culimadda Puntland iyo Somaliland ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay Dad Itoobiyaan ah oo sanadihii ugu danbeeyey si aada ugu soo...
View ArticleDALNUURSHE: ‘DOCUMENTING SOMALIA’S FASCINATING NATURAL ENVIRONMENT
Rahma Mire My eyes captured these incredibly powerful, uplifting and beautiful Images of Somalia’s magnificent landscape ever taken by Cali Ducally the founder of Dalnuurshe. Since then I instantly...
View ArticleDadka Kudhaqan Tuulada Daanyeerey oo Kacabanaya Cudurka Kuduudiyaha
Jawhar(Puntland Post)-Tuulada Daanyeerey Waxa ay ka mid tahay Tuulooyiinka Hoos Yimaada Degmada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeelaha Dhexe waxaana lagu soo waramayaa in uu Xiligan Ka dilaacay cudurka...
View ArticleWasiir katirsan Israel oo diiday inuu gacanta ku salaamo haweeynay ah...
Wasiirka Caafimaadka Israel oo diiday inuu salaamay Haweenay Wasiirka Caafimaadka iyo Arimaha Bulshada Israel Yaakov Litzman ahna Hogaamiyaha Xisbi Diimeedka lagu magacaabo ultra-Orthodox religious...
View ArticleRaisul Wasaaraha Soomaaliya oo khudbad ka jeediyey Shirweynaha Dalalka Islaamka
Istanbul(Puntland Post)-Raisul Wasaaraha Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmake ayaa khud bad dheer oo uu kaga waramay Horumarka ay Dawladiisu ku talaabsatay ka jeediyey...
View ArticleShir Madaxeedkii Afrika ee Tana High Level Forum oo si rasmi ah lasoo...
Shir Madaxeedkii Afrika ee Tana High-Level Forum oo muddo labo maalmood ah ka soconayey magaalada Bahir Dar ee dalka Ethiopia loogana hadlayey nabad-gelyada qaaradda Afrika ayaa si rasmi ah loo soo...
View ArticleBoqolaal dhalinyaro Soomaaliyeed ah ayaa ku dhintay Bada u dhaxaysa Masar iyo...
Qaar kamid ah Sawirada Dhalinyarada Bada ku dhimatay Dhalinyaro Soomaaliyeed oo kor u dhaafaysa 400 ayaa ku geeriyootay Bada u dhaxaysa Dalalka Masar iyo Talyaaniga markii ay la qalibantay doon...
View ArticleMaxaa looga hadlay shirkii ay ka qayb galeen Wasiir Farketi iyo Gudoomiyha...
Wefdi ay hogaaminayaan Wasiirka Maaliyadda DF Md. Maxamed Aden Ibraahim Farketi iyo Gudoomiyha Bangiga dhexe ee Soomaaliya Md. Bashiir Ciise Cali oo ay weheliyaan Gudiga Maaliyadda u qaabilsan...
View ArticleGabar Sawir qaade ah oo Kismaayo ka bilowday olale wax lagu barayo carruurta...
Kismaayo(Puntland Post) Sahra Cabdiqadir Carte oo ka mid ah Gabdhaha Soomaaliyeed ee ku nool magalada Ksimaayo ee xarunta Gobalka Jubbadda hoose ayaa qaaday tillaabo ku dayasho mudan, taasoo wax badan...
View ArticleUrurka Ardaydda Jaamacadda PSU oo soo bandhigay waxa u qamsoomay 100-kii...
Garowe(Puntland Post) Ururka ardayda Jaamacadda PSU ee PSUSDA ayaa soo bandhigay waxqabadkooda boqolkii maalmood ee lasoo dhaafay , munaasabadda ayaa waxaa ka soo qayb galay xogahayaha dawlada hoose...
View Article