Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

President Mohamud expresses gratitude for the UAE support to Somalia

Mogadishu, 24 September 2016 (Villa Somalia)—- The President of the Federal Republic of Somalia, HE Hassan Sheikh Mohamud has praised the role of the United Arab Emirates for its contribution of...

View Article


Goob Dad Shacab ah ay ku Sugnaayeen Baled-weyne oo Qarax lagu Weeraray

Wararka naga soo Gaaraya Magaalada Baled-weyne Ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay Qarax. Qaraxaan oo Ahaa nooca Bamka gacanta laga tuuro ayaa lagu weeraray Goob...

View Article


Dib u dhac ku yimid soo bandhigista xubnaha Aqalka sare ee Somalia

Maanta waxay ku aadanayd maalintii lagu ballamay in la soo bandhigo xubnaha ka mid noqonaya aqalka sare,laakin taas ma dhicin oo waxay u muuqata jadwalka doorashada ee horay loo diyaariyay dib inuu u...

View Article

Wasiirka Arimaha Dibada Somalia oo qudbad ka jeediyay Fadhiga Qaramada Midoobay

Wasiirka Arrimaha Dibada Xukuumadda Soomaliya Mudane C/salaam Hadliye Cumar oo qudbad ka jeediyay shirka Guud ee Qaramada Midoobay ee Magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa ka Hadlay Xaaladaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Puntland oo Garowe ka dhagax dhigay dhismeyaal muhiim ah

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 25 September, 2016 dhagax dhigay dhisme cusub oo ay yeelan doonto Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee Puntland,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jaamacadda Bosaso University oo xarun ka dhisanaysa Garowe

Garowe (Puntland Post):- Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa saaka ku dhagax dhigay magaalada Garowe xarun cusub oo ay yeelan doono Jaamacadda Bosaso University Faraceeda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Somalia oo ka hortimid xukun Dowlada Hindiya ku riday dhalinyaro Soomaaliyeed

War Saxaafadeed kasoo baxay Xukuumada Federalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay inay tahay mid aan waxba ka jirin inay yihiin Burcad Badeed Dhalinyaro Soomaaliyeed gaareyso 50 kuwaas oo shalay Dowlada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Abaaro iyo biyo la,aan ka jirta deegaanada Puntland

Garowe (Puntland Post) Abaaro ba,an ayaa ka jira inta badan deegaanada Puntland , waxaaana soo food saartay dadka iyo duunyada ku nool dhulka baadiyaha biyo la,aan iyo baad la,aan ka dib markii ay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maamulka Godobjiraan oo waxbarasho ka bilaabay tuulooyinka

Garowe (Puntland Post):- Gudoomiyaha Degnada Godobjiraan Yuusuf Maxamed Faarax ayaa maanta ka yagleelay tuulada Godob-caduun oo ka mid ah tuulooyinka hoosyimaada maamulkiisa fasalka 1aad ee dugsiga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe xal laga gaaray ciidan gadoodsan oo la wareegay xarumo dowlada

Garowe (Puntland Post):-Waxaa lagu guulaystay in laga qanciyo tabashooyinkoodii Ciidamo ka tirsan Hay,adda sirdoonka Puntland PIA oo galinkii danbe iyaga oo gadoodsan la wareegay xarumo muhiim oo...

View Article

R/W Cumar: “Kuma Qanacsanin Xukunka dilka ah ee India ay ku riday...

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmaarke ayaa sheegay in Xukuumadda Soomaaliya aysan ku qanacsanayn xukunka dilka ah ee dowladda India ay ku riday...

View Article

Xeer ilaaliye ku Xigeenka Maxkmada Ciidamada Somalia oo isku day dil ka bad...

Koox hubeeysan oo Wata Gaadiidka Nooca Raaxada ah ayaa isku Dayay in ay Maanta ku qaarijiyaan Magaalada Muqdisho Xeer-ilaaliye ku Xigeenka Ciidamada qalabka sida ee Somalia Gaashaanle dhexe C/llaahi...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Safiirka Soomaaliya u fadhida Dalka Hindiya oo beenisay in 50 wiil oo...

Danjire Ebyan Ladane Saalax Safiirka Soomaaliya u fadhida Dalka Hindiya Danjirad Ebyan Ladane Saalax ayaa beenisay warar maalmihii u danbeeyey ay Dadweynaha iyo saxaafada Soomaalidu si aada isula dhex...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Puntland oo Xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socdey Qaramada...

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 26 September 2016 qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayey ku-xigeenka wakiika xog-hayaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nin ku been abuurtay Puntland oo Finland lagu Maxkamadeeyey

Dhacdo layaab leh oo ka dhacday wadanka Finland, ka dib markii nin lagu qabtay lacag jaad oo ku dhawaad 30,000 oo Euro ah uu maxkamada u sheegay in uu lacagtaas ka soo ururiyey dadka Soomaaliyeed una u...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Caruur la xaday oo maanta lagu soo bandhigay Bosaso

Boosaso.(Puntland Post):-Xarunta taliska qaybta Booliska ee gobalka Bari ayaa maanta waxaa lagu soo bandhigay saddex caruur ah oo isugu jira labo gabdhood oo jira min hal sano iyo wiil jira saddex...

View Article

Wasiirka Warfaafinta Puntland oo maanta iscasilay

Garowe (Puntland Post):- Wasiirka Warfaafinta iyo Isgaarsiinta Dowladda Puntland Maxamuud Xasan Soocadde ayaa Maanta sheegay inuu iska casilay xilkii, Islamarkaana uu u gudbiyay Madaxweynaha Puntland...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasaarada Deegaanka Puntland oo tababareysa Ilaaliyaasha Deegaanka

Garowe (Puntland Post):- Wasaaradda Deegaanka,Ilaalinta Duurjoogta iyo Dalxiiska Dowlada Puntland ayaa maanta tababar uga furmay magaalada Garowe ilaaliyayaasheeda deegaanka,wuxuuna qeyb ka ahaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Somlia oo warqadihii aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub ee...

Muqdisho, September 26, 2016 (Villa Somalia)—- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada warqadaha aqoonsiga kaga guddoomay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bariga Afrika Garowe oo soo dhawaysay ardayda cusub ee sanad Jaamacadeedka...

Jaamacada Bariga Africa faraceeda Garoowe ayaa kulan soo dhaweyn,isbarasho iyo xogsiin ah la qaadatay ardayda Cusub ee Maacadda kusoo biiraysa sanadkaan 2016-2017,ardaydaas oo isugu jirtay kuliyadaha...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>