Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live
↧

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guddiga doorashooyinka Puntland iyo madaxa UNSOM oo Garowe ku kulmay

Garowe(Puntland Post) Guddiga doorashooyinka KMG ee Puntland ayaa maanta la Kulmay xubno kasocda xafiiska Qaramada Midoobay u qaabils arrimaha Somalia ee UNSOM, waxayna kawada hadleen howlo la xiriira...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warmurtiyeed: Shirka golaha xukuumadda dawladda Puntland oo looga dooday...

The post Warmurtiyeed: Shirka golaha xukuumadda dawladda Puntland oo looga dooday qodobbo ay ka mid yihiin dib u eegista Dastuurka iyo geeddi-socodka doorashooyinka 2016-ka appeared first on Puntland...

View Article


Wasiirka Amniga Puntland iyo 5 askari oo ku Dhaawacmay israsaasayn ka Dhacday...

Wasiirka amniga puntland Cabdi Xirsi Qarjab  ayaa dhaawac  fudud uu ka soo gaaray is rasaasayn dhexmartay ilaalada Taliyaha ciidanka booliska Puntland Cabdirisaaq Afguduud iyo Ciidamadda Birmadka  oo...

View Article

Kenya oo heegan kaga jirta qatar kaga timmaadda Daacishta Soomaaliya

Nairobi-(Puntland Post)-Dowladda Kenya ayaa sare u qaadday heerka feejignaanta ciidamadeeda kala duwan, markii ay soo baxeen warar sheegaya in Daacish ay fariisamo ka samaysatay Soomaaliya, sidoo...

View Article

Kenya: ISIS trying to set up base in Somalia

Nairobi-(Puntland Post)-Kenyan security agencies have stepped up vigilance following reports that Islamic State militants (ISIS) are trying to set up base in Somalia. A senior security official said...

View Article


Yugaandha oo qorsheynaysa inay ciidamadeeda kala baxdo Soomaaliya

Kampala-(Puntland Post)-Dowladda Yugaandha ayaa billowday qorshe ay ciidankeeda ugala baxayso dalalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyada Afrikada dhexe, kuwaasoo qayb ka ah hawl-galka midowga Afrika ee ay...

View Article

Uganda reviews missions in Somalia and CAR

Kampala-(Puntland Post)-Uganda’s army is carrying out a review of its deployment in peacekeeping missions in Somalia and the Central African Republic which could see its troops withdrawn. According to...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faah-faahin: Booqashada Madaxweynaha Dawladda Puntland ee Dalka Jabuuti

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas  iyo wafti ballaadhan oo uu hoggaaminayey ayaa maanta 07-May-2016  ka amba baxay magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland isagoo...

View Article


Wasiirka Amniga Puntland oo loo qaaday waddanka Jabuuti si loogu soo dabiibo

Bosaso(Puntland Post) Wasiirka Amniga dowladda Puntland Cabdi Xirsi Cali oo dhaawac fududi kasoo gaaray isku dhac ciidan oo Bosaso ka dhacay maalin ka hor ayaa loo qaaday waddanka Jabuuti si loogu soo...

View Article


Maamulka Gobalka Nugaal iyo Ganacsatada Garowe oo ku heshiiyey in dib loo...

Garowe(Puntland Post)-Maamulka Gobalka Nugaal, Wax garadka Magaalada Garowe iyo Ganacsatada ayaa maanta  shir lagu lafa-guraayo tabashada Dadweynaha ee ku aada sara u kaca ku yimi Sarifka Doolarka iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirweynihii ururka dhaqaatiirta Puntland oo lagu qabtay Garowe

Ururka dhaqaatiirta Puntlland ayaa soo gabagabeeyay shirkoodii labaad ee sanadlaha ahaa, kaasoo looga hadlayay waxqabadka ururka iyo doorashada gudoomiyaha ururka dhaqaatiirta Puntland iyo guddiga sare...

View Article

Madaxwaynihii hore Puntland oo lagu marti qaaday caleemo saarka Ismaaciil...

Bosaso(Puntland POST) Madaxwaynihii hore Puntland Cabdiraxmaan Farole oo haddana ah murashax u taagan xilka madaxwaynaha Soomaaliya ayaa maanta u dhoofay waddanka Jabuuti, ka dib markii uu marti qaaday...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Korneyl Jimcaale oo ka digey in la xir-xiro Dadka ka cabanaaya sicir bararka

Korneyl Jimcaale Jaamac Takar Garowe(Puntland Post)-Taliyaha Ciidamada Kumandooska Dawlada Puntland Korneyl Jimcaale Jaamac Takar ayaa ka digey in xarig iyo tacadiyo loo geysto Dadka rayidka ah ee ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warbaahinta Somaliland oo sheegaysa in Faroole & Sheekh Shariif lagu casumay...

Hargeysa(Puntland Post)-Warbaahinta Madaxa banaan ee Somaliland ayaa sheegtay inay Dawlada Somaliland ku casuntay dabaal-dega Maalintii la yagleelay Somaliland ayna ku dhawaaqday inay ka go’day...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Dawladda Puntland iyo Waftigii uu hoggaaminayey oo si diirran...

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa maanta 07-May-2016 gaarey magaalada Jabuuti ee xarunta dalka Jabuuti, halkaas oo si aad u diirran loogu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mareeyihii Shirkadda Somtel ee Gobalka Mudug oo Gaalkacayo lagu diley

Allaha u naxariite Sawirka Eng Cumar Dheere Gaalkacayo(Puntland Post)-Waxaa Salaadii Maqrib kadib gaarigiisa lagu dhex dilay Allaha u naxariistii Cumar Cabdulle (Cumar Dheere) oo kamid ahaa indheer...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo la kulmay Xassan Abshir Faarax

Xassan Abshir Faarax(Isha Sawirka Radio Muqdisho) Muqdisho(Puntland Post)-Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Duqii Magaalada Muqdisho ee...

View Article


Sheekh Shariif oo Gaas iyo Silaanyo kula kulmay Dalka Jabuuti

Jabuuti(Puntland Post)-Madaxweynihii hore ee Dawlada Federaalka ah Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa Hoteladda ay Magaalada Jabuuti ka degan yihiin kula kumay Madaxweynayaasha Puntland iyo...

View Article

Ismaaciil Cumar Geelle oo maanta loo cimaamadaayo talada Jabuuti 5 sano oo kale

Jabuuti(Puntland Post)-Magaalada Jabuuti oo ah Caasimada Dalka Jabuuti waxaa maanta ka socda munaasabad aad u balaaran oo uu Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle loogu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Dalwadda Puntland oo ka qayb galay Manusaabadda Caleemo Saarka...

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa saaka 08-May-2016 ka qayb galay caleemo saarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo hadda ka socota xarunta...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>