Faallo : Waa Kuma Hogaamiyaha Saxda Ah Ee Bulsho Weyn Bad-baadin Karaa?
W/Q yaasiin maxamed cali ( Yaasiin Faytin) Waaya aragnimadu waxay ku bartaa taariikhda kusoo marta naftaada ama dalka iyo deegaankaaga ku saabsan , Waxaad murtidan ama sheekadan ka dhadhamin kartaa...
View ArticleMasuul katirsan Maamulka Somaliland oo sheegay xog-hayihii Dawlada hoose ee...
Laascaanood(Puntland Post)-Warka aan ka helayno Magaalada Laascaanood ee Gobalka Sool ayaa sheegaaya inuu Magaaladaas isaga baxay xog-hayihii Dawlada Hoose ee Magaalada Laascaanood Cabdikhayr Dirir,...
View ArticleShan Askari oo Kenyan ah oo lagu dilay Gobolka Waqooyi Bari
Dawladda Kenya ayaa sheegtay in degmada Mandheera ee Gobolka Waqooyi Bari duleedkeeda dagaal uu ku dhexmaray ciidamada dawladda Kenya iyo Ururka Al- Shabaab. Gudoomiyaha degmada Mandheera Cali Roba...
View ArticleDowladda Baxrayn Oo dhalashada kala laabatay wadaad caan ah oo ka tirsan...
Wasaaradda arrimaha gudaha ee dalkaasi ayaa sheegtay in Sheekh Ciise Qassim uu ku takri falay xilka uu hayay, waxaana ay ku eedeysay in uu ka shaqeynayay kala qaybinta Muslimiinta iyo in uu u adeegayay...
View ArticleNatiijadii Shirkii Mbagathi iyo Halgankaan Qaranimmadeenna ugu Jirno!...
Dowladda Eritrea ayaa iyadu ka dhaqan duwanayd dhammaan ergooyinka shisheeye ee shirka fadhiya, marka aad ka eegto xiriirka ay la leedahay ergooyinka Soomaaliyeed iyo habka ay ula dhaqmayso, waxaa aad...
View ArticleHal ruux oo ku geeriyooday Qarax ka dhacay Magaalada Garissa
Hal qof ayaa ku geeriyooday saddex kalena dhaawacmeen weerar Miino ah oo lala eegtay gaari Ambulance ah oo marayay inta u dhexeysa degaannada Huluuqo iyo Sangailu oo ka tirsan Gobolka Waqooyi Bari ee...
View ArticleGudoomiyihii hore ee Gobalka Bari iyo Ciidamo uu wato oo gaaray degaanka Carmo
Galan oo gaaray Carmo Carmo(puntland Post)-Gudoomiyihii hore ee Gobalka Bari Cabdisamad Maxamed Galan iyo ciidamo uu hogaaminaayo ayaa saakay soo gaaray Degmada Carmo ee Gobalka Bari oo ku taala...
View ArticleNOSUJ oo wax laga xumaado ku tilmaamtay wariyaal DDSI ku xirtay Wajaale
Muqdisho(Puntland Post) Ururka Qaranka Saxafiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ, waxaa uu talaabo sharci daro ah ku tilmaamayaa xadhiga wariyaal Soomaaliyeed loogu gaystay degaanka Wajaale ee xuduuda...
View ArticleMadaxweynaha Dawladda Puntland oo cusbitalka Garoowe ku booqday Ugaas...
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 21-Jun-2016 cusbitalka guud ee magaalada Garoowe ku booqday Ugaas Cabdullaahi Ciise Nuur oo kamid ah Isimada Puntland oo...
View ArticleGallan oo sheegay hubka iyo saanada ciidan inay ka helaan xukumadda Gaas
Bosaso(Puntland Post) Gudoomiyihii hore Gobalka Bari Cabdisamad Maxamed Gallan oo hadana mucaarad ku ah dowladda madaxwayne Gaas ayaa waraysi uu siiyay Kalsan Tv waxa uu ku sheegay xukumadda Gaas...
