Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Masar oo gargaar milatari ugu Deeqday Soomaaliya

Muqdisho-(Puntland Post) Dowladda Masar ayaa ugu deeqday Dowladda Federaalka  Soomaaliya gargaar isugu jira Gaadiid iyo Saanad Ciidan oo loogu talagalay in ay ku howlgalaan Ciidanka Kummaandooska...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Agaasimaha laanta socdaalka Puntland oo sheegay inay wax badan ka badeleen...

Agaasimaha cusub ee laanta socdaalka Puntland Garowe(Puntland Post)-Agaasimaha Cusub ee laanta socdaalka Puntland Haashim Axmed Cabbaas ayaa ka hadlay cabashooyin waayadii danbaba laga soo sheegaayey...

View Article


Baarlamaanka Puntland oo diiday in wakhti dheeraada loogu daro Gudiga...

Garowe(Puntland Post)-Dhawaan ayuu Madaweynaha Dawlada Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas waraaq uu u diray Baarlamaanka, mudo 4 bilooda ugu daray Gudiga Maxkmada sare ee Puntland oo uu ka dhamaaday...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo kulan la qaatay Golaha Deegaanka Degmada...

Madaxweynaha dawladda Puntland  Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 20-July-2016 aqalka Madaxtooyada ee Gaalkacyo kulan kula qaatay Golaha Deegaanka ee Degmada Gaalkacyo ee cusub, kulankaas oo...

View Article

PUNSAA has published a Press Release about the Elections in 2016, for...

Puntland Non-State Actors Association (PUNSAA) has published a Press Release about the Elections in 2016, for Somalia, calls on Federal Election Implementation Team (FEIT), State Election...

View Article


Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo la kulmay Ergayga QM u Qaabilsan Carruurta

Wasiirka Gaashaandhigga Dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa maanta ku qaabiley xafiiskiisa wafdi ballaaran oo ka socda Qaramada Midoobabey, kaas oo ay hoggaaminaysay  u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kooxda Galmudug oo laga reebay koobka mamulada dalka ee ka socda Muqdisho

Muqdisho(Puntland Post) Kooxda matalaysey Mamulka Gal-mudug ayaa ka hartay koobka mamulada dalka oo ka socda magalada Muqdisho, kaddib markii galabta hal iyo eber uga adkaatey kooxda...

View Article

Dalka Turkiga oo lagu soo rogay xaalad deg deg ah

Ankara-(Puntland Post) Madaxweynaha dalk Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa saddex bilood oo xaalad deg deg ah ku soo rogay dalkaasi si uu amniga u xaqiijiyo kaddib afgambigii milatari ee fashilmay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Natiijadii shirkii Mbagathi iyo halgankaan qaranimmadeenna ugu jirno!...

 Waxaa jiray hummaag galay sidii ay ku shaqayniyeen dowladihii shirkii Mbagathi waday, waliba dowladihii sida cad u lahaa Soomaaliya annagaa dhisayna oo cid kale ugu baryo tegi mayno, sida...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Masuuliyiin ka tirsan DFS oo kulan soo dhaweyn ah u sameeyay kooxda kubadda...

Muqdisho(Puntland Today) Wasiirro,xildhibaano iyo saraakiil ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shalay kulan soo dhaweyn ah u sameeyay kooxda kubadda cagta Puntland iyo masuuliyiinta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Agaasimaha guud ee Madaxtooyada Puntland oo Maraykanka Shirar uga qayb galay

Agaasimaha guud ee Madaxtooyada dawladda Puntland Dr. Deeq Saleebaan Yuusuf oo hawlo shaqo u jooga dalka Maraykanka ayaa maanta ka qayb galay dood cilmiyeed lagu qabtay Jaamacadda Cleveland State...

View Article

Maamulka Somaliland oo wada qorshihii ugu balaarnaa oo ay ku doonayaan inay...

Maamulka Somaliland ayaa labadii todobaad ee ugu danbaysay bilaabay qorshe cusub oo ay ku donayaan inay kula wareegaan guud ahaan Gobalada Sool,Sanaag,Cayn iyo Haylaan, waxayna waftiyo balaaran u kala...

View Article

Puntland oo sheegtay inay soo dhawaysay ciidan kasoo goostay Somaliland

Dhahar(Puntland Post)-Gudoomiyaha Gobalka Haylaan Maxamed Faarax Ciise oo saxaafada la hadlay isagoo ku sugan Magaalada Dhahar ayaa sheegay inay Ciidamada Puntland ee ku sugan degaanka Boodacade ay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Natiijadii shirkii Mbagathi iyo halgankaan qaranimmadeenna ugu jirno!...

Bal arrimuhu siday isu daba socdeen u fiirso, in Soomaaliya aysan noqon ama yeelan dowlad iskeed  u madax bannaan oo awood leh, waxay ahayd taladii Daniel Arap Moi  ka jeediyay uu ka jeediyay American...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Soomaaliya oo kormeeray xerada Ciidanka kumandooska ee Balli Doogle

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shalay kormeer ku tagey xerada ciidammada gaarka ee Xoogga Dalka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xulka kubadda Cagta Puntland oo loo qiray inay tahay kooxda ugu kubadda...

Muqdisho(Puntland Post) Kooxda kubadda cagta Puntland ayaa lagu ammaanay qaab ciyaareedkii ay soo bandhigtey, kaddib kulan casho ah oo loogu qabtay xalay Hotelka Maka Al-mukarama ee magalada Muqdisho....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciyaar xiiso badan oo galabta dhex mari doonta kooxaha Banaaadir iyo Jubbaland

Muqdisho(Puntland Post) Galabta waxaa garoonka kubadda cagta Koonis ciyaar xiiso badan oo qayb ka ah afar dhammaadka koobka ku dhexmari doontaa kooxaha matalaya Banaadir iyo Jubbaland. Ciyaartan oo...

View Article


Puntland iyo Somaliland oo dib u kala qaaday ciidamadii isku hor fadhiyey...

Sanaag(Puntland Post)-Warka naga soo gaaraya Gobalka Sanaag oo ay maalmihii u danbeeyey ka aloosnayd xiisad dagaal oo u dhaxaysa Puntland iyo Somaliland oo labaduba Ciidamo xoogan kusoo daabulay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jubbaland oo galabta usoo baxday Fiinaalaha koobka Muqdisho ka socda

Muqdisho(Puntland Post) Kooxda matalaysey mamulka Jubbaland ayaa ciyaarta kama-danbeysta koobka mamulada dalka ugu soo baxday laadadka xorta ah, kaddib markii ay bar bar dhac isla dhaafi waayeen kooxda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Koox hubaysan oo weerartay xarun ganacsi oo ku taal Magaalada Munich ee Dalka...

Wararka ka imaanaya Magaalada Munich ee Dalka Jarmalka ayaa sheegaya inay koox hubaysan ay weerartay xarun ganacsi oo ku taal bartamaha Magaalada Munich. Faah-faahin dheeriya lagama bixin karo...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>