Madaxweyne kuxigeenka Dawladda Puntland oo xadhigga ka jaray dhisme cusub oo...
Madaxweyne ku-xigeenka dawladda Puntland anha kusimaha Madaxweynaha Eng Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta 20-April-2016 waxa uu xadhigga ka jaray dhisme cusub oo labo dabaq ah oo ay...
View ArticleRaisul Wasaare Cumar Cabdirashiid oo Ruushka taageero dhaqaale ka codsaday
Cumar Cabdirashiid iyo Sergei Lavrov Moscow(Puntland Post)-Raisul Wasaaraha Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmake oo ku sugan Magaalada Moscow oo ah Caasimada Wadanka...
View ArticleItoobiya oo ku dhawaaqday labba maalmood oo loogu baroor-diiqaayo 208 qof oo...
Itoobiya oo baror-diiq Qaran ku dhawaaqday Addis Ababa(Puntland Post)-Dawladda Itoobiya ayaa shaacisay inuu Dalkaasi geli doono Labba maalmood oo baroor-diiq Qaran ah, taas oo lagu muujin doono sidii...
View ArticleWabiga Shabelle oo biyo badan keenay maanta iyo shacabka oo alle uga xamdi naqay
Jowhar(Puntland Post) Webiga Shabelle oo mara Gobalada Shabeelada dhexe iyo Hiiraan ayaa maanta keenay biyo badan, ka dib markuu uu guray maalmihii lasoo dhaafay caqabad badana ay lasoo daristey dadka...
View ArticleGo’aankii Puntland kasoo saartay Itoobiyaanka maacuunta wareejiyo oo aan...
Garowe(Puntland Post) Wasiirka Amniga Puntland Cabdi Xirsi Qarjab oo warbaahinta kula hadlayay 12-ka bishaan xafiiskiisa magalada Garowe ayaa sheegay inay go’aan kasoo saareen Itoobiyaan maacuunta ku...
View ArticleXaflad Lagu Taageerayay Musharaxa Madaxweynaha Somaliya Dr Siciid Cabdullaahi...
Xaflad ballaaran oo lagu taageerayay Dr Siciid Cabdullaahi Dani oo ah musharax u taagan xilka madaxweynaha Somaliya ee doorashadda 2016-ka ayaa lagu qabtay hotelka Juba ee magaaladda Bosaso. Xafladan...
View ArticleSagaal tuulo oo ka tirsan Gobolka Nugaal oo laga soo sheegayo abaar iyo biyo...
Garowe(Puntland Post) Xaalladda abaarta iyo biyaha la’aanta laga soo sheegayo qaybo ka mid ah Gobalka Nugaal ayaa gaartey heerkii ugu danbeeyay ka dib markii biyo muddo labo maalmood ah laga waayay...
View ArticleTubman oo Noqotay haweeneydii ugu horeysay ee lagu daabaco lacagta Dollarka
Dowlada Maraykanka ayaa markii ugu horeysay waxa ay ku soo daabacaysaa lacagteeda haweeney madow ah oo u dagaalantay sidii loo xoreyn lahaa dadka la addoonsan jirey. Xoghayaha Maaliyada dowlada...
View ArticleMadaxweynaha Puntland oo kormeeray Warshadda Samaysa qalabka Birta Culus ee...
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas hawlo ushoqo u jooga magaalada Addis Ababa ee caasimadda waddankaasi Ethiopia ayaa kormeeray gelinkii danbe ee maalinimadii shalay...
View ArticleRuushka oo sheegay Soomaaliya inuu hub ka iibinaayo marka cunaqabataynta...
Dowladda Ruushka ayaa daboolka ka qaaday in Somaliya ay ka iibinayso Hub hadii Somaliya laga qaado cunaqabataynta QM ee Hubka. Afhayeen Sare oo u hadlay Raashiya ayaa sheegay inay Dowladda Raashiya...
