Maleeshiyadii Al-shabaab oo laga saaray Toga Suuj
Maleeshiyadii Ururka Al Shabaab ee afartii habeen ee la soo dhaafay ku sugnaa Toga Suuj ee Gobolka Nugaal, ayaa waxaa la soo sheegayaa in si xoog ah looga saaray Toga Suuj. Wararka ka imaanaaya Toga...
View ArticleCiidamada Puntland oo sifaynta kooxaha soo duulay mar kale saaka ka bilaabay...
Garacad(Puntland Post)-Ciidamada diifaca Dawlada Puntland ayaa saaka mar kale bilaabay hawlgaladii sifaynta haraadiga kooxda ka dagaalamaysa aaga garacad, waxaana maanta halkaasi ka bilowday dagaalo...
View ArticleMaamulka G/ karkaar oo Gurmad Sahay ah gaarsiiyay ciidanka difaaca dowlada...
The post Maamulka G/ karkaar oo Gurmad Sahay ah gaarsiiyay ciidanka difaaca dowlada Puntland ee ku sugan Toga suuj appeared first on Puntland Post.
View ArticleCiidanka oo dhimasho hor leh u gaystey maleeshiyada ku sugan duleedka Garmaal
Garowe(Puntland Post) ciidamada difaaca Puntland ayaa saaka howlgalo lagu ugaar sanayo firxadkii sida xoogga ah looga soo saaray shalay togga SUUJ ka bilaabay deegaanada Buur lo’aad, Muguc iyo Cadayo...
View ArticleWasiirka warfaafinta Puntland oo sheegay inay soo afjareen howlgalkii Togga SUUJ
GAROWE(Puntland Post) Waxay ciidanku soo afjareen howlgalkii ka socday maalmihii lasoo dhaafay ka socday togga SUUJ, halkaasoo ay gabaad ka dhigteen maleeshiyadii kusoo duushay xeebaha Puntland,...
View ArticleGudoomiyaha guud ee Dahabshiil iyo Beeshiisa oo ka dhaartay inaysan lug ku...
Laascaanood(Puntland Post)-Kulan balaaran oo u dhaxeeyey labba beelood oo kala dega Magaalada Buuhoodle iyo Bariga Burco oo ay kasoo kala jedaan Allaha u naxariistee Fanaanadii caanka ahayd ee...
View ArticleWararkii ugu danbeeyay sifeynta Maleeshiyada Al-Shabab ee togga SUUJ
Garowe(Puntland Post) Ciidamada difaaca dowladda Puntland oo tan iyo galabta ku jiray sifaynta firxadka maleeshiyada Al-Shabab ayaa lagu soo waramayaa inay galabta dagaal ay ku qaadeen kooxdaasi oo...
View ArticlePuntland oo Dagaalkii Toga Suuj Soo Afjartay iyo Warbaahinta oo Goob jog ahayd
War hadda naga soogaaraya deegaanka Toga Suuj ayaa sheegaya in howl galkii ay dowlada Puntland halkaas kawaday lasoo afjaray, Wariyaha Puntland Post Cali Ducaale oo hada ku sugan toga Suuj ayaa noo...
View ArticleDagaalka ka dhacay Laanta Buuro
Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in dagaalyahano ka tirsan Xarakada Al-Shabaab xalay saqdii dhaxe weerar culus ku qaadeen xerada Laanta Buuro, halkaas ay daganaayeen ciidamo...
View ArticleDagaal ka socda Duleedka Deegaanka Garacad iyo Maxaabiis horleh oo laqabtay
Garacad-(Puntland Post) wararka naga soo gaaraya Duleedka Deegaanka Garacad oo ka tirsan Gobolka Mudug ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya ciidamada Dowlada Puntland iyo maleeshiya ka tirsan Al...
View ArticleMadaxweynaha Dawladda Puntland oo Dalka dib ugu soo laabtay kadib Safar uu...
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo in muddo ah safar shaqo ugu maqnaa dalka dibaddiisa ayaa maanta 21-March-2016 dalka dib ugu soo laabtay siweyna loogu soo dhoweeyey...
View ArticlePuntland Post oo soo heshay sawiradda maxaabiistii lagu qabtay dagaalkii SUUJ
Garowe(Puntland Post) Ciidanka dowladda Puntland ayaa soo afjaray shalay galab, howlgalkii lagu u gaarsanayay firxadka maleeshiyada Al-Shabab ee duuleenka Puntland kusoo qaaday. Warbaahinta Puntland...
View ArticleDawladda Puntland oo soo bandhigtay Qasaarihii kadhashay dagaalladii shalay...
Dawladda Puntland oo soo bandhigtay Qasaarihii kadhashay dagaalladii shalay ka dhacay Toogga Suuj ee Gobolka Nugaal iyo Deegaanka Dabakaran ee Gobolka Mudug. Ciidamada Dawaladda Puntland ee dagaalka...
View ArticleWarbixin+Sawirro: 35 Maxbuus oo Alshabaab ah oo Caaw lagu wareejiyey Xabsiga...
Maxaabiistii Al-shabaab ee lagu soo qab-qabtay dagaalkii kadhacay Togga Suuj ee Deegaanka Garmaal ee Gobolka Nugaal oo lakeenay xabsiga weyn ee Magaalada Garoowe ee Caasimadda Dawladda Puntland....
View ArticleMichael Keating oo bogaadiyey sida ay Puntland uga jawaabtay kooxdii soo...
Muqdisho(Puntland Post)-Qoraal uu soo saaray ergayga gaarka ah ee Qaramada midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya Michael Keating Ayaa lagu cambaareeyey dulaankii ay kooxda Al-shabaab ku qaaday...
View ArticleShabaab oo soo Bandhigay Gaadiid iyo hub ay ku qabsadeen Dowlada Somalia
Ururka Al Shabaab ayaa soo bandhigay gaadiid nooca dagaalka ah iyo hub ay ku qabsadeen ciidamada Dowlada Federalka Somalia weerarkii habeen hore ay ku qaadeen Xerada Laanta Buuro oo ku taallo Gobolka...
View ArticleMadaxeynaha Dawladda Puntland oo Booqday ciidamadii Soo Afjaray Dagaalkii...
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Cali Gaas oo uu wehinayey Madaxweyne ku-xigeenka Eng. Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta 22-March-2016 waxa ay booqoshaqo dhiirri gelin...
View ArticleGaroonka Diyaaradaha Brussels Zaventem oo qarax ka dhacay
Brussels-(Puntland Post) Laba qarax oo ka dhacay garoonka diyaaradaha Brussels Zaventem ayey ku dhinteen dhowr iyo tobon qof halka ay ku dhaawacmeen tiro kor u dhaafaysa sodon. Ilaha Caafimaadka ayaa...
View ArticleDowladda Puntland oo shaacisay tirada ay kaga dileen malayshiyada dagaaladii...
Dawladda Puntland waxay Maanta shaacinaysaa xaaladda dagaal ee Deegaanka Dhinowda oo 20-km dhanka koonfur ka jirta Garacad . Hadda wali wuu socdaa dagaalkii waana dagaal goos goos ah oo lagu daba-joogo...
View ArticleMadaxwayne Gaas oo sheegay inaysan Al-Shabab sahal ku imaan karin Puntland
Garowe(Puntland Post) Madaxwayne Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) oo ciidankii ku guulaystay howlgalkii togga SUUJ iyo Garmaal ayaa Al=Shabab u sheegay inay ogaadeen inaysan si sahal ah ku imaan karin...
View Article