Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Qaraxyo ay ku Dhinteen 80 Qof oo ka Dhacay Baqdaad

Baqdaad-(Puntland Post) Ugu yaraan 80 qof ayaa ku dhintay in kaban 131 kalana waa ku dhaawacmeen laba qarax oo waaweyn oo ka dhacay caasimadda dalka Ciraaq ee Baqdaad. Ururka isku magacaabay dawladda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasaarada Cadaalada Puntland oo soo gabagabaysay Afur siinta kun Qoys oo ku...

Garowe-(Puntlandpost)-Wasarada cadaalada arimaha diinta iyo dhaqan celinta dowlada puntland ayaa garowe ku soo gaba gabaysay afursiinta kun qoys waxayna 70,kii qoys ee ugu dambeeyay manta gudaha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jaamacadda Bariga Afrika oo Sagootin u sameesay Arday dhameesay Kuliyadda...

Ardaydan oo tiradoodu gaareesay 25 waxaa usoo idlaatay Sanad waxbarasho Kuliyadda Caafimaadka ah gaar ahaan Hooyada iyo Dhalaanka,intay waxbarashada qaadanayeen Dhalinyaradan ayeey si wayn uga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Natiijadii shirkii Mbagathi iyo halgankaan qaranimmadeenna ugu jirno!...

Waxaa dhismay aasaas dowladnimo….yaase garanaya oo ka faa’idaysanay?! Alloow iyagoo maalinkaas wada gartay Soomaaliya meesha ay taal oo wax kasta oo jira liqa oo dowladooda la shaqeeya…..waayo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wareegto: Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Xilalkii ka qaaday Masuuliyiin...

The post Wareegto: Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Xilalkii ka qaaday Masuuliyiin kuwo kalena Magcaabay appeared first on Puntland Post.

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha dawladda Puntland oo kormeeray dhismayaal ay dawladdu ka...

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 4-July-2016 kormeer indho indhayn ah kusoo maray dhammaan xarumihii ay dawladdu ka hirgelisey magaalada Gaalkacyo  oo ay ka...

View Article

Madaxweyne Erdogan oo Sheegay In Qaxootiga Suuriya La Siin Doono Dhalashada...

Madaxweynaha Dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku dhawaaqay in Qaxootiga Siiriyaanka ah  ee ku sugan Gudaha Turkiga la siin doono dhalashada Turkiga. Erdogan ayaa hadalkan kaga dhawaaqay gobolka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dawlada Puntland oo dib u fasaxday idaacada Daljir oo 12 maalmood hawada ka...

Garowe(Puntland Post)-Warqad kasoo baxday Wasaarada Warfaafinta Puntland, uuna ku saxiixan yahay Wasiirka Wasaaradaas Maxamuud Xassan Soocade ayaa lagu sheegay in dib loo fasaxay Idaacada Daljir oo 12...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qaraxyo ismiidaamin ah oo lala eegtay Masjid al-Nabawi iyo Qadiif

Sawirka Masjid Al-Nabawi ee dadweynuhu soo dhigeen baraha bulshada wax yar kadib qaraxii ka dhacay goobta baabuurta la dhigto ee masjidka. Twitter/Hirah Malick (@Hirahm) Madiinah al-Munawarah (Puntland...

View Article


Somali President Condemns terror attacks in Saudi Arabia

The President of the Federal Republic of Somalia, HE Hassan Sheikh Mohamud condemned the terrorist attacks in Saudi Arabia and reiterated his call for global anti- terror response. “On behalf of the...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Boqortooyada Sacuudiga oo faah-faahisay khasaaraha ka dhashay qarixii ka...

Wax yar kahor qarixii Masaajidka Nabiga Dawlada Sacuudiga ayaa sheegtay in qarax ismiidamin ah oo lagu weeraray Masaajidka Nabiga ee Magaalada barakaysan ee Madiina ay ku dhinteen afar sarkaal oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Natiijadii shirkii Mbagathi iyo halgankaan qaranimmadeenna ugu jirno!...

Sideedaba waxaa arrin aad looga xummaada ah, siyaasiga Soomaaliyeed ?! Aaaah!  ma wada dhihi karo siyaasiyiinta oo dhan, laakiin wax yar baa ka soo haraya, runtii aad bay u yaryihiin siyaasiyiinta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowladda Hoose ee Bosaso oo ka Farxisay Qoysaska Danyarta ah ee Ku Nool...

Dowladda hoose ee degmadda Bosaso ayaa 180 qoys oo dadka danyarta ah ee ku nool xaafadaha magaaladda bosaso waxay u qaybisay dhar isugu jiray cusayb iyo mustacmal oo ay ku deeqeen dadkweynaha gobolka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasaradda Waxbarashada & Tacliinta sare Oo Maanta Shaacisay Natiijada...

Garowe-(Puntlandpost)-Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dawladda Puntland ayaa maanta oo taariikhdu tahay 05 July 2016, si rasmi ah u shaacisay Natiijada Imtixaankii Dugsiyada sare ee Sanad...

View Article

Qararx ay ku Dhaawacmeen 8 Qof oo ka Dhacay Muqdisho

Muqdisho-(Puntland Post) Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa sheegaya in qarax ka dhacay degmada Wadajir ee gobolka Banaadir ay ku dhaawacmeen ugu yaraan 8 qof. Dadka...

View Article


Madaxweynaha Soomaaliya oo Cambaareeyay Weerarkii Lagu Qaaday dhulka Barakeysan

Muqdisho-(Puntland Post) Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareeyey qaraxii xalay ka dhacay magaalada barakeysan ee Madiinah al-Munawarah. War saxaafadeed ka soo baxay xafiiska...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha dawladda Puntland oo shacabka Puntland u diray Hambalyada...

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa 05-July-2016 hambalyada ciidul fidriga u diray dhammaan muslimiinta caalamka gaar ahaan shacab-weynaha  reer Puntland....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shuruudaha looga baahan yahay Xubinta (RAG IYO DUMAR) ka mid noqoshada Golaha...

The post Shuruudaha looga baahan yahay Xubinta (RAG IYO DUMAR) ka mid noqoshada Golaha Degaanka Degmada Gaalkacyo appeared first on Puntland Post.

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Puntland Post oo Hambalyo u diraysa Umadda Muslimiinta Munaasabada Ciidul...

CIID WANAAGSAN Masuuliyiinta iyo Howlwadeenada Warbaahinta Puntland Post waxay hambalyo ku aadan Munaasabada Ciidul Fidriga awgeed u dirayaan dhammaan Umadda Muslimiinta ah oo shacabka Soomaaliyeed ay...

View Article

Puntland iyo guud ahaan Soomaaliya oo si mideysan looga dabaaldegayo maalinta...

Magaalooyinka Puntlan ayaa maanta si isku mid ah waxaa uga socda dabaaldegyo loo sameynayo munaasabada maalinta 1aad ee ciidul Fitriga ka dib markii ay dhamaatay bishii barakeysneyd ee Ramadaan oo...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>