View ArticleDhalinyaradii ka badbaaday Badda oo sheegay Tahriibka inuu yahay Khatar
Dhalinyaradii ka badbaaday Doontii dhawaan ku degtay badda u dhaxeysa Masar iyo Talyaaniga ayaa sheegay in Tahriibka uu yahay mid halis ah oo ay adag tahay sida loogu bareero. Dhalinyaradan oo u...
View ArticleHay’adda Read Horn of Africa oo deeq ka timi Soomaalida Maraykanka gaarsiiyay...
Hay’adda Read Horn Of Africa ayaa Deeq Raashin ah oo Ka Timid Dhalinyarada iyo Qurba Joogta Somaliyeed ee Woqooyiga Maraykanka gaarsiiyay 170,Qoys oo Kamid ah dadka ay abaarahu saameeyeen ee ku nool...
View ArticleMadaxweynaha Dawladda Puntland oo booqday ciidamadii Puntland ee ku...
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo Safar shaqo u jooga magaalada Addis Ababa ee caasimadda Waddanka Ethiopia ayaa maanta booqday ciidamadii Puntland ee ku dhaawacmay...
View ArticleQodobbo Muhim ah oo kasoo baxay Shirkii Golaha xukuumadda Dawladda Puntland
Shirka gollaha xukuumada Dowladda puntland oo uu shir guddoominayay madaxweynaha ku-xigeenka C/xakiim Xaaji cumar Camay ayaa maanta loogaa hadlay qodobo ay ka mid yihiin arrimaha amaanka, Shirka...
View ArticleJeey ”xoogaygii difaaca dalka ayuu ku dhamaaday waxaan codsanayaa in la isoo...
Garowe(Puntland Post) Maxamuud Xirsi Jeey oo ka mid ah Odayaasha ay saamaysay abaarta ka jirta Gobalka Nugaal ayaa shacabka Soomaaliyeed iyo dowladda Puntland ka codsadey inay caawinaad u sameeyeen...
View ArticleSirdoonka Soomaaliya oo fashiliyey gawaari qaraxyo lagu fulin lahaa
Labadda gaari ee qarax lagu qabtay: Isha Sawirka(Farxaan Suleymaan Maaskaro) oo katirsan Warbahinta Dawlada Soomaaliya Muqdisho(Puntland Post)-Ciidamada Sirdoonka Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya oo...
View ArticleUhuru Kenyata oo 10 Milyan oo Dollar siinaya beeralayda Qaadka Mirowga
Kenyata oo Malaayiin Doolar ku maalgelinaaya qaadka Mirowga Nairobi(Puntland Post)- Dawlada Kenya ayaa shaacisay inay Hal Bilyan oo Shilinka Kenya ah oo u dhiganta 10 milyan oo Dollar siinayso...
View ArticleGuddiga Culumada ee Gurmadka Abaaraha oo ugu Baaqay Dowladda Puntland Inay...
Guddoomiye Guddiga Culumada ee gurmadka abaaraha sheikh Fu’aad Maxamuud X. Nuur iyo Guddoomiye k/xigeenka Sheekh C/xaafid Cali Yuusuf oo maanta shir jaraa’id ku Qabtay magaalada bosaso ayay kaga...
View Article400,000 oo Qof ayaa Siiriya ku dhimatay – Wakiilka QM ee Siiriya
Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan dalka Siiriya ayaa sheegay in rabshadaha ka socda dalkaas ay galaafeen 400,000 oo qof ilaa hadda. Staffan de Mistura ayaa tiradaan ku sheegay mid isaga ka soo...
View ArticleJawaari: R/W waxaan ka sugeynaa inuu noo keeno sida Xukuumadiisa ay ku fulin...
Puntland Post-(muqdisho) Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlada Federaal Somaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa sheegay inay ka sugayaan Ra’iisul Wasaaraha Somaliya maalmaha soo socda inuu...
View Article