Somaliland oo saluugtay habkii Silaanyo loogu maamusay Caleema saarkii...
Fadhiga Silaanyo ee ay Somaliland ka xumaatay Hargeysa(Puntland Post)-Cabdillaahi Cismaan Jaamac (Geeljire) oo kamid ah Gudiga ictiraaf raadinta Somaliland, xilal kala duwana kasoo qabtay Xukuumada...
View ArticleIsraa’iil oo xukun ku riday Wiil 14 sano jir ah oo u dhashay Falastiin
Maxkamad ku taal Magaalada Qudus ee dhulka reer Falastiin, ee ay xooga ku haysato Isra’il ayaa la soo taagay Wiil 14-sano jir ah oo u dhashay Falastiin, kaasi oo lagu eedeeyay isku day dil inuu geysan...
View ArticleKa qayb qaado bad-baadinta carruurta ku waxbarasho beeshay degmada Xaabbo
Kulan lagu taageerayey isla markaana dhaqaale loogu aruurinayey sidii iskuul looga hir gelin lahaa xaafadda dayaxa ee degmada Xaabbo ee gobolka Gardafuu ayaa lagu qabtay Xarunta Jaamacadda Bariga...
View ArticleGudoomiyaha guddiga doorashooyinka Puntland oo codsaday in lagala shaqeeyo...
Garowe(Puntland Post) Munaasibadda lagu daahfurayay guddiga doorashooyinka Puntland waxaa goob joog ahaa madaxwayne ku xigeenka Puntland, Afhayeenka Baarlamaanka iyo saraakiil sar sare oo ka socda...
View ArticleGobal ku yaal Hindiya oo si aada looga carooday markii Raisul Wasaaraha...
Mid kamid ah Sawirada loogu jawaabay Raisul Wasaaraha Hindiya Dadka Gobalka Koonfurta Kerala ayaa si aada uga xumaaday hadal kasoo yeeray Raisul Wasaaraha Dalka Hindiya Narendra Mod oo Gobalkaas ku...
View ArticleBanaanbax lagaga soo horjeedo sara u kaca Doolarka iyo Maciishada oo ka...
Banaan-baxa Baladweyne Baledweyne(Puntland Post)-Banaanbax aad u balaaran oo hakad geliyey Ganacsiga iyo isku socodka Magaalada Balaweyne ayaa maanta ka dhacay Magaaladaas, kaas oo lagaga soo horjeeday...
View ArticleUgaas Ciise Ugaas Cabdulle oo Aas ballaaran loogu sameeyay Magaalada Caabudwaaq
Caabudwaaq-(Puntland Post) Waxaa gelinkii dambe ee shalay magaalada Caabudwaaq gaar ahaan Qabuuraha Dab-Casar lagu aasay Marxuum Ugaas Ciise Ugaas C/dulle oo ka mid ahaa Ugaasyada ugu faca weynaa...
View ArticleMareykanka oo Kenya ugu Baaqay in Aysan xirin xeryaha qaxootiga ee Degmada...
Nairobi-(Puntland Post) Dowladda Mareykanka ayaa waxay Dowladda Kenya ugu yeertay inaanay xirin xeryaha qaxootiga ee ku yaala Degmada Dhadhaab ee Gobolka Waqooyi Bari Kenya. Xoghayaha Wasaaradda...
View ArticleMarwada koowaad ee Puntland oo Jaamacadda Bariga Afrika kaga qayb gashay...
Marwada koowaad ee Puntland Dr’s Hodon Siciid Ciise ayaa maanta Jaamacadda Bariga Afrika xarunteeda Boosaaso kaga qayb gashay munaasibad ay ku qalin jebinayeen dufcaddii labaad ee ka qalin jebisey...
View ArticleYoweri Museveni iyo Kizza Besigye oo labba maalmood oo isku xiga loo caleema...
Museveni oo maanta uu dhaartay Talada Uganda Madaxweynaha Mudada dheer ee Dalka Uganda Yoweri Kaguta Museveni ayaa maanta loo dhaariyey shan sano oo kale inuu sii hayo taladda Dalka Uganda markii uu...
