Warbixin: Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Puntland oo Maraykanka uga qayb...
Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada dawladda Puntland Deeq Saleebaan Yuusuf oo muddooyinkii ugu dambeeyey hawlo shaqo oo muhim ah u joogey waddanka maraykanka ayaa ka qayb galay shirkii xisbiga...
View ArticleWasiirka Haweenka DF Somalia oo lagu soo dhaweeyey Garowe
Wasaaradda Haweenka Puntland ayaa maanta kusoo dhawaysay magaalada Garowe Wasiirka Haweenka iyo Xuquuqul iisaanka Dowlada Federalka Somalia Marwo Sahra Maxamed Cali Samatar Wasiirka Haweenka iyo...
View ArticleWarmurtiyeed: Dawladda Puntland oo Maamulka Hargeysa uga digtey khal-khalka...
The post Warmurtiyeed: Dawladda Puntland oo Maamulka Hargeysa uga digtey khal-khalka Nabad-gelya darro ee uu kawada gobollada Sool Sanaag iyo Cayn appeared first on Puntland Post.
View ArticleObama oo si weyn u taageeray Hillary Clinton
Madaxweynaha Dalka Mareykanka Barack Obama ayaa sharaxaad dheer ka bixiyey sababta uu u maleynayo in Hillary Clinton u mudan tahay inay xafiiska kala wareegto bisha January, Isagoo carabka ku adkeeyey...
View ArticleGaalkacyo xarun ku taala oo la weerarey
Wararka ka imaanaya Gobolka Mudug ayaa sheegey in weerar hubeysan ay ku qaadeen maleeshiyo aan heybtooda la garaneyn xarun la yiraahdo Wisil oo ku taala xaafadda koonfurta Gaalkacyo ee Baraxley....
View ArticleDhalinyaro aqoon leh oo la qorey booliska Somalia
Taliyaha ciidanka booliska Dowlada Federalka Soomaaliya S/gaas Maxamed Sheekh Xasan ayaa soo bandhigay dhalinyaro heer wanaagsan ka gaarey aqoonta dugsiyada sarre iyo Jaamacadaha oo kusoo biireysa...
View ArticleNatiijadii shirkii Mbagathi iyo halgankaan qaranimmadeenna ugu jirno!...
Waxaa dhibaata ah qofka haddii uusan khaladaadkiisa wax ka baran, qof kasta oo ka mid ahaa dadkii soo galay siyaasaddii burbur ama wuxuu ahaa mid ay dadka iyo mujtamaca iska soo hor mariyeen iyagoo...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Xil muhiim ah u magacaabaya Muungaab
Ilo Xog-ogaal Ah ayaa Warbaahinta Puntland Post u Xaqiijiyay in Gudoomiyihii hore Ee Gobolka Banaadir ahana duqii Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) oo ka soo muuqanayo Golaha wasiirada ee...
View ArticleMicheal Keating oo la kulmay Musharixiinta Doorashada Somalia 2016
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Nairobi Ee Caasimada Wadanka kenya ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay shir ay wada yeesheen Wakiilka Xoghayaha guud ee qaramada midoobay uqaabilsan...
View ArticleNatiijadii shirkii Mbagathi iyo halgankaan qaranimmadeenna ugu jirno!...
Dowladdii Soomaaliyeed ciidamay dalbatay, waxaana ugu dambayntii laga gudbay diidmadii SHariif Xasan SHiikh Aadan, labo ama seddex maalmood ka dib markii Qabqablayaashii uu ilaalinayay ay ka adkaadeen...
View ArticleMadaxweynaha Dawladda Puntland oo shir la qaatay Qurbe joogta Puntland
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo uu weheliyo Madaxweyne ku-xigeenka Eng. Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey ayaa caawa 29 July, 2016 Hotelka Jubba ee magaalada...
View ArticleMadaxweynaha dawladda Puntland oo Gaadhi abaal marin ah guddoonsiiyey...
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 30 July, 2016 kulan soo dhoweyn iyo dhiirri gelin ah la qaatay 13-kii arday ee ugu sarreeyey imtixaankii shahaadiga ahaa e...
View ArticleWasiirka Haweenka P/land oo booqaneysa Gobolka Gardafuu
Wafti ay hogaaminayso Wasiirka Haweenka Puntland Drs Aniso Abdulqaadir Muumin ayaa lagu soo dhaweeyey deegaano ka tirsan Gobolka Gardafuu Ka dib socdaal ay ugu kuurgalayso Xaalada iyo baahiyaha...
View ArticleDowladda Turkiga oo beenisay inay aqoonsadeen Baasaboorka Somaliland
Danjiraha dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Olgan Bekar oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta safaaradda Turkigu ku leeyahay Magaalada Muqdisho ayaa beeniyay in Dowladda Turkiga ay aqoonsatay...
View ArticleWadatashi ku saabsan dastuurka Somalia oo lagu qabtey Garowe
Dallada dhalinyarada gobolka Nugaal Mudan ayaa Garowe ku qabatay wadatashi ku saabsan qabyo qoraalka dastuurka kmg ah ee Soomaaliya, Waxaana lagu casumay wadatashigaan dhalinyaro ka socotay...
View ArticleQurba-joog lacag siisay Degmada Xaabo ee Puntland
Garowe-Puntlandpost )-Afhayeenka qurba joogta Puntland Cabdirasaaq Gosol, Gudoomiyaha Jaamacada Bariga Africa qeybteeda Garowe Sheekh Maxamuud Xaaji Yuusuf iyo Afhayeenka Madaxtooyadda Puntland...
View ArticleDEG DEG: Sarkaal sare oo Booliska Soomaaliya Katirsan oo Goordhow Muqdisho...
Rag Hubeysan ayaa caawa Gudaha Degmada Kaaran ee Gobolka Banaadir waxa ay ku dileen sarkaal sare oo ka Tirsanaa Ciidamada Booliska Soomaliyeed. Goob Joogayaal ku sugan degmada Kaaraan ee waqooyi Bari...
View ArticleWasaaradda Arrimaha dibadda dalka Maraykanka oo Shahaado Sharaf...
Wasaaradda Arrimaha dibadda dalka Maraykanka ayaa shahaado sharaf guddoonsiisey Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada dawladda Puntland Deeq Saleebaan Yuusuf oo martiqaad rasmi ah oo uu ka helay wasaaradda...
View ArticleNatiijadii shirkii Mbagathi iyo halgankaan qaranimmadeenna ugu jirno!...
Colonel. Gabre Ezaber, wuxuu soo fariistay halistii, wadnihii ummadda, dhamaan dadka meesha jooga ama madaxda badankeed wuxuu la soo shaqeeyay xilli ay iyaga col ahaayeen oo ay is dagaalayeen, mid uu...
View ArticleDEG DEG: Weeraro iyo Qaraxyo ka socdo Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Somalia.
Weeraro isugu jiro qaraxyo iyo weerarao toos ah ayaa goordhow lagu qaaday xarunta dambi baarista ee CID-da. Gawaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qaraxa ayaa lagu weeraray xarunta waxaana halkaasi hadda...
View Article