Xildhibaano ka hadlay baaqashada Kalfadhiga 38aad ee Baarlamanka Puntland
Garowe (Puntland Post):- Qaar ka mid ah Xildhibaanada Puntland oo maanta shir jaraa,iid ku qabtay magaalada Garowe ayaa ka hadlay sababaha keenay inuu furmi waayo  kalfadhiga 38aad ee Baarlamanka...
View ArticleBosaso xukun maanta lagu riday dad lagu eedeeyay Alshabab
BOOSASO.(Puntland Post):-Maxkamada ciidamada qalabaka sida iyo dan biyada culus ayaa maanta xukuno kala duwan ku riday sadex iyo toban maxbuus oo ku eedaysan Ururka Alshabaab waxana uu mid kamid uu ka...
View ArticleGuddiga Doorashada Dadban Puntland oo digniin u diray Odoyaasha Qabaa,ilka
                  Khaliif Awcali Garowe (Puntland Post):- Gudoomiyaha Guddiga Doorashada Dadban ee Puntland u qaabilsan heer Federal Khaliif Awcali ayaa faahfaahin ka bixiyay sababta dib u dhac u...
View ArticleWARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Maanta Kulan Laqaatay...
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta  gelinkii danbe 25 October 2016 kulan la qaatay isimada , cuqaasha , waxgaradka , aqoon yahanka iyo ganacsatada xarrunta...
View ArticleWarbixin Musharaxnimada Sureer Abshir Hammaan.
Ambassador Sureer Abshir Muuse oo culuumta cilmiga bulshada iyo xiriirka iskaashiga caalamiga ah kusoo baratay dalalka Mareykanka iyo Ingiriiska ayaa ah shaqsi waayo aragnimo shaqo u leh ilaa 30 sano...
View ArticleJubbaland oo Sheegtay iney ka Qeyb Qaadaneyso Joojinta Dagaalka Gaalkacyo
Madaxweyne Ku Xigeenka labaad ee Maamulka Jubbaland C/qaadir Luga dheere oo la hadlay Warbaahinta ayaa nasiib daro ku tilmaamay in Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug ay sameeyeen wax laga xumaado....
View ArticleGallan oo billo uu dibad wareeg ahaa kadib heshiis la gaaraaya Gaas
Diyaar garowgii ugu xooganaa ayaa ka socda degmada Carmo ee Gobalka Bari, kaas oo loogu diyaar garoobaayo heshiis la filaayo in degaankaas uu ku dhex maro Gudoomiyihii hore ee Gobalka Bari C/samad...
View ArticleKooxda Daacish oo la wareegtay degmada Qandala ee Gobalka Bari
Qandala(Puntland Post)-Sida ay warbaahinta Puntland Post u xaqiijiyeen illo madax banaan oo ku sugan degmada Qandala ee Gobalka Bari, waxaa halkaas gaaray maleeshiyaad uu hogaaminaayo nin lagu...
View ArticleWar been abuur ah oo laga faafiyay Musharax Faroole
Garowe (Puntland Post):- Madaxweynihii horre ee Dowlada Puntland Dr Cabdiraxmaan Faroole ayaa been abuur ku tilmaamay warar maalmo ka hor lagu faafiyay qaar ka mid ah baraha internetka Soomaalida iyo...
View ArticleMadaxweynaha Puntland oo dhagax-dhigay wadooyin laamiya Bosaso.
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 26 October 2016 ayaa kormeer shaqo kusoo maray qaybo kamida magaalada Bosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland. Kormeerka uu...
View ArticleDowlada Puntland oo ciidan u dirtay degmada Qandala
Bosaso (Puntland Post):- Ka dib markii subaxnimadii horre ee maanta ay tageen Degmada Qandala oo ka tirsan gobolka Bari ku dhawaad 50 maleeshiyo oo ka tirsan Ururka Daacish ayaa wararka halkaas kasoo...
View ArticleDood Cilmiyeed ku saabsan Ceymiska Islaamiga oo lagu qabtay Garowe.
Garowe (Puntland Post):- Masuliyiinta Shirkada Ceymiska Soomaaliya ee Takaaful qeybteeda Puntland ayaa galinkii danbe ee shalay ku qabtay magaalada Garowe dood cilmiyeed ku saabsan ceymiska Islaamiga...
View ArticleJaamacadda Bariga Afrika iyo Jaamacadda Kambaala University Oo hishiis Wada...
BOOSASO(Puntland Post):-Jaamacadda Bariga Afrika iyo Jaamacadda Kambaala (Kampala University and East Africa University), ayaa heshiis uu ku dhexmaray magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari, ka dib...
View ArticleWasiirka cusub ee wasaaradda dekadaha Puntland oo maanta xilka la wareegay
Munasaabad uu xilka kula wareegayeye wasiirka cusub ee Wasaardda dekadaha Puntland Siciid Maxamed Raage ayaa lagu qabtay xarunta wasaaradda ee Boosaaso. Munasabada xil wareejinta ahed ayaa waxaa ka qab...
View ArticleKooxdii qabsatay magaalada Qandala oo ka baxday iyo diyaarado dul heehaabaaya...
Cabdulqaadir Muumin oo ah hogaamiyaha kooxda qabsatay Qandala Qandala(Puntland Post)-Sida uu warbaahinta Puntland Post u xaqiijiyey goob jooge ka gaabsaday in magaciisa la xigto oo ku sugan degmada...
View ArticleGudoomiyihii Gobolka Hiiraan oo Xilkii laga Qaaday
Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle ayaa xilka qaadis ku sameeyay Guddoomiyihii gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Daba-geed) kadib wareegta ka soo baxday xafiiskiisa. Madaxweynaha Maamulka...
View ArticleDhulgariiir ka dhacay Talyaaniga
Laba dhulgariir oo culus ayaa waxa ay ka dhaceen badhtamaha dalka Talyaaniga gaar ahaan magaalada Macerata ee gobolka Marche. Telefishinada dalka Talyaaniga ayaa baahiyay dhulgariirkan ku dhuftay...
View ArticleMadaxweyne Gaas iyo Gudoomiye Gallan Oo Goor dhaw ku Heshiinaya Carmo
Carmo-(Puntland Post)-Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa hada ku sugan degmada Carmo ee gobolka Bari waxana lagu wadaa in ay halkaasi hishiis kuwada galaan Gudoomiyihii hore ee...
View ArticleMudaharaad ka dhan ah Xasan Sheekh oo maanta ka dhacay Garowe
Garowe (Puntland Post):- Boqolaal Qof oo ka careysan colaada ka taagan magaalada Gaalkacyo oo ay ku eedeynayaan Madaxweynaha Dowlada Federalka Soomaaliya ayaa maanta isugu soo baxay fagaaraha barxadda...
View ArticleMadaxweynahaPuntland oo si Diiran Loogu Soo Dhoweeyey Degmada Carmo ee...
Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas  iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa maanta 27 october 2016 waxaa si diiran loogu soo dhoweyey degmada Carmo oo kamida ah degmooyinka gobolka...
View Article