Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Doorashada duqa degmada Gaalkacayo iyo ku-xigeenkiisa oo maanta socota

Xaquuqda Sawirka Jaamac Faarax Gaalkacayo(Puntland Post)-Waxaa Magaalada Galkacayo ee Xarunta gobalka Mudug maanta ka socoto doorashada duqa degmada Gaalkacayo oo ay u tartamayaan murashixiin kala...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Natiijadii shirkii Mbagathi iyo halgankaan qaranimmadeenna ugu jirno!...

Waxa shrikii Mbagathi intii uu socday aan marna laga wada hadlin waxay arrinta ugu muhiimsanayd…. Waxaa laga wada hadlay in colaadaha la joojiyo, laakiin  marna shirka laguma soo qaadin in...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxamuud Yaasiin Tumay oo loo doortay duqa cusub ee degmada Gaalkacayo

Duqa cusub ee Degmada Gaalkacayo Galkacayo(Puntland Post)-Iyadoo maanta doorashadii duqa degmada Galkacayo ka dhacday Magaaladaas ayaa lagu doortay duqii Kumeel gaarka ahaa Maxamuud Yasiin Tumay oo ka...

View Article

Ciyaar xiiso badan oo galabta dhex mari doonta Xulalka Puntland iyo Hiiraan/...

Muqdisho-(Puntland Post) Xulalka Puntland iyo Hiiraan/ Shabellaha dhaxe oo hal xul matalaya ayaa galabta isaga hor iman doona garoonka Koonis ee Magaalada Muqdisho, ciyaarta Sami Finalka tartanka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warbixin: Madaxweynaha Dawladda Puntland oo ka khudbad ka jeediyey...

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 23-July-2016  magaalada Gaalkacyo kaga qayb galay munaasabadda Doorashada duqqa Degmada Gaalkacyo iyo ku-xigeenkiisa oo goor...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bangiga Amal oo Qardho ku qabtay munaasabad lagu maalgelinaayo ganacsatada...

Waxaa maalintii khamiista ee ku beegnayd  21/07/2016  ka dhacay magaalada Qardho xarunta gobolka Karkaar munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo uu soo qaban-qaabiyay Bangiga Amal faraciisa...

View Article

Xulka Puntland oo u soo baxay Finaalka Tartanka Dowlad Goboleedyada Soomaaliya

Muqdisho-(Puntland Post) Xulka kubada cagta Puntland ayaa u soo baxay Finaalka tartanka koobka Dowlad Goboleedada Soomaaliya, kadib markii ay 1-0 ku garaaceen Hiiraan /Shabeelaha dhexe. Ciyaartan oo...

View Article

Warbixin: Madaxweynaha dawladda Puntland oo hambalyo u diray xulka kubbadda...

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa galabta 23-July-2016 hambalyo iyo bogaadin hawada u mariyey  xulka kubbadda cagta Puntland ee qaybta ka ah tartan ciyaareedka u...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo wufuud caalami ah ku...

Muqdisho-(Puntland Post) Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid  Cali Sharma’arke ayaa  Xarunta Madaxtooyada ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Natiijadii shirkii Mbagathi iyo halgankaan qaranimmadeenna ugu jirno!...

 Maxkamadihii markii ay adkaadeen Qabqablqyqqshii waxaa Xamar ka dhacday DHeg Dheer DHimtee Roobeey! DHulkii Nabadee Roobeey!…. Qabqablayaashii Muqdisho siyaasad ay lahaayeen iyo nidaam ay rabeen kama...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Somaliland 8 nin dil toogasho ah ku...

Marxuun Cabdirisaaq Maxamuud Yuusuf Maxkamada Darajada Koowaad ee ciidamada qalabka sida ee somaliland ayaa dil toogasho ah ku xukuntay siddeed nin oo ku eedaysnaa in ay ka dambeeyeen dilkii taliyihii...

View Article

Kulankii Finaalka Ciyaaraha Dowlad Gobolleedyada oo dib loo dhigay

Muqdisho-(Puntland Post) War qoraal  ah oo kasoo baxay xafiiska warfaafinta xiriirka kubada cagta Soomaliyeed ayaa lagu sheegay in dib loo dhigay kulan ciyaareedka fiinaalka tartanka kubada cagta...

View Article

R/Wasaaraha Soomaaliya oo ka tacsiyadeeyey geerida Generaal Caarre

Ra’iisul Wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo shacabka Soomaaliyeed, isaga oo uga tacsiyadeeyey geerida ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha dawladda Puntland oo si weyn loogu soo dhoweeyey magaalada Garoowe

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo muddo saddex toddobaad ah hawlo shaqo u jeegey magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa maanta dib ugu soo laabtay caasimadda...

View Article

Wasaarada Amniga Somalia oo Soo Saartay Awaamiir Ka dhan Ah Shirarka Muqdisho...

Wasaarada Amniga Gudaha Xukuumada Somalia ayaa Soo Saartay Awaamiir Culus oo Dhanka amniga Ah oo ku wajahan Hoteelada ku yaala Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Somalia. Afhayeenka Wasaarada Amniga...

View Article


Diyaarado Dagaal oo Duqeeyay Fariisimo Al-Shabaab Ay ku leeyihiin Gobolka Gedo

Warark alaga helayo Gobolka Gedo ee Koonfurta wadanka Somalia ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay ka dhaceen duqeeymo la la eegtay fariisimo kooxda Al-Shabaab ay ku leeyihiin deegaan dhaca duleedka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Natiijadii shirkii Mbagathi iyo halgankaan qaranimmadeenna ugu jirno!...

Markii ay dowladdu ka baaqatay shirkii labaad ee ay  ku balameen Maxaakimta, waxay arrimuhu si cad ugu muuqdeen inay halkaas ku dhammaatay wax kasta oo waan-waan iyo wada hadal ahaa ee labada dhinac...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xaflada Caleemo Saarka Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo ka socota Magaalada...

Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan gaar ahaan Garoonka kubada cagta ee Cabdikariin Laqanyo waxaa kasocota munaasabad aad ubalaaran oo lagu caleemasaarayo Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Soomaaliya oo hambalyo u diray Ugaas Xasan Ugaas Khaliif

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya,  Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble oo maanta si rasmi ah loogu caleema saaray magaalada Beled...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha dawladda Puntland oo magaalada Garoowe kaga qayb galay...

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 25-July-2016 magaalada Garoowe kaga qayb galay munaasabad lagu maamuusayey in ka badan saddex boqol oo macallin oo ka qalin...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>