View ArticleWarsaxaafadeed: Dawladda Puntland war kasoo saartay fara gelintii uu...
The post Warsaxaafadeed: Dawladda Puntland war kasoo saartay fara gelintii uu Baarlamaanka dawladda Federaalku ku sameeyey Hannaanka Doorashooyinka 2016-ka iyo Dastuurta dawladda Federaalka appeared...
View ArticleDawlada Puntland oo ku guulaysatay inay xakamayso sara u kacii ku yimi...
Garowe(Puntland Post)-Maalmihii u danbeeyey degaanada Puntland waxa laga dareemaayey sara u kac aad u balaaran oo ku yimi Sarifka Doolarka, waxaana arinkan ka dhashay tabashooyin mudaharaadyo iyo shaqo...
View ArticleSomaliland oo ku eedaysay Dawlada Soomaaliya inay fara-gelinayso maalgashi...
Wasiirka Ganacsiga Somaliland, Xusseen Dayr Hargeysa(Puntland Post)-Wasiirka Ganacsiga Maamulka Somaliland Xusseen Aadan Cige(Dayr) oo shir jaraaid ku qabtay Magaalada ee Hargeysa ayaa ku eedeeyey...
View Article35 Arday oo ka qalin jabisay Jaamacadda PSU Qaybta Gaalkacyo
Gaalkacayo(Puntland Post)-Waxaa maanta Munaasabada qalin jabin ah lagu qabtay Magaalada Gaalkacyo gaar ahaana hoolka GECPD kaas oo ay ku qalin jabinayeen dufacii labaad ee ka baxda Jaamacadda puntland...
View ArticleMaamulka Gobolka Hiiraan oo ka digey Buundada Liiq-liiqato oo qarka u saaran...
Baladweyne(Puntland Post)-Maamulka Gobalka Hiiraan ayaa kor meeray buundada Liiq-liiqato ee Magaalada Baladweyne oo laga baqsanaa maalmihii danbaba inay u dunto wax yeelada roobabka xoogan oo da’aaya...
View ArticleWaxaa la joogaa waqtigii Maamul Wanaaggu ka muuqan lahaa Puntland oo dhan
C.raxmaan-Cali-guureeye Agaasimaha guud ee Hayadda Astaynta Maamul Wanagga iyo la dagaalanka Musuqmaasuqa dowladda Puntland Mr Cabdiraxmaan Cali Guureeye ayaa war baxin kooban oo uu siiyey...
View ArticleHaweenay Afrikaan ah oo Markii ugu Horeysay Taariikhda Loo magacaabay...
Fatma Samba Diouf Samoura Guddiga kubadda cagta ee FIFA ayaa ku dhawaaqay in Gabadha lagu magacaabo Fatma Samba Diouf Samoura, ay tahay xoghayaha guud ee FIFA. Gabadhaani lagu magacaabo Fatma Samba...
View ArticleKun Qof Oo Tahriibayaal Ah Oo Laga Badbaadiyay Badda U Dhaxaysa Masar Iyo...
Ciidamada Badda Dalka Talyaaniga ayaa badbaadiyay Kun qof oo Tahriibayaal ah, kuwaasi oo noloshooda halis ay ku jirtay hadii aysan heli laheyn gurmad. Dadkaan oo intooda badan ah ka soo jeeda Afrika,...
View ArticleGanacsatada Puntland oo diidey wax ku iibsiga lacagta shanta boqol
Shanta Boqol oo laga diidey Puntland Garowe(Puntland Post)-Degaanada Puntland waxay ahaayeen meesha kaliya ee ay ka socoto lacagta Shanta boqol ee Shillinka Soomaaliga Guud ahaan Dalka Soomaaliya,...
View Article15-ka May waa maalin ku weyn xusuusta Umadda Soomaaliyeed
Maanta waxay Ummadda Soomaaliyeed u tahay maalin qiimo weyn ugu fadhida, isla markaasna kaalin weyn ku leh dhalashadii iyo hanasahadii xoriyadda Ummadda Soomaaliyeed ay hanatay sanadkii 1960-kii....
View Article