Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warbixin: Madaxweynaha dawladda Puntland iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maanta...

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafti ballaadhan oo ka kooban labada gole ee dawladda Puntland iyo Madaxtooyada ayaa maanta 22-Jun-2016 gaadhey magaalada Baydhabo ee...

View Article


Xulka Iceland Oo Markii Ugu Horaysay U Soobaxay Wareega 16,ka Ee Koobka...

Xulka Iceland ayaa si taariikhi ah ugu soo baxay wareega 16ka ee Euro 2016 waana markii ugu horeysay abid ee ay ka qeyb qaataan tartanka qaramada Yurub dalka yar ee ay ku nool yihiin kaliya 330 kun...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Britain oo maanta loo dareerayo afti dadweyne oo loo qaadayo ka bixista ama...

Calanka UK iyo kan Midowga Yurub. Malaayiin dadweynaha Britain ka mid ah ayaa waxa ay maanta u dareerayaan afti taariikhi ah oo loo qaadayo in lagu go’aamiyo ka sii mid ahaanshaha ama ka bixista ururka...

View Article

Dhageyso: Khubadii RW Ku Xigeenka Dalka Ee Shirka Madasha Wadatashiga Qaran...

Garowe(Puntlandpost)- Khubadii RW Ku Xigeenka Dalka Soomaaliya Mr. Carte Ee Shirka Madasha Wadatashiga Qaran Ee Baydhabo Xarunta Gobolka Bay ka furmay. Halkan Ka Dhageyso Dhageyso_ Khubadii RW Ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Natiijadii Shirkii Mbagathi iyo Halgankaan Qaranimmadeenna ugu Jirno!...

Marka ay timaado kaalinta Qarammada Midoobay (QM) ee shirkii Mbagathi waxay u ekeyd inay ciyaarayso kaalin marti sharaf oo ay ku tix gelinayso waddammada shirka hawlihiisa gacanta ku hayay, wakiilkii...

View Article


Dhageyso: Khubadii RW CCC Sharma’arke Ee Shirka Madasha Wadatashiga Qaran Oo...

Garowe(Puntlandpost)- Khudbadii ra’iisul wasaraha dowlada somaliya cumar cabdirashiid cali sharmaarke ee shirka madasha wada tashiga qaran ee ka furmay magaalada baydhabo ee xarunta G/Bay. Halkan Ka...

View Article

EURO 2016: Sidee Iskugu Aadeen Qaramada Yurub Wareega 16,ka Ee EURO 2016?

 (Yurub) 23 Juunyo 2016 – Waxaa dhamaystirmay isku aadka wareegga 16-ka tartanka qarammada Yurub ee Euro 2016, waxaana isku aaday xulal waa wayn iyadoo ay ka soo baxeen kulamo xiiso leh. Kaddib markii...

View Article

Xaalada degmada Carmo ee Gobalka Bari oo degan

Garowe(Puntland Post)-Xaalada degmada Carmo ee Gobalka Bari ayaa maanta si aada u degan mana jiro wax dagaala oo halkaas ka jira, marka laga reebo is raasaasyn mudo kooban socotay oo Ciidamada Dawlada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ururka suxufiyiinta Somaliya oo Canbaareeyay go’aanka wasarada warfaafinta...

Muqdisho(Puntland Post) Ururka suxufiyiinta qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay go’aankii shalay kasoo baxay wasaradda warfaafinta Puntland ee lagu caburinayo warbaahinta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wariyaasha Puntland oo ka hadlay hanjabaad kasoo baxday wasiirka warfaafinta

Garowe(Puntland Post) Ururka suxufiyiinta Puntland MAP iyo qaar ka mid ah wariyaasha ku sugan magalada Garowe ayaa ka hadlay hanjaabada kasoo baxday maanta wasiirka warfaafinta Maxamuud Xassan Soocade...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha dalwadda Puntland oo maalintii labaad magaalada Baydhabo kaga...

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 23-Jun-2016 magaalada Baydhabo kaga qayb galay shirka madasha wadatashiga qaran oo maalintii labaad halkaasi ka soconaya isla...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qodobbo Muhim Ah Oo Looga Hadlay Shirkii Golaha Xukuumadda Dowlada Puntland

Garowe-(Puntlandpost)-Shirka khamiis laha ah ee golaha xukumada puntland oo uu shir gudoominayay madaxweyne ku xigeenka dowlada puntland Eng cabdixakiin cabdulaahi xaaji cumar camay ayaa looga hadlay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Munaasabaddii Lagu Daah Furayay Xarunta Cilmi Baarista Tiiraanyo Bixinta iyo...

Xarunta dhexe Jaamacadda PSU ee caasimadda Garoowe ayaa lagu soo geba-gebeeyey munaasabadii lagu daah furayay Xarunta Cilmi Baarista Tiiraanyo Bixinta iyo Xal u Helidda Dhibaatooyinkii Dhacay (Research...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dadweynaha Britain oo u codeeyey in Dalkaas iskaga baxo Midowga Yurub &...

Dalka Britain ayaa muddo dheer ka mid ahaa ururka Midowga Yurub. Libin:Stefan Rousseau/PA Dalka UK ayaa dadku u codeeyeen in ay iskaga baxaan ururka Midowga Yurub oo ay 43 sano ka hor ku biireen. Goor...

View Article

Madaxweyne Obama oo Uhuru Kenyatta kala hadlay arimaha Qaxootiga Soomaaliyeed.

Washington (Puntlandpost)—Madaxweynaha Dowlada Mareykanka, Barack Obama ayaa ugu baaqay Madaxda Kenya in aysan ku fududaan xeritaanka Xeryaha Qaxootiga Dhadhaab, sida lagu sheegay Warsaxaafadeed ka soo...

View Article


Faah Faahin: Shirka Madasha Wadatashiga Qaran Oo Maanta Lagu Soo Xirayo...

Garowe(Puntlandpost)- Waxaa maanta oo Jimco ah kuna beegan 24 June 2016-ka lagu wadaa in magaalada Baydhabo lagu soo xiro shirka madasha wadatashiga Qaran ee labadii maalin lasoo dhaafay ka socday...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ururka Idaacaddaha Somalia oo Garowe ku qabtay shir looga hadlayo wararka...

Garowe(Puntland Post) Ururka ay ku midaysan yihiin qaar ka mid ah idaacaddaha Soomaaliya ee Soma ayaa magalada Garowe ku qabtay shir ku saabsan saameynta uu warbaahinta iyo shacabka ku yeeshay wararka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Puntland: Ministry of information threatens to kill Journalists while Police...

Garowe, Puntland Somalia June 24, 2016: The Media Association of Puntland in the strongest terms vehemently condemn the ”death threats” aired toward the Puntland journalists from the Puntland Ministry...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Puntland oo hawada ka saartay Radio Daljir iyo mamulka idaacadaasi oo ka hadlay

Garowe(Puntland Post) Ciidanka ammaanka Puntland ayaa Maqribkii shalay hawada ka saaray idaacadda Daljir oo xarumo faro badan ku leh deegaanada Puntland, ka dib markii warqad amar ah uu soo saaray...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ururka Suxufiyiinta NUSOJ oo wax laga xumaado ku tilmaamay in hawada laga...

Muqdisho(Puntland Post) Qoraal naga soo gaaray ururka ay ku midaysan yihiin wariyaasha Soomaaliya ee NUSOJ ayaa dareen cabsi iyo welwel ka muujiyay sababta hawada dowladda Puntland uga saartay...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>