View ArticleGuddiga Doorashooyinka Puntland oo la shiray xubno ka socda dalalka taageera...
Kulan ballaaran oo dhexmaray guddiga doorashada Puntland iyo xubno kala duwan oo ka socda dalalka taageera Somaliya gaar ahaan dhinaca dawlad wanaagga iyo nidaamka axsaabta badan ayaa maanta ka dhacay...
View ArticleTaliyihii nabad sugida gobolka Sh. dhexe oo goor dhow la dilay
Jowhar-(Puntland Post) Waxaa caawa lagu Dilay Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeelaha Dhexe Taliyihii Nabadsuga Gobolka Shabeelaha Dhexe C/wali Ibraahim Maxamed, Qaar kamid ah ilaaladiisa gaarka...
View ArticleIsku-duwihii Wasaarada qorshaynta Puntland ee Gobalka Mudug oo Galkacayo lagu...
Gaalkacayo(Puntland Post)- Rag hubaysan oo aan haybtooda illaa iminka la sheegin ayaa xaafada Garsoor ee Magaalada Gaalkacayo ku diley Allaha u naxariistee Cabdillaahi Maxamed Faarax oo ahaa...
View ArticleMadaxwaynaha Puntland oo maanta ku wajahan magalada Baydhabo
Garowe(Puntland Post) Madaxwaynaha dowladda Puntland ee Soomaaliyeed Cabdiweli Maxamed Cali ayaa saacadaha soo socda kusii jeeda magalada Baydhabo xarunta Gobalka Baay. Baydhabo ayaa marti galisay...
View ArticleNatiijadii Shirkii Mbagathi iyo Halgankaan Qaranimmadeenna ugu Jirno!...
Djibouti waxay ahayd dowladdii keliya ee shirkaas labada sano socday ka baxda, sababta ay uga bxaday waxay ahayd mid cad oo aan la qarin, oo waxay ahayd iyadoo uu madax-weynihii dowladdii xilligaas...
View ArticleShirka madasha wadatashiga qaran oo ka furmaaya magaalada Baydhabo
Baydhabo(Puntland Post)-Waxaa maanta magaalda Baaydhabo ee xarunta Gobalka Bay lagu wadaa in uu ka furmo shirka madasha wada tashiga qaran ee madaxda soomaalida. Shirkaan ayaa ah shirkii ugu danbeeye...
View ArticleXassan Sheekh Maxamuud iyo Axmed Madoobe oo gaaray magaalada Baydhabo
Baydhabo(Puntland Post)-Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wafdi Balaaran Uu hogaaminayo ayaa goordhawady gaaray Magaalada baaydhabo ee Xarunta Gobalka Baay. Wafdiga Madaxweynaha waxaa halkaas ku soo...
View ArticleQaar kamida wax garadka iyo culimada Puntland oo gaaray degmada Carmo
Carmo(Puntland Post)-Wax garadka Puntland ayaa isku taagay sidii loo dhamayn lahaa khilaaf u dhaxeeya Dawlada Puntland iyo Gudoomiyihii hore ee Gobalka Bari Cabdisamad Maxamed Gallan oo waayadii...
View ArticleWasarada warfaafinta Puntland oo amar adag kusoo rogtey warbaahinta Puntland...
Garowe(Puntland Post) wasaradda warfaafinta Puntland ayaa maanta soo saartey qoraal ay warbaahinta ka howl gasha Deegaanada Puntland kaga mamnuucayso inaan waraysi laga qaadi karin dad ay ku sheegeen...
View ArticleMarwada madaxweynaha Puntland oo Garowe ku daahfurtay machad daraasad ku...
Garowe(Puntland Post)-Marwada madaxweynaha dowladda Puntland Pro: Hodan Siciid Ciise ayaa maanta magaalada Garowe ee xarunta dowladda Puntlandku daahfurtay xarun cilmi baariseed oo daraasad ku...
View Article