Natiijadii Shirkii Mbagathi iyo Halgankaan Qaranimmadeenna ugu Jirno!...
Wax kasta waxay ku soo urureen khilaaf is raac-raacay, Suudi baa baxay, Cabd-Ul-qaasim baa baxay, koox ka mid ahayd erggedii rasmiga ahayd ee shirka oo loo diiday inay ka mid noqdaan hoggaamiyeyaashii...
View ArticleWasiir Burci Maxamed Xamze oo weerarkii Naasa-hablood ku dhintay
Muqdisho-(Puntland Post) Waxaa laxaqiijiyay in weerarkii Hotel Naasa-hablood uu ku dhintay allaha unaxariistee Burci Maxamed Xamza oo ahaa wasiir dowlihii xafiiska Ra’iisulwasaarah Soomaaliya ee dhanka...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya: “Shacabka Soomaaliyeed Iskuma Dhiibi Doonaan Al...
Muqdisho (Puntlandpost) — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in shacabka iyo dowladda aanay marnaba isku dhiibi doonin argagixisada....
View ArticleMadaxweynaha dawladda Puntland oo ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey...
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 26-Jun-2016 oo ku beegan 56-sano guuradii kasoo wareegtey markii ay gobollada woqooyi ee dalka Soomaaliya xorriyaddooda ka...
View ArticleSOMA strongly condemns the raid and shutting down of Daljir radio stations in...
Somali Media Association (SOMA) strongly condemns the raid and shutting down of Daljir radio stations in Garowe, Bosaso and Galkaio in Puntland State of Somalia. The reason of the closure is unknown...
View ArticleArgentina Iyo Chile Oo Isku Diyaarinaya Finalkii Copa America 2015 Iyo 2016...
Waa hadda ama maya waligeed!, xulka qaranka Argentina ayaa garbahooda ka dareemaya culays wayn waxayna sanadkii labaad oo xidhiidh ah ay soo gaadheen finalka Copa America Centenario oo bishan ka socday...
View ArticleXoghayaha ururka suxufiyiinta NUSOJ oo la kulmay wariyaasha ku sugan magalada...
London(Puntland Post) Xoghayah guud ee ururka suxufiyiinta Soomaaliya NUSOJ Mudane Maxamed Ibraahim Macalimuu oo maalmahan ku sugnaa waddanka Ingiriiska ayaa xalay magalada London kula kulmay...
View ArticleGudoomiyaha guddiga doorashooyinka Puntland oo ka war bixiyay waxa u qabsoomay
Garowe(Puntland Post) Gudoomiyaha guddiga doorashooyinka KMG ah ee Puntland Mudane Axmed Maxamed Cali (Kismaayo) ayaa markii ugu horaysey waraysi uu siiyay Puntland Tv waxa uu kaga war bixiyay xaalada...
View ArticleXildhibaan ka tirsan gollaha deegaanka Gaalkacyo oo caawa lagu dilay magaaladaas
Gaalkacyo(Puntland Post) kooxo hubaysan ayaa goor dhawayd xaafada Garsoor ee magalada Gaalkacyo ku dilay Allaha u naxariistee Siciid Xayle oo ka tirsanaa Gollaha deegaanka. Dilka Xildhibaan Xayle ayaan...
View ArticleQaramada midoobey oo cambaareysay weerarkii Naasa-Hablood Ee Muqdisho
Garowe-( Puntlandpost)-Wakiilada Qaramada Midoobay iyo Ururka Midowga Yurub u qaabilsan arrimaha Dalka Soomaaliya ayaa si isku mid ah u cambaareeyay Weerarkii Cuslaa ee lagu qaaday Hoteelka...
View ArticleRadio Daljir oo weli hawada ka maqan iyo shacabka oo xukumadda ugu baaqay...
Garowe(Puntland Post) Idaacadda Daljir ayaa maalinkii afaraad hawada ka maqan, ka dib markii Taliye ku xigeenka ciidanka booliska Puntland ku amray mamulka idaacadda inay damiyaan xarumahooda...
View ArticleNatiijadii Shirkii Mbagathi iyo Halgankaan Qaranimmadeenna ugu Jirno!...
Dr. Admore Kambudzi, wuxuu sheegay in guddigooda ay dhowr jeer la kulmeen Xasan Daahir Aways, wuxuuna sheegay sida fahamkiisu yahay in dowlad kasta oo soo baxda waxa ka hor imanaya ay yihiin wadaddo,...
View ArticleMadaxweyne Soomaaliya oo Hambalyo ku aaddan maalinta Xorriyadda Djibouti u...
Muqdisho-(Puntland Post) Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhambaal hambalyo oo ku saabsan xuska sannad-guuradii 39-aad ee ka soo wareegtay maalinta...
View ArticleGudoomiyihii hore ee Gobalka Mudug oo Puntland ka asaasey shirkad dadka...
Garowe(Puntland Post) Gudoomiyihii hor ee Gobalka Mudug Maxamed Yuusuf Jaamac Tigey ayaa markii ugu horaysay Puntland ka hir galiyay shirkad dalxiis oo ugu magac daray Magool, taasoo uu ku sheegay in...
View ArticleDawlada Soomaaliya oo dib u dhigtay aaska Wasiir Burci Maxamed Xamza
Muqdisho-(Puntland Post) Xukumada Soomaaliya ayaa dib u dhigtay aaska Wasiiru dowlaha xafiiska Ra’iisul wasaaraha ee Arrimaha Deegaanka, Burci maxamed xamza oo ku geeriyooday Weerarkii lagu qaaday...
View ArticleHordhaca Kulanka Italy V.S Spain, Azzuri Oo Rajaynaysa Inay Caawa ka Aarsato...
Garowe-(Puntlandpost)-Italy ayaa caawa la kulmi doonta xulkii afar sano ka hor koobkaan ka qaaday ee Spain oo ay isku qaban doonaan wareega 16 ka ee tartanka Euros 2016. Kulanka: Italy Vs Spain...
View ArticleRa’iisul Wasaaraha Somaliya “Al-Shabaab Waa In Halmeel Looga Soo Wada Jeesto”
Garowe-(Puntlandpost)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in meel loogu soo wada jeesto dagaalka ay Dowlada kula jirto...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha...
Muqdisho-(Puntland Post) Madaxweynaha Dowladaa Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada warqadaha aqoonsiga kaga guddoomay Danjiraha cusub ee Boqortooyada...
View ArticleNatiijadii Shirkii Mbagathi iyo Halgankaan Qaranimmadeenna ugu Jirno!...
Doorashadii baa bilaabatay! Laaluushka waa sharci, lama kala qarsanayo, golohu waa buux dhaafay, meel kasta qof baa taagan, guddoomiyihii ku meel gaarka ahaa Xirsi Bulxan iyo guddigii la shaqayniyay...
View ArticleLabba ruux oo ku geeriyooday dagaal beeleed ka dhacay Magaalada Laascaanood
Laascaanood(Puntland Post)-Magaalada Laascaanood ee Gobalka Sool waxaa maanta ka dhacay dagaal u dhaxeeya labba beelood oo wada dega Gobalka Sool, kaas oo dhaliyey dhimashada labba nin iyo dhaawac ugu...
View Article