Alshabab oo sheegatay Masuuliyadda Qaraxyadii Gaalkacyo
Ururka al-Shabaab ayaa sheegtay masuuliyadda weeraro Ismiidaamin ah oo maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo gaar ahaan halka ay ku taalo xarunta dowlada hoose iyo suuqa dayax ee magaalada Gaalkacyo...
View ArticleR.Wasaare Cumar oo Cambaareeyey Qaraxii ka dhacay Gaalkacyo.
Muqdisho, August 21, 2016….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa cambaareeyey weerar is-qarxin ah oo maanta lagu qaaday xarunta dawladda...
View ArticleMasuul Puntland oo ka hadlay shir natiijo la,aan lagu soo xiray Nayroobi
Agaasimaha guud ee la dagaallanka Burcad-badeedda Puntland Cabdirasaaq Maxamed Dirir (Ducaysane) ayaa sheegey inuu fashil kusoo dhamaaday shir uu uga qayb galay magaalada Nayroobi ee xarunta dalka...
View ArticleMadaxweynaha Somalia oo cambaareeyay weerarkii Gaalkacyo
Muqdisho-(Puntland Post) Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in kooxaha argagixisada guuldarrooyin culus oo ku habsadey awgeed ay doonayaan inay...
View ArticleMadaxweynaha Jubbaland oo Cambaareeyay Qaraxyadii Gal-kacyo
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo Wariyaasha kula hadlay magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka jubbada Hoose ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii Qaraxyada ahaa ee...
View ArticleJaaliyada Columbus oo qabatay kulan dhiiri galin u ah aqoonyahanka Somalida
Qaar ka mid ah Jaaliyada Soomaaliyeed ee magaalada Columbus ohio ee dalka Mareykanka ayaa yeeshay kulan lagu dhiirogalinayay dadka waxbartay iyo ganacsatada in ay dalkii dib ugu laabtaan isla markaana...
View ArticleTacsi:Madaxweynaha dawladda Puntland oo ka tacsiyeeyey dadkii shacabka ahaa...
The post Tacsi:Madaxweynaha dawladda Puntland oo ka tacsiyeeyey dadkii shacabka ahaa ee qaraxa lagula bartilmaameedsaday dawladda Hoose ee Gaalkacyo appeared first on Puntland Post.
View ArticleWafti QM oo maanta tagay magaalada Kismaayo
Madaxweynaha Jubbalanad iyo Wakiilka Qaramada midoobay ee Soomaaliya ayaa saaka si wadajir ah Saxaafada ugula hadlay Aqalka Martida ee Magaalada Kismaayo. Michael Keating Wakiilka Qaramada Midoobay oo...
View ArticleCamay oo gaaray Magaalada Gaalkacayo iyo Gaas oo ku wajahan
Gaalkacayo(Puntland Post)- Madaxweyne ku-xigeenka Dawlada Puntland Eng Cabdillaahi Cumar Camey ayaa gaaray Magaalada Gaalkacayo ee xarunta Gobalka Mudug si uu kor meer ugu sameeyo khasaarihii ka...
View ArticleMidowga Yurub oo xafiis wayn ka furanaya magaalada Garowe
Garowe (Puntland Post):- Shir looga hadlayo sidii loo balaarin lahaa mashaariicda laga fulinayo deegaanada Puntland ayaa maanta ka furmay magaalada Garowe, Waxaana kazoo qeyb galay madaxda ugu sareysa...
View ArticleEng Camay oo gaalkacyo ku booqanaya dadka ku dhaawacmay weerarkii shalay
Madaxweyne ku xigeenka Puntland, C/xakiim C/llaahi Xaaji Cumar Camay, oo saaka tagay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug, ayaa booqday goobihii shalay la weeraray iyo xarumaha caafimaadka ee...
View ArticleMadaxweynaha dawladda Puntland oo kulamo la qaatay xubno ka mid ah Madaxda...
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ay weheliyaan Wasiirka Ganacsiga Puntland Cabdiweli Xirsi Cabdulle iyo Agaasimaha guud ee Madaxtooyada Deeq Saleebaan Yuusuf oo hawlo...
View Article8 jir Soomaali ah oo ku Dhintay Bam Lagu tooray Guri Ay daganaayeen Dalka Swedan
Wararka laga helayo Dalka Swedhan gaar Ahaan Magaala Gothenberg Ayaa waxa ay sheegayaan in Qooys Soomaaliyeed halkaasi lagu weeraray. Wararku Waxa ay sheegayaan in Qooyskaan Soomaaliyeed lagu tuuray...
View ArticleJaamac Dhahar oo ku geeriyooday magaalada Garoowe
Garowe (Puntland Post):-Waxaa magalada garoowe ku geeriyooday habeenimo isniin ah taariikhduna ahayd 22/08/2016 Marxuun Jaamac Xaaji Nuux Cali “Jaamac dhahar” oo la rumaysan yahay inuu ka mid ahaa...
View ArticleDowlada USA oo 146 milyan oo dollar siinaysa Somalia iyo Kenya
Nairobi (Puntland Post):- Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka John Kerry ayaa kaga dhawaaqay dalka Kenya in Dowladda Marekanka lacag deeq ah oo hor leh siin doonto dalalka Soomaaliya iyo Kenya,Taas...
View ArticleGuddiga Aaska Qaran Marxuum S/Guud Maxamed Cali Samatar oo ku shiray Muqdisho
Muqdisho, (Puntland Post):-Ku-Simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta kulan la...
View ArticleJaamacadda Bariga Afrika iyo Jaamacadda Caalamiga ee Africa oo heshiis kala...
Garowe (Puntland Post):- Waxaa maanta si wada jir ah heshiis ugu kala saxiixday magaalada Garowe maamulka Jaamacadda Bariga Afrika iyo Masuuliyiin ka socotay Jaamacada caalamiga ah ee Afrika(...
View ArticleGaalada iyo Gaalkacyo ma wax baa isu galay ?
Usaama Bin Laadin iyo Ayman Addawaahiri waxay sheegeen inay ururka Alqaacida u aasaaseen la dagaalanka Yuhuuda iyo Macatableyda. Ururkaas iyo kooxaha raacsan oo ay ka mid tahay Xarakada Alshabaab waxaa...
View ArticleGabdho Isbitaal ka dhisaya Garowe
Gabdho kasoo jeeda gobolka Nugal oo ku kala nool gudaha dalka iyo dibadiisa ayaa galabta shaaciyay inay dhisayaan Isbitaal loogu talo galay hooyada iyo dhallaanka kaasoo ay sheegeen inay ka hirgalin...
View ArticleSarkaal Sare oo katirsan Wasaarada Gaashaandhiga Somalia oo Muqdisho lagu Dilay
Dableey hubeeysan Ayaa Goordhow Magaalada Muqdisho Waxa ay ku Dileen Allaha u naxariistee Gaashaanle Sare Yaxye Xaaji Cali Aadan oo kamid ah Saraakiisha ugu Sar sareeysa ee Wasaarada Gaashaandhiga....
